Sharif Sheikh Ahmed (@hesharifshahmed) 's Twitter Profile
Sharif Sheikh Ahmed

@hesharifshahmed

7th President of the Federal Republic of Somalia.

ID: 1178358824375324672

linkhttps://www.tiktok.com/@sharifsh.ahmed?_t=8rka55pJ7rE&_r=1 calendar_today29-09-2019 17:20:31

537 Tweet

161,161K Followers

1 Following

Sharif Sheikh Ahmed (@hesharifshahmed) 's Twitter Profile Photo

We have launched a Grand Alliance in the capital Mogadishu today by discussing the current political situation in the country to explore possibilities for a dialogue over the outstanding issues. As time is ticking for the FGS's constitutional mandate, a consensus on election

We have launched a Grand Alliance in the capital Mogadishu today by discussing the current political situation in the country to explore possibilities for a dialogue over the outstanding issues.

As time is ticking for the FGS's constitutional mandate, a consensus on election
Sharif Sheikh Ahmed (@hesharifshahmed) 's Twitter Profile Photo

Shirkad in ay canshuurto shirkad kale wax la aqbali karo ma ahan. Waxaan rabnaa inay hay’addaha dowladda xoogeystaan oo iyagu shaqada qabtaan.

Sharif Sheikh Ahmed (@hesharifshahmed) 's Twitter Profile Photo

Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed, oo wadatashiyo la yeelatay qaybaha kala duwan ee bulshada sida odayaasha dhaqanka, culimada, dhallinyarada, haweenka, warbaahinta, iyo madasha bulshada rayadka ah ayaa looga hadlay dagaalka lagula jiro kooxaha argagixisada Al-shabaab iyo

Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed waxay soo dhoweyneysaa gogosha wadatashi ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqay, kuna muddeeyay 15-ka Juun, 2025. Haddaba, si looga miradhaliyo gogoshan, xalna looga gaaro hubanti la'aanta siyaasadeed iyo xaaladaha murugsan ee xag

Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed waxay soo dhoweyneysaa gogosha wadatashi ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqay, kuna muddeeyay 15-ka Juun, 2025.
Haddaba, si looga miradhaliyo gogoshan, xalna looga gaaro hubanti la'aanta siyaasadeed iyo xaaladaha murugsan ee xag
Sharif Sheikh Ahmed (@hesharifshahmed) 's Twitter Profile Photo

Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaa munaasabadda Ciidul Adxaa oo ah maalin ku wayn dadka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiintaba, waana munaasabad xambaarsan cibaado iyo farxad. Waxaan sidoo kale dhanbaal gaara oo hambalyo ah u dirayaa ciidamadda qalabka sida ee

Waxaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaa munaasabadda Ciidul Adxaa oo ah maalin ku wayn dadka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiintaba, waana munaasabad xambaarsan cibaado iyo farxad.

Waxaan sidoo kale dhanbaal gaara oo hambalyo ah u dirayaa ciidamadda qalabka sida ee
Sharif Sheikh Ahmed (@hesharifshahmed) 's Twitter Profile Photo

Madasha Samata-bixinta Soomaaliyeed waxay u aragtaa kulammada uu Madaxweynuhu qabanayo 15-ka iyo 22-ka bishaan in ay yihiin kuwo uu taageero ugu raadinayo jidkii uu horay ugu joogay ee sababay khilaafka iyo kala aaminbaxa.

Waxaan ummadda Soomaaliyeed, qoyska, ehelka, qaraabada uga tacsiyaynayaa geeridda naxdinta leh ee ku timid Xilidhibaanad Suuri diiriye Carab oo ku geeriyootay Magaaladda Muqdisho. Xilidhibaan Suuri Carab waxa ay ka mid ahayd hormuudka haweeenka Soomaaliyeed oo iyagu door weyn

Waxaan ummadda Soomaaliyeed, qoyska,  ehelka, qaraabada uga tacsiyaynayaa geeridda naxdinta leh ee ku timid Xilidhibaanad Suuri diiriye Carab oo ku geeriyootay Magaaladda Muqdisho. 

Xilidhibaan Suuri Carab waxa ay ka mid ahayd hormuudka haweeenka Soomaaliyeed oo iyagu door weyn
Sharif Sheikh Ahmed (@hesharifshahmed) 's Twitter Profile Photo

I condemn in the strongest possible terms the aggression launched by Iran against Somalia's sisterly State of Qatar, which constitutes a blatant violation of international law and the principles of sovereignty and territorial integrity of states.

Waxaan dhammaan ummdda Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaa munaasabada 26-ka Juun oo ku beegan 65 guuradii ka soo wareegtey markii ay Gobolada Waqooyi Xorriyada ka qaateen Gumeystihii Ingiriiska islamarkaana ah markii u horreysay oo calankeenna laga taagay dhul Soomaaliyeed oo xor

Waxaan guud ahaan ummadda Soomaaliyeed iyo Dowlad Goboleedka Jubbaland uga tacsiyeynayaa geeridda ku timid RABBI Naxariistiisa Janno haka waraabiyee Madaxwayne kuxigeenkii labaad ee Jubbaland Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud. Marxuumka ayaa kaalin muhiim ah ka soo qaatay dib u

Waxaan guud ahaan ummadda Soomaaliyeed iyo Dowlad Goboleedka Jubbaland uga tacsiyeynayaa geeridda ku timid RABBI Naxariistiisa Janno haka waraabiyee Madaxwayne kuxigeenkii labaad ee Jubbaland Cabdulqaadir Xaaji Maxamuud.

Marxuumka ayaa kaalin muhiim ah ka soo qaatay dib u
Sharif Sheikh Ahmed (@hesharifshahmed) 's Twitter Profile Photo

Sharaf wayn ayay ii tahay innaan Magaaladda Muqdisho kulan kula yeeshay Suldaan Maxamed Suldaan Xaajji Xasan Gababa. Waxaan Suldaanka uga mahadceliyay doorkiisa shariifka ah iyo taariikhda wanaagsan ee uu ku dhex leeyahay dhaqanka iyo bulshadda Soomaaliyeed guud ahaan, innagoo

Sharaf wayn ayay ii tahay innaan Magaaladda Muqdisho kulan kula yeeshay Suldaan Maxamed Suldaan Xaajji Xasan Gababa. 

Waxaan Suldaanka uga mahadceliyay doorkiisa shariifka ah iyo taariikhda wanaagsan ee uu ku dhex leeyahay dhaqanka iyo bulshadda  Soomaaliyeed guud ahaan, innagoo
Sharif Sheikh Ahmed (@hesharifshahmed) 's Twitter Profile Photo

Waxaan boggaadinayaa Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo xoogaga difaaca shacabka gobolka Hiiraan oo muujiyay geesinimo iyagoo mar walba u taagan inay iska diidaan damaca kooxda arxanka-darran ee Al-Shabaab oo iyagu caadeystay daadinta dhiiga shacabka iyo arbushaadda dhulka

Waxaan uga tacsiyeynayaa qoyska, ehelka, bahda waxbarashada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u naxariistee Prof; Maxamed Xasan Doob.. Marxuum Prof Maxamed Xasan Doob wuxuu ka mid ahaa aqoonyahanka Soomaaliyeed wuxuuna waqtigiisa ugu

Waxaan uga tacsiyeynayaa qoyska, ehelka, bahda waxbarashada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u naxariistee Prof; Maxamed Xasan Doob..

Marxuum Prof Maxamed Xasan Doob wuxuu ka mid ahaa aqoonyahanka Soomaaliyeed wuxuuna waqtigiisa ugu
Sharif Sheikh Ahmed (@hesharifshahmed) 's Twitter Profile Photo

Waxaa bogaadin muddan naf-hurnimada ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo xoogaga difaaca shacabka ee gobolka Hiiraan oo si adag ula dagaalamaya argagixisada duullaanka ah ee caadeysatay daadiinta dhiiga ummadda Soomaaliyeed.

Waxaan xannuunka la Wadaagayaa ganacsatada Soomaaliyeed ee hantidoodii kuwaayay dabka ka kacay suuqa labaad ee ugu wayn caasimadda Muqdisho ee suuq Bacaad. Waxaan ALLE u waydiinayaa ganacsatada xoolahooda kuwaayay dabka bedel khayr leh waxaana dowladda Federaalka ah ugu

Sharif Sheikh Ahmed (@hesharifshahmed) 's Twitter Profile Photo

Madashu waxay u dhabar adaygtay in wadahallada laga mira dhaliyo, si dalka looga samatabixiyo khilaaf iyo kala qaybsanaan dhaawac ku ah wadajirka iyo midnimada.

Madashu waxay u dhabar adaygtay in wadahallada laga mira dhaliyo, si dalka
looga samatabixiyo khilaaf iyo kala qaybsanaan dhaawac ku ah wadajirka iyo
midnimada.
Sharif Sheikh Ahmed (@hesharifshahmed) 's Twitter Profile Photo

Waxaan guud ahaan umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa, gaar ahaan qoyska & qaraabadda & eheladda uu ka baxay ALLE ha u naxariistee Macalin Abdullaahi Aw-abiib oo xalay ku geeriyooday Magaalada Nairobi. Waxaan Allaah uga baryeynaa inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo

Waxaan guud ahaan umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa, gaar ahaan qoyska & qaraabadda & eheladda uu ka baxay ALLE ha u naxariistee Macalin Abdullaahi Aw-abiib oo xalay ku geeriyooday Magaalada Nairobi.

Waxaan Allaah uga baryeynaa inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo
Sharif Sheikh Ahmed (@hesharifshahmed) 's Twitter Profile Photo

In light of the persistent complaints we've received from displaced families, we make the following appeals to President Hassan Sheikh Mohamud, To cease the exploitation of public property and the oppression of vulnerable citizens whom he swore to serve.