DHAMAC πŸ¦ŠπŸƒ (@eprahem2cold) 's Twitter Profile
DHAMAC πŸ¦ŠπŸƒ

@eprahem2cold

Professional Chess Player | Political analyst | Historian | IT Technician | Medical Student |Somalilander | 𝗦𝗦𝗕 🦊

ID: 1587485249759494144

calendar_today01-11-2022 16:42:46

188 Tweet

36 Followers

94 Following

DHAMAC πŸ¦ŠπŸƒ (@eprahem2cold) 's Twitter Profile Photo

MashaAllah 10Jirka Habar Jeclo siduu u gabyo 50jirka Qadaad-weyn ma u gabyaa. War imisa Hadrawi ayaa inagu jira talow 🀝🏽

Ahmed Abdilahi (@ahmedabdilahi1) 's Twitter Profile Photo

Dawlada Imaaradka Carabta ayaa markii ugu horaysay tariikhda aqbashay in Muwadiinta Somaliland ee haysta Basaboorada dalkooda Somaliland ay ku siinayan deganaashiyaha dalkaasi oo 2 sanno ah. Sidoo kale Fiisayaasha Dalxiiska iyo Shaqada ayay si rasmi ah ugu bixinayaan Basaboorka

Dawlada Imaaradka Carabta ayaa markii ugu horaysay tariikhda aqbashay in Muwadiinta Somaliland ee haysta Basaboorada dalkooda Somaliland ay ku siinayan deganaashiyaha dalkaasi oo 2 sanno ah.

Sidoo kale Fiisayaasha Dalxiiska iyo Shaqada ayay si rasmi ah ugu bixinayaan Basaboorka
DHAMAC πŸ¦ŠπŸƒ (@eprahem2cold) 's Twitter Profile Photo

Isla xisaabtanku maaha dumar iyo ciyaal isdaba yaaca. Degmo kasta guddi aqoonyahana wixii ka dhiman baadha oo miiska la tagta ha samaysato, Dumar caytamayaa iyagaan xisaabtaminba madaxna daayoo. Marka gudidaas la diido ayaa la odhan karaa islaxisaabtan ayuu diiday maayirku.

Isla xisaabtanku maaha dumar iyo ciyaal isdaba yaaca. Degmo kasta guddi aqoonyahana wixii ka dhiman baadha oo miiska la tagta ha samaysato, Dumar caytamayaa iyagaan xisaabtaminba madaxna daayoo.
Marka gudidaas la diido ayaa la odhan karaa islaxisaabtan ayuu diiday maayirku.
Horndiplomat (@horndiplomat) 's Twitter Profile Photo

BREAKING: #Somaliland's new President Cabdiraxmaan Cirro Mohamed Abdilahi, has been officially sworn in as president, strengthening the nation's democratic credentials as it continues its fight for international recognition.

BREAKING: #Somaliland's new President <a href="/Abdirahmanirro/">Cabdiraxmaan Cirro</a> Mohamed Abdilahi, has been officially sworn in as president, strengthening the nation's democratic credentials as it continues its fight for international recognition.
Abdi Daud πŸ‡¦πŸ‡Ί (@haadka) 's Twitter Profile Photo

This is not the new president of Somaliland. This is Muse Bihi, whose term ended today. People are thankful for his service and the peaceful way he accepted the election results.

African Hub (@africanhub_) 's Twitter Profile Photo

USA President elect Donald Trump plans to officially recognize Somaliland, the world's newest Islamic country. Your Comments on this

USA President elect Donald Trump plans to officially recognize Somaliland, the world's newest Islamic country.

Your Comments on this