fardawsa muuse (@fardawsa_muuse) 's Twitter Profile
fardawsa muuse

@fardawsa_muuse

Social worker
Hard worker person
Encourage the youth activities

ID: 1480591123286474761

calendar_today10-01-2022 17:26:30

49 Tweet

152 Followers

81 Following

fardawsa muuse (@fardawsa_muuse) 's Twitter Profile Photo

Lacagtu waxay Qurxin kartaa Guriga iyo Goobta lkn Qalbiyada ma qurxin karto, haddeysan Qanaaco gudaha ah jirin ma jireyso Ralli ahaansho Dibadda ah, marka ku Qanac waxaad haysato si aad u dareento Qiimahoodda. fardawsa muuse

fardawsa muuse (@fardawsa_muuse) 's Twitter Profile Photo

Adoo caga qaba hadaad cabaneyso Curyaan waxaa jira nolasha ku cadiban ciyaaro haddii caruus loo tumey caweyska mid ba ciida lagu rogey Cuudkaagu hadduu adiga camiryahay Tiriyo caad ma leh sabool ceyr ehi Hadaad ku cawayso cisiyo nabad Dad baa ciil iyo colad la ildaran

fardawsa muuse (@fardawsa_muuse) 's Twitter Profile Photo

Si kastoo Gurigaagu u weyn yahay, Gaarigaaguna u Sareeyo ama Keyd badan Banki kuu yaal, Qabriyadeenu waa isku Cabir. Fadlan u Noolow si aan isla weyni ama Kibir lahayn fardawsa muuse

Si kastoo Gurigaagu u weyn yahay, Gaarigaaguna u Sareeyo ama Keyd badan Banki kuu yaal, Qabriyadeenu waa isku Cabir. Fadlan u Noolow si aan isla weyni ama Kibir lahayn
<a href="/fardawsa_muuse/">fardawsa muuse</a>
fardawsa muuse (@fardawsa_muuse) 's Twitter Profile Photo

Wanaag ku bedel xumaan kasta, dhoola cadee goortii aad murugeysan tahay, ku qanacsanow halka aad joogto iyo waxa aad heysato. Had iyo jeer cafi cid kasta. Nolasha casharo ka baro markasta waayo waa wada cashar . Kafeega iyo akhriska wan xiiseeyaa markasta fardawsa muuse

Wanaag ku bedel xumaan kasta, dhoola cadee goortii aad murugeysan tahay, ku qanacsanow halka aad joogto iyo waxa aad heysato. Had iyo jeer cafi cid kasta.
Nolasha casharo ka baro markasta  waayo waa wada cashar .
Kafeega iyo akhriska wan xiiseeyaa markasta 
<a href="/fardawsa_muuse/">fardawsa muuse</a>
fardawsa muuse (@fardawsa_muuse) 's Twitter Profile Photo

Waa iska saa markaad shaqo aad haysid ku daashid ama cashar akhrin ku dheeraatid mararka qaybtood jawi baa gurigaaga laga zamaystaa Ku dhiirigali naftaada wax kasta oo ay jeceshahay qudaarta nafsadaada bar cuntada iyada ka wngsan eh Salaama fardawsa muuse

fardawsa muuse (@fardawsa_muuse) 's Twitter Profile Photo

Codkaaga hadaanan maqal si baan u cidloonayaaa 🥰❤❣ Cid aan kaligaa ahayn si baan ugu caajisaa Waa iska sidaa markad oraah cajiib ah u qoreysid odayga mustaqbalka 🙏 Daanyeerada halkan igu jiroo dhan si gaaraan u salaamayaan hhhhh fardawsa muuse

Codkaaga hadaanan maqal si baan u cidloonayaaa 🥰❤❣
Cid aan kaligaa ahayn si baan ugu  caajisaa 
Waa iska sidaa markad oraah cajiib ah u qoreysid odayga mustaqbalka 🙏
Daanyeerada halkan igu jiroo dhan si gaaraan u salaamayaan  hhhhh
<a href="/fardawsa_muuse/">fardawsa muuse</a>
fardawsa muuse (@fardawsa_muuse) 's Twitter Profile Photo

Ramadaan coming soon Waaa bishii cibaadada Bishii sadaqada Bishii quraanka Bishii naxariista Illaahow nabad iyo caafimaad nagu gaarsii naga dhig kuwo ka faaidaysta Aammiin yaa rabbi fardawsa muuse

fardawsa muuse (@fardawsa_muuse) 's Twitter Profile Photo

Caafimaadku waa nimcada kooowaad ee alle adoomihiisa siiyey ka sokaw muslinimada illaahay waxan ka baryayaaa in uu caafimaad taam.ah I siiyo maalmo kheyr badan baa lagu jiraaye Ramadaan mubarak asxaabey fardawsa muuse

Caafimaadku waa nimcada kooowaad ee alle adoomihiisa siiyey ka sokaw muslinimada illaahay waxan ka baryayaaa in uu caafimaad taam.ah I siiyo maalmo kheyr badan baa lagu jiraaye 
Ramadaan mubarak asxaabey 
<a href="/fardawsa_muuse/">fardawsa muuse</a>