Puntland Econ.Corridor and Investment Conference. (@pecicforum) 's Twitter Profile
Puntland Econ.Corridor and Investment Conference.

@pecicforum

The Puntland Government of Somalia is pleased to invite you to Puntland Economic Corridor and Investment Conference which will be held in Garowe March 13-15 ,

ID: 1621056076861902849

linkhttp://www.pecic.com calendar_today02-02-2023 08:01:57

24 Tweet

34 Followers

2 Following

Puntland Econ.Corridor and Investment Conference. (@pecicforum) 's Twitter Profile Photo

Fariinta Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland, Mudane Maxamed Caydiid Jamac ee ku aadan Shirwaynaha Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Maalgashiga kaasoo ka furmi doona Caasimadda Dowladda Puntland ee Garowe March 13-15 2023. #plecic2023 #puntlandeconomicforum #Garowe #martisoorhotel

Fariinta Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Puntland, Mudane Maxamed Caydiid Jamac ee ku aadan Shirwaynaha Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Maalgashiga  kaasoo  ka furmi doona Caasimadda Dowladda Puntland ee Garowe March 13-15 2023.

#plecic2023
#puntlandeconomicforum
#Garowe #martisoorhotel
Puntland Econ.Corridor and Investment Conference. (@pecicforum) 's Twitter Profile Photo

22 Days Left! 22 Maalmood baa ka haray Shirwaynaha Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Maalgeshiga Puntland oo ka dhacaya Garoowe inta u dhaxaysa 13,14,15 March 2023. #plecic2023 #puntlandeconomicforum

22 Days Left!  22 Maalmood baa ka haray
Shirwaynaha Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Maalgeshiga Puntland oo ka dhacaya Garoowe inta u dhaxaysa 13,14,15 March 2023.

#plecic2023
#puntlandeconomicforum
Puntland Econ.Corridor and Investment Conference. (@pecicforum) 's Twitter Profile Photo

20 Days Left! 20 Maalmood baa ka haray Shirwaynaha Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Maalgeshiga Puntland oo ka dhacaya Garoowe 13 -15 Bisha March 2023. #plecic2023 #puntlandeconomicforum

20 Days Left!  20 Maalmood baa ka haray Shirwaynaha Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Maalgeshiga Puntland oo ka dhacaya Garoowe 13 -15 Bisha March 2023.

#plecic2023
#puntlandeconomicforum
Puntland Econ.Corridor and Investment Conference. (@pecicforum) 's Twitter Profile Photo

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Dawladda Puntland oo Dawladda u Qaabilsan ilaalinta iyo Tayada Caafimaadka Xoolaha Puntland waxay Wasaaraddu Muqaalkan Kusoo bandhigaysaa Fursadaha Maalgashi ee ka Banaan Xoolaha Puntland. #plecic2023 #puntlandinvestment #livestocksector

Puntland Econ.Corridor and Investment Conference. (@pecicforum) 's Twitter Profile Photo

Shirkadda Yijiu group of Company oo laga leeyahay Dalka China Kana hawlgasha Degaanada Puntland Waxay kamid tahay Shirkadaha Qaybta ka ah Shirwaynaha Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Maalgashiga Puntland oo ka dhacaya Garoowe 13 -15 Bisha March 2023.

Puntland Econ.Corridor and Investment Conference. (@pecicforum) 's Twitter Profile Photo

Aargoosatada waxay kamid tahay Kheyraadka Badeed ee Dalkeenu Hodanka ku yahay oo u baahan in laga faaidaysto. Shirka Kaabayasha Dhaqaalaha iyo Maalgashiga Puntland. 13-15 March 23 #pecic2023 #kheyraadka #maalgashi

Aargoosatada waxay kamid tahay Kheyraadka Badeed ee Dalkeenu Hodanka ku yahay oo u baahan in laga faaidaysto.

Shirka Kaabayasha Dhaqaalaha iyo Maalgashiga Puntland. 13-15 March 23

#pecic2023
#kheyraadka
#maalgashi
Puntland Econ.Corridor and Investment Conference. (@pecicforum) 's Twitter Profile Photo

Kaluunka Waxaa uu kamid yahay Kheyraadka uu Dalkeenu Hodanka ku yahay oo uu baahan in laga faaidaysto oo Maalgashi lagu sameeyo. #peicic2023 #March2023 #kheyraadkadalkeena

Kaluunka Waxaa uu kamid yahay Kheyraadka uu Dalkeenu Hodanka ku yahay oo uu baahan in laga faaidaysto oo Maalgashi lagu sameeyo.

#peicic2023
#March2023 
#kheyraadkadalkeena
Puntland Econ.Corridor and Investment Conference. (@pecicforum) 's Twitter Profile Photo

Dalkeenu Waxaa uu Hodan ku yahay Goobo Dalxiis oo u baahan in looga faaidaysto Maalgashi. Shirka Kaabayasha Dhaqaalaha iyo Maalgashiga Puntland. 13-15 March 23 #pecic2023 #kheyraadka #maalgashi

Dalkeenu Waxaa uu Hodan ku yahay Goobo Dalxiis oo u baahan in looga faaidaysto Maalgashi.

Shirka Kaabayasha Dhaqaalaha iyo Maalgashiga Puntland. 13-15 March 23

#pecic2023
#kheyraadka
#maalgashi
Puntland Econ.Corridor and Investment Conference. (@pecicforum) 's Twitter Profile Photo

Maalgashiga Beeraha: Puntlan Waxay Hodan ku tahay Dhul Beereed Baaxad leh kaas oo looga faaidaysano karo in lagu samaysto Maalgashi. Dawladda Puntland Waxay Soo dhawaynaynaa oo u fududaynaysaa Cid kasta oo rabta ama dananaysa inay Maalgashi ku samaysato Beeraha Puntland.

Puntland Econ.Corridor and Investment Conference. (@pecicforum) 's Twitter Profile Photo

Maalgashiga Kalluumaysiga Puntland Waxay leedahay Xeebta ugu dheer Soomaaliya Waxayna Hodan ku tahay Kheyraadka badda oo u baahan in looga faaidaysto Maalgashi. Shirka Kaabayasha Dhaqaalaha iyo Maalgashiga Puntland. 13-15 March 23 #pecic2023 #kheyraadka #maalgashi

Maalgashiga Kalluumaysiga Puntland Waxay leedahay Xeebta ugu dheer Soomaaliya Waxayna Hodan ku tahay  Kheyraadka badda oo u baahan in looga faaidaysto Maalgashi.

Shirka Kaabayasha Dhaqaalaha iyo Maalgashiga Puntland. 13-15 March 23

#pecic2023
#kheyraadka
#maalgashi
Puntland Econ.Corridor and Investment Conference. (@pecicforum) 's Twitter Profile Photo

Wargelin! Diyaarada Ethiopian Airlines waxay qiime dhimis 10% u samaynaysaa Wufuuda kasoo qaybgalaysa Shirwaynaha Maalgashiga iyo Kaabayasha Dhaqaalaha Puntland ee ka imaanaysa Dalka Dibadiisa #plecic2023 #puntlandeconomicforum

Wargelin! Diyaarada Ethiopian Airlines waxay qiime dhimis 10% u samaynaysaa Wufuuda kasoo qaybgalaysa Shirwaynaha Maalgashiga iyo Kaabayasha Dhaqaalaha Puntland ee ka imaanaysa Dalka Dibadiisa 

#plecic2023
#puntlandeconomicforum
Puntland Econ.Corridor and Investment Conference. (@pecicforum) 's Twitter Profile Photo

Fadlan Linkigan Hoose si Online ah iskaga Diwaangeli Hadii Aad danaynayso inaad kasoo Qayb gasho Shirwaynaha Maalgashiga iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha Puntland oo dhacaya 13-14 March 2023. #OnlineRegistration #plecic2023 docs.google.com/forms/d/e/1FAI…

Puntland Econ.Corridor and Investment Conference. (@pecicforum) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Ganacsiga Cabdalla Cali Maxamed. "Ujeeda aan uqabanay Shirweynaha Kaabayaasha Dhaqaalaha & Maalgashiga Puntland. ayaa ah in fursadaha maalgalineed ee Puntland ka bannaan in la maalgashado" #plecic2023 #puntlandeconomicforum

Wasiirka Ganacsiga Cabdalla Cali Maxamed.
"Ujeeda aan uqabanay Shirweynaha Kaabayaasha Dhaqaalaha & Maalgashiga Puntland. ayaa ah in fursadaha maalgalineed ee Puntland ka bannaan in la maalgashado"
#plecic2023
#puntlandeconomicforum
Puntland Econ.Corridor and Investment Conference. (@pecicforum) 's Twitter Profile Photo

Waa si guul Kusoo idlaaday Shirwaynihii Maalgashiga iyo Kaabayasha Dhaqaalaha Puntland oo ka socday Muddo Sadex Casho ah Caasimada Puntland ee Garoowe.

Waa si guul Kusoo idlaaday Shirwaynihii Maalgashiga iyo Kaabayasha Dhaqaalaha Puntland oo ka socday Muddo Sadex Casho ah Caasimada Puntland ee Garoowe.