Puntland Police Force (@plpoliceforce) 's Twitter Profile
Puntland Police Force

@plpoliceforce

Official Twitter Account, Puntland Police Force - Emergency Line #999 ~ We are the state body in charge of law enforcement | Police Commissioner @MuminAShire

ID: 1480620552641556480

linkhttp://www.police.pl.so calendar_today10-01-2022 19:20:47

152 Tweet

998 Followers

5 Following

Puntland Police Force (@plpoliceforce) 's Twitter Profile Photo

Press Release: The Joint counter piracy unit Seized a Service Vehicle for MV Abdullah. police.pl.so/the-joint-coun… #Puntland #Somalia

Puntland Police Force (@plpoliceforce) 's Twitter Profile Photo

Ciidamada Booliska Puntland oo gacanta ku soo dhigay rag looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin burcad badeedda deegaanka Jiifle. police.pl.so/ciidamada-bool…

Puntland Police Force (@plpoliceforce) 's Twitter Profile Photo

Taliska Ciidanka Boliska DPL oo ka fulinaya amarka Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo hannaankii dib u habaynta qorshaha shanta sano ee soo socota, ayaa u kala direy Guddiyada Dib u haynta, Tirokoobka iyo sixitaanka Cidanka Boliska Puntland.

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntand S/Guuto Gen. Mumin Abdi Shire, ayaa maanta Xarunta Taliska Booliska Puntland ku qaabilay Safiirka Dawladda Sweden ee Soomaaliya Amb. Ambassador Joachim Waern facebook.com/share/p/GTtJE2… #Puntland #Somalia

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntand S/Guuto <a href="/MuminAShire/">Gen. Mumin Abdi Shire</a>, ayaa maanta Xarunta Taliska Booliska Puntland  ku qaabilay Safiirka Dawladda Sweden ee Soomaaliya Amb. <a href="/SwedAmbSomalia/">Ambassador Joachim Waern</a>

facebook.com/share/p/GTtJE2…
#Puntland #Somalia
Puntland Police Force (@plpoliceforce) 's Twitter Profile Photo

Taliyaha ciidamada Booliiska ee Puntland Gen. Gen. Mumin Abdi Shire ayaa ka hadlay hawlgallo dhinaca amniga ah oo ka dhacay maamulka, oo ay kusoo qabteen in ka badan 20 tuhunsane. voasomali.com/a/wareysi-tali… VOA Somali

Puntland Police Force (@plpoliceforce) 's Twitter Profile Photo

Taliyaha Ciidanka Booliiska DPL Sarreeye Guuto Gen. Mumin Abdi Shire ayaa ka hadlay dhacdo maanta ka dhacday Saldhiga dhexe ee magaalada Boosaaso iyo arimo kale. facebook.com/share/v/WJYbxx… #Puntland

Puntland Police Force (@plpoliceforce) 's Twitter Profile Photo

Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Taliska qaybta Gobolka Mudug oo kaashanaya ciidanka Booliska DDS ee Degmada Bookh ayaa gacanta ku soo dhigay labo nin oo ku eedaysan inay dhac lacageed ka gaysteen magaalada Galkacyo gaar ahaana dhinaca Galmudug. facebook.com/share/p/x6sV22…

Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Taliska qaybta Gobolka Mudug oo kaashanaya ciidanka Booliska DDS ee Degmada Bookh ayaa gacanta ku soo dhigay labo nin oo ku eedaysan inay dhac lacageed ka gaysteen magaalada Galkacyo gaar ahaana dhinaca Galmudug.

facebook.com/share/p/x6sV22…
Puntland Police Force (@plpoliceforce) 's Twitter Profile Photo

Saraakiisha booliska mid kamida seejooyinka Degmada oo kawarbixinaya habsami usocodka iyo sugidda amniga Doorashada Qof iyo Cod. facebook.com/share/v/mvQ4Rv…

Puntland Police Force (@plpoliceforce) 's Twitter Profile Photo

Maanta magaalada Gaalkacayo waxaa lagu fuliyey xukun dil ah 10 ka tirsan argagixisada Al-Shabaab, kuwaas oo horey maxkamadda sare ee ciidamada ay ku xukuntay dil, kadib markii lagu helay inay geysteen dilal magaalada Gaalkacayo. facebook.com/share/v/VucFKe…

Puntland Police Force (@plpoliceforce) 's Twitter Profile Photo

Puntland Police, working with various security agencies, has successfully apprehended Abdirahman Awal (Siigayste), a fugitive previously sentenced by the court. He was one of three escapees linked to the deaths of several prominent individuals. facebook.com/share/p/NggUc4… #Somalia

Puntland Police, working with various security agencies, has successfully apprehended Abdirahman Awal (Siigayste), a fugitive previously sentenced by the court. He was one of three escapees linked to the deaths of several prominent individuals.

facebook.com/share/p/NggUc4…

 #Somalia
Puntland Police Force (@plpoliceforce) 's Twitter Profile Photo

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen. Gen. Mumin Abdi Shire ayaa ka qayb galay kulan looga hadlayey Xoojinta Amniga Gobolka Mudug gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo. m.facebook.com/story.php?stor…

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Gen. <a href="/MuminAShire/">Gen. Mumin Abdi Shire</a> ayaa ka qayb galay kulan looga hadlayey Xoojinta Amniga Gobolka Mudug gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo. 

m.facebook.com/story.php?stor…
Puntland Police Force (@plpoliceforce) 's Twitter Profile Photo

Ciidanka Booliska Puntland ee qaybta Gobolka Raasa’casayr ayaa gacanta ku dhigay rag Burcad badeed ah,hub iyo gaadiid badeed oo ay wateen. police.pl.so/ciidanka-booli…