Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa ummadda Soomaaliyeed & qoyskii ay ka geeriyootay marxuumad Dr. Xaawa Cabdi. Waxaan ku xusuusan doonnaa kaalintii ay ka geysatay badbaadada ummaddeena, gaar ahaan kuwa nugul. Waxaan Alle uga baryayaa inuu naxariistiisa Janno ka waraabiyo
بخالص التعازي أقدم لذوي الضحايا من الشعب المتضرر اللبناني ، تأسفا بما حل بهم من الإنفجار الذي هز في العاصمة بيروت يوم أمس ، سائلا الله للموتى منهم الرحمة والمغفرة والشفاء العاجل للمصابين والجرحى.