Mohamed Salh (@mohamedselh) 's Twitter Profile
Mohamed Salh

@mohamedselh

Multimedia Journalist |Top 100 Most Influential Somalis|Bylines The @SBCSomaliTv| @RadioErgo|Founder & CEO @IlsanMedia| Bringing #Somalis to the World.

ID: 752649552

calendar_today12-08-2012 07:14:37

28,28K Tweet

92,92K Followers

1,1K Following

Mohamed Salh (@mohamedselh) 's Twitter Profile Photo

Madaxweyne Xasan Shiikh: “Qofka aad doorataan hadduu xumaado, ha ku buuqina, hana dagaalina; doorashada dambe uun ayaa la beddeli karaa.” #Somalia

Madaxtooyada #Somalia oo sheegtey in ay dhexdhexaad ka tahay dagaalka gobolka Gedo: "Dhammaan dhinacyada ku-lugta leh haka shaqeeyaan nabadda."

#Somalia: Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Madasha Mucaaridka ayaa goordhaweyd uu u furmay shirkii shanaad oo ay ka yeelanayaa wax-ka-beddelka Dastuurka iyo Doorashooyinka dalka. Siyaasiyiinta mucaaridka qaybtood ayaa doonaya in kulan kani uu noqdo midkii u danbeeyey isla markaasna

#Somalia: Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Madasha Mucaaridka ayaa goordhaweyd uu u furmay shirkii shanaad oo ay ka yeelanayaa wax-ka-beddelka Dastuurka iyo Doorashooyinka dalka.

Siyaasiyiinta mucaaridka qaybtood ayaa doonaya in kulan kani uu noqdo midkii u danbeeyey isla markaasna
Mohamed Salh (@mohamedselh) 's Twitter Profile Photo

Muqdisho: Ciidamada DFS iyo rag hubaysan ayaa ku diriray xaafadda Tarabuunka ee degmada Hodan— ka dib markii ay dowladdu sheegtey in ay u baahan tahay xero shacab degen yahay oo halkaasi ku taal. Xiisadaha ka dhashay dhulka danta-guud ee dowladdu shacabka kala wareegeyso ayaa

Mohamed Salh (@mohamedselh) 's Twitter Profile Photo

Madasha Mucaaridka #Somalia oo ku dhawaaqday in ay burbureen wada-hadalladii ay la lahaayeen DFS ayaa soo jeedisey in lagu laabto Dastuurkii KGM ahaa; dalkana loo jiheeyo doorasho toos ah oo dalka u jihaysa qof & cod.

US Senator Ted Cruz sent a letter to Trump urging the administration to formally recognize #Somaliland as an independent state. #Somalia.

Wasiiru-dowlaha Arrimaha-dibedda #Somalia: “Geeska Afrika wuxu taagan yahay is-goys; kooxaha xagjirka, colaadaha & abaaraha waxa lagu wajihi karaa iskaashi, maya kala-qaybin, Soomaaliya & Mareykanku waa in ay u istaagaan difaacidda xasiloonida.”

Madaxweynaha #Galmudug Qoorqoor: “Galmudug marnaba doorasho danbe oo Dadban oo jacbur ah ma geleyso, annagu waxaan u diyaarsan nahay doorashooyin toos ah; siyaasiyiiney Soomaaliya aan hore u wadno xil waa la heleyaa laakiin dalka aan dowlad sharaf leh u horseedno, maalinkasta

Muqdisho: Ku dhawaad Hal milyan oo ruux ayaa isu diwaangelisey doorashada qof & cod ee DFS, sida uu sheegey duqa caasimadda, Muungaab. #Somalia