Fariida Hassan (@fariidahassan2) 's Twitter Profile
Fariida Hassan

@fariidahassan2

Motivating girl, Love reading, Writing , happiness, travel, tourism, helping the poor.

ID: 1471373651677261827

calendar_today16-12-2021 06:57:15

6,6K Tweet

15,15K Followers

746 Following

Fariida Hassan (@fariidahassan2) 's Twitter Profile Photo

3 raxmadood ayaa noogu sugnaatay Maalinka jimco; 1- Saligaa nabiga scw 2-Suuratul kahfi 3-iyo saacad qiimo badan oo na sugeysa maqribka ka hor oo ducada la aqbalo Jumca mubaarak 🤍

3 raxmadood ayaa noogu sugnaatay Maalinka jimco; 

1- Saligaa nabiga scw
2-Suuratul kahfi
3-iyo saacad qiimo badan oo na sugeysa maqribka ka hor oo ducada la aqbalo

Jumca mubaarak 🤍
Fariida Hassan (@fariidahassan2) 's Twitter Profile Photo

Aabuhu waa Mishiin aan xumaanin Abid, shidaal beelin, kharaabin, oo aan burburin ilaa tiisa timaado Rabbow Aabayaasheen ugargaad addun iyo Aakhiro ubadkana la kori adaa Kariimee -Garaad Yaasiin

Aabuhu waa Mishiin aan xumaanin Abid, shidaal beelin, kharaabin, oo aan burburin ilaa tiisa timaado Rabbow Aabayaasheen ugargaad addun iyo Aakhiro ubadkana la kori adaa Kariimee

-Garaad Yaasiin
Fariida Hassan (@fariidahassan2) 's Twitter Profile Photo

Naf la hadal Nafayahay aroortu waa bilow cusub… ee ku qaabil niyad wanaag iyo rajeyn, Nafayahay, maalin kale baa bilaabatay waxaad haysataa fursad kale oo aad naftaada sare ugu qaaddo haddii aad maanta dadaasho berri ayaad farxi doontaa

Naf la hadal

Nafayahay aroortu waa bilow cusub… ee ku qaabil  niyad wanaag iyo rajeyn,

Nafayahay, maalin kale baa bilaabatay waxaad haysataa fursad kale oo aad naftaada sare ugu qaaddo haddii aad maanta dadaasho berri ayaad farxi doontaa
Abdirisak Urug (@abdirisakurug) 's Twitter Profile Photo

Ma jiro wax dunnidan saaran oo ka qaalisan waalidkaaga. Waa garab iyo gaashaan buuxa. Ilaahay waalidkeen abaalkooda jano haka yeelo. ❤️

Fariida Hassan (@fariidahassan2) 's Twitter Profile Photo

Waxaa tahay qof ilaahay u dooray inuu dunidan imaado waxaad kamid tahay dadka ilaahay karaameeyey maxaad la niyad jabi oo isku dhigi Dadaal, ilaahay u dhawaaw, sadaqo bixi, maskaxdaada ilaasho, wax baro, ummada ilaahay amaan iska sii hakaa nabad helaan waad guuleysaneysaa😊❤️

Waxaa tahay qof ilaahay u dooray inuu dunidan imaado waxaad kamid tahay dadka ilaahay karaameeyey maxaad la niyad jabi oo isku dhigi Dadaal, ilaahay u dhawaaw, sadaqo bixi, maskaxdaada ilaasho, wax baro, ummada ilaahay amaan iska sii hakaa nabad helaan waad guuleysaneysaa😊❤️
Fariida Hassan (@fariidahassan2) 's Twitter Profile Photo

Xorriyad shakhsi ah waxaa ah in shaaha sonkor ku darsatid iyo inaad ka deysid, Diintu se xorriyad shakhsi ah maaha waxaa taal فَاسْتَقِمْ كَمَا أُمِرْتَ sidii lagu amray u toosnow, ma aha sida aad doontid

Xorriyad shakhsi ah waxaa ah in shaaha sonkor ku darsatid iyo inaad ka deysid, Diintu se xorriyad shakhsi ah maaha waxaa taal فَاسْتَقِمْ كَمَا أُمِرْتَ 
sidii lagu amray u toosnow, ma aha sida aad doontid
Cabdiqani Bashiir Macalim (@cabdiqani2021) 's Twitter Profile Photo

"Ha sugin inaad hesho wax kawanaagsan ficilkaaga ama intaad samaysay in kabadan, wax waliba wakhtiga iyo tacabka aad galisay natiijo udhiganta baa kasoo baxda." waana halkuu ILLAAHAY kalahaa (إِنْ أَحْسَنتُمْ أَحْسَنتُمْ لِأَنفُسِكُمْ ۖ وَإِنْ أَسَأْتُمْ فَلَها............)

"Ha sugin inaad hesho wax kawanaagsan ficilkaaga ama intaad samaysay in kabadan, wax waliba wakhtiga iyo tacabka aad galisay natiijo udhiganta baa kasoo baxda."
waana halkuu ILLAAHAY kalahaa
(إِنْ أَحْسَنتُمْ أَحْسَنتُمْ لِأَنفُسِكُمْ ۖ وَإِنْ أَسَأْتُمْ فَلَها............)
Fariida Hassan (@fariidahassan2) 's Twitter Profile Photo

Wax kaa hor istaagi kara ma jiro wuxu Allah ku qorey waxba nafta ha dedejinin, canaanta haku badin. Tartibtaada wax u qabso😊

Wax kaa hor istaagi kara ma jiro
wuxu Allah ku qorey waxba nafta ha dedejinin, canaanta haku badin. Tartibtaada wax u qabso😊