Mogadishu Light
@mogadishulight
Reporting, sharing, and celebrating Mogadishu's ongoing positive transformation. Our duty is to tell you the OTHER SIDE of this historic great city.
ID: 1439009093138669577
https://www.facebook.com/Mogadishulight1?mibextid=gik2fB 17-09-2021 23:31:31
5,5K Tweet
2,2K Followers
5 Following
Jaamacadda Hormuud University ayaa deeq-waxbarasho oo dhamaystiran siisay caasho oo ahayd gabadhii ugu sarraysay imtixaanka shahaadiga ah ee Soomaaliya. #Hormuud #Somalia
The Minister of Ministry of Labour and Social Affairs, Yusuf Mohamed Adan, has kicked off a three-day High-Level Meeting on Social Protection in #Nairobi, bringing together gov’t officials, social affairs committees from both houses of parliament, & experts to strengthen inclusive systems for all Somalis.
Halkani waa Jaamacada Hormuud University. Waa goob qurux badan isla markaasna si wayn loogu diyaariyay deegaan waxbarasho. Dhinaca waxbarashada Muqdisho waxay 10kii sanno ee ugu dambeeyay ku talaabsatay horumar balaadhan oo la taaban karo. #Hormuud-na waa bud-dhiga aqoonta Soomaaliya.
It was a pleasure to join the 3-day High-Level Meeting on Social Protection in #Nairobi, officially opened by Minister H.E. Yusuf Mohamed Adan. Together with parliamentarians, experts, and partners, we explored ways to build inclusive systems that leave no one behind.
Congratulations, DG Abdisalam Mohamed.