Cawad (@mohamedhir10609) 's Twitter Profile
Cawad

@mohamedhir10609

Chemical technician, Interested in community organizing. Physical education expert, mixed martial arts enthusiast.

ID: 1723659024573550592

calendar_today12-11-2023 11:11:20

169 Tweet

118 Followers

92 Following

‏Abdrhmn Sāmāwādē (@philosomalia) 's Twitter Profile Photo

Gudiga Gurmadka Gobolka #Hiiraan Walaalayaal Soomaali waa in aynu la garab istaagnaa walaalaheen reer #Hiiraan hiil iyo hoo oo, aan loo kala harin halgan kooda. Waxay dagaal naf iyo maal ah kula jiraan argagaxiso duulaan kusoo qaaday guryahoodii oo shacabkii barakiciyay.

Gudiga Gurmadka Gobolka #Hiiraan

Walaalayaal Soomaali waa in aynu la garab istaagnaa walaalaheen reer #Hiiraan hiil iyo hoo oo, aan loo kala harin halgan kooda. Waxay dagaal naf iyo maal ah kula jiraan argagaxiso duulaan kusoo qaaday guryahoodii oo shacabkii barakiciyay.
Balqees (@hornchronicles) 's Twitter Profile Photo

This tweet by Laura Cellier, an Israeli journalist with i24NEWS English , owned by French-Israeli billionaire Patrick Drahi, promotes an interview about US recognition for a region in Somalia but uses a photo of Egyptian President Abdel Fattah el-Sisi and Turkey’s Foreign Minister.

Abshir Baaffo (@albashii) 's Twitter Profile Photo

Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland oo Howlgalo lagu xaqiijijinaayo amniga laguna daba joogo firxadka argagixisada Daac1sh ka sameeyay Buuraleyda ku Teedsan magaalada Bosaaso gaar ahaan Toga Girible iyo Gaaca ee Baalade. Ciidanka oo ay Hogaaminaayeen Taliyaha Qaybta Booliiska

Ciidanka Difaaca Dowladda Puntland oo Howlgalo lagu xaqiijijinaayo amniga laguna daba joogo firxadka argagixisada Daac1sh ka sameeyay Buuraleyda ku Teedsan magaalada Bosaaso gaar ahaan Toga Girible iyo Gaaca ee Baalade.

Ciidanka oo ay Hogaaminaayeen Taliyaha Qaybta Booliiska