Munasar Abdirahman (@munasarabdirah) 's Twitter Profile
Munasar Abdirahman

@munasarabdirah

Adviser On Media Affairs and Public Relations Abdullahi Sheekh Ismaaciil (@SenFartaag) @Mois_FGS

ID: 1432377901379461128

linkhttp://www.mois.gov.so calendar_today30-08-2021 16:21:31

2,2K Tweet

592 Followers

249 Following

Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag) (@senfartaag) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo Sannad-guurada 65-aad ee aas-aaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaan Hambalyo u dirayaa guud ahaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka XDS, runtii maalintan qiimaha badan waxa ay na xasuusinaysaa dhammaanteen kaalinta weyn ee ay ciidanku uga jiraan didaaca dalka.

Nasra Bashir Ali (@nasrabashiir) 's Twitter Profile Photo

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐁𝐚𝐫𝐫𝐞, 𝐨𝐨 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐈𝐬𝐢𝐦𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐒𝐂-𝐊𝐡𝐚𝐚𝐭𝐮𝐦𝐨 Laascaanood, Sabti, 12 Abriil 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐁𝐚𝐫𝐫𝐞, 𝐨𝐨 𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡  𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐈𝐬𝐢𝐦𝐦𝐚𝐝𝐚  𝐒𝐒𝐂-𝐊𝐡𝐚𝐚𝐭𝐮𝐦𝐨

Laascaanood, Sabti, 12 Abriil 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa
Munasar Abdirahman (@munasarabdirah) 's Twitter Profile Photo

“I extend my congratulations to Mr. Abdisalam Ali on his appointment as the Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia.”

“I extend my congratulations to Mr. <a href="/AbdisalamDhaay/">Abdisalam Ali</a> on his appointment as the Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia.”
Abdisalam Ali (@abdisalamdhaay) 's Twitter Profile Photo

Pleasure to receive H.E. Dr. Abdullah Salem Nasser Al-Nuaimi, Ambassador of the State of Qatar to Somalia, who paid a courtesy call on me at Ministry of Foreign Affairs 🇸🇴. Somalia and Qatar share deep-rooted ties based on mutual respect and shared values. I thanked the Ambassador for his warm

Pleasure to receive H.E. Dr. Abdullah Salem Nasser Al-Nuaimi, Ambassador of the State of Qatar to Somalia, who paid a courtesy call on me at <a href="/MOFASomalia/">Ministry of Foreign Affairs 🇸🇴</a>.

Somalia and Qatar share deep-rooted ties based on mutual respect and shared values. I thanked the Ambassador for his warm
Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag) (@senfartaag) 's Twitter Profile Photo

Honored to pay a courtesy visit to H.E. Abdulkadir Ahmed Ali “Firdhiye,” President of SSC-Khatumo State. We held constructive discussions and reached key resolutions on enhancing security and advancing development in SSC-Khatumo, Somalia. #Somalia #SSC_Khatumo #Security

Today I attended a meeting at the Office of the National Security Adviser with representatives from FGS institutions, AUSSOM and UNSOS. Discussions focused on accelerating the AUSSOM mission and strengthening cooperation to advance Somalia’s security and stability.

Waxaan u rajeynayaa hoggaanka cusub ee Hey’adda NISA in Alle u fududeeyo shaqada culus ee hortaalla, anniga oo uga mahadcelinayaa hoggaankii hore shaqadii cuslayd ee uu Qaranka u qabtay muddadii uu xilka hayey.

Met today with the committee assigned to address Mogadishu’s traffic congestion. We focused on easing roadblocks, reopening closed roads, and preventing future disruptions. Smooth traffic flow is essential for security and daily life.

Met today with the committee assigned to address Mogadishu’s traffic congestion.

We focused on easing roadblocks, reopening closed roads, and preventing future disruptions.

Smooth traffic flow is essential for security and daily life.
Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag) (@senfartaag) 's Twitter Profile Photo

Waan ku faraxsanahay in maanta Xarunta Agoonta Ciidanka Booliska laga hirgeliyo iskuul lagu barto luuqadda Turkiga, iyo in isla goobtaas lagu xuso sanad-guurada 9-aad ee isku daygii fashilmay ee ka dhacay dalka Turkiga.

Nasra Bashir Ali (@nasrabashiir) 's Twitter Profile Photo

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiikiisa ku qaabilay Danjiraha Ururka Jaamacadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya, Mudane, Abdalla Cuteybi, waxa ayna ka wada hadleen xoojinta iskaashiga ka dhexeeya dowladaha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiikiisa ku qaabilay Danjiraha  Ururka Jaamacadda  Carabta u qaabilsan Soomaaliya, Mudane, Abdalla Cuteybi, waxa ayna ka wada hadleen xoojinta iskaashiga ka dhexeeya dowladaha
Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag) (@senfartaag) 's Twitter Profile Photo

Si looga hortago lacagaha baadda ah ee ay kooxaha Khawaarijta ah ku sheegeen Zakawaat, loogana digo bulshada lagacaha la siinayo argagaixisada nooc kasta oo ay yihiin, waxaan farayaa hey’adaha amniga in ay ka hortagaan, tallaabo adagna ay ka qaadaan cid kasta oo lagu helo.

Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag) (@senfartaag) 's Twitter Profile Photo

Today, we convened a key meeting on the implementation of the National ID Card system for passport issuance — a critical step for Somalia’s digital identity and security. Starting September 1, 2025, a National ID Card will be required to apply for a passport.

Today, we convened a key meeting on the implementation of the National ID Card system for passport issuance — a critical step for Somalia’s digital identity and security.

Starting September 1, 2025, a National ID Card will be required to apply for a passport.
NIRA Somalia (@nirasomalia) 's Twitter Profile Photo

Hon. Abdullahi Sheikh Ismail “Fartaag,” Minister of Internal Security, officially opening today's joint NIRA-ICA training. 👇🏿

Hon. Abdullahi Sheikh Ismail “Fartaag,” Minister of Internal Security, officially opening today's joint NIRA-ICA training. 👇🏿