Rashi Gelleh (@rashigelleh) 's Twitter Profile
Rashi Gelleh

@rashigelleh

ID: 1680974540573122560

calendar_today17-07-2023 16:16:26

63 Tweet

6 Followers

52 Following

Rashi Gelleh (@rashigelleh) 's Twitter Profile Photo

Ra'yigaaga kasoo dhiibo arrintaan ow Shaykh Xassaan ka hadalaayo, oo ku saabsan Wahaabiyiinta iyo Akhwaan al Muslimiin, iyo jamaacooyinka kale, maku raacsantahay mise waad kasoo horjeeddaa? #Somalia

Rashi Gelleh (@rashigelleh) 's Twitter Profile Photo

Kuwa Alle iyo Rasuulkiisa Rumeeyayoow, kaalmeysta Sabarka iyo Salaada، Alle wuxuu la jiraa kuwa Sabra. (Suurat al Baqarah 153) #Somalia

Kuwa Alle iyo Rasuulkiisa Rumeeyayoow, kaalmeysta Sabarka iyo Salaada، Alle wuxuu la jiraa kuwa Sabra.
(Suurat al Baqarah 153) #Somalia
Rashi Gelleh (@rashigelleh) 's Twitter Profile Photo

Ilaah kale majiro Adiga mooyaane; waxaad tahay mid sareeya oo sharafta leh. Run ahaantii waxaan ahaa mid ka mid ah daalimiinta #Somalia

Ilaah kale majiro Adiga mooyaane; waxaad tahay mid sareeya oo sharafta leh. Run ahaantii waxaan ahaa mid ka mid ah daalimiinta #Somalia
Rashi Gelleh (@rashigelleh) 's Twitter Profile Photo

Waxaan cafis waydiisanaa Eebbe, Kan aad cid kale u Qalmin in lala caabudo Isaga mooyee, Kan Nool, Kan waxkasta haysta , Waxaan u towbad keenayaa Asaga #Somalia

Laakiin Qofkii kacabsado inuu hor istaago Eebihiis, naftana kareeba hawadeeda iyo waxyaabaha ay jeceshahay, Hoygiisu ayaa janada nqon doono. Allahayow naga dhig kuwaas

Laakiin Qofkii kacabsado inuu hor istaago Eebihiis, naftana kareeba hawadeeda iyo waxyaabaha ay jeceshahay,
Hoygiisu ayaa janada nqon doono. Allahayow naga dhig kuwaas