Abdirahman Rage (@cmanrage) 's Twitter Profile
Abdirahman Rage

@cmanrage

Chairman | Forever student ๐Ÿ“š

ID: 972553950149922818

calendar_today10-03-2018 19:25:05

212 Tweet

205 Followers

705 Following

Abdirahman Rage (@cmanrage) 's Twitter Profile Photo

Hadii aad tahay Shaqsi Aragti Foog Isku Diiyaari Shirqool Nuucu Doonaba Ah Nooqde. -Thomes Sankara Hogamiyihii Kacankii Dhalinta Africa Wuxu Aha Iftin Uu Soo Baxay Africa iyo Dhamman Shacabka Burkino Faso Laakin Hal Maalin ayaa La Wayay Isaga Iyo Asxabtiisi. #Somalia #somali

Hadii aad tahay Shaqsi Aragti Foog Isku Diiyaari Shirqool Nuucu Doonaba Ah Nooqde.

-Thomes Sankara Hogamiyihii Kacankii Dhalinta Africa Wuxu Aha Iftin Uu Soo Baxay Africa iyo Dhamman Shacabka Burkino Faso Laakin Hal Maalin ayaa La Wayay Isaga Iyo Asxabtiisi.

#Somalia #somali
Hodan Ali (@hodansomali) 's Twitter Profile Photo

Liberated Haradheere sends children to school FIRST time in nearly 2 decades. AS days are numbered. Guusha Waa dhowdahay. #GuuliyoGobanimo #SNA #HSM

Liberated Haradheere sends children to school FIRST time in nearly 2 decades. AS days are numbered. Guusha Waa dhowdahay. #GuuliyoGobanimo #SNA #HSM
Abdirahman Rage (@cmanrage) 's Twitter Profile Photo

Ma dhimmano kaliya marka ay nafta naga baxdo, sidoo kale waxa aanu dhimannaa marka ay maalmaheenu isu ekaadaan oo aan joojinno isbaddelka, marka aynaan waxba nagu soo kordheyninโ€”da'deenna iyo culeyskeenna mooyaane. #Somalia

Abdirahman Rage (@cmanrage) 's Twitter Profile Photo

Nin dagaal af kula galay Dadka ceebo kuu faray Wuxuu doono kugu yidhi Dibnahood ka xidhataa Ugu filan dil iyo nabar ! Cayduna ma aha dakhar Dusha kaaga taal-taal Dadna kaama dhigi karo Waxaan Daa'in kuu dhalin. Abwaan Khaliif Faarax Xayir

Abdirahman Rage (@cmanrage) 's Twitter Profile Photo

"Dantu wadajir guud bay Dayac kaga fogaataa Karti iyo dedaal baa Gobannimo daryeeshee Dadku wuxu ka maalaa Kolba sidu u daajee Bal dayaay ayaamuhu Isku darajo maahee Waxay doodi furantaa Ruux kuu darraan jiray Marka aad ku digatee Xaqu kuu dulleeyee" "Aqoon iyo Afgarad" | 1972.

Abdirahman Rage (@cmanrage) 's Twitter Profile Photo

Dhugashada ayaamaha Haddaan dheehdo waayaha Sooyaalka dhaxalka ah Waxay dhaayo joogeen Hadda shalay ma dheerayn Waxa dhacay ma fududayn Jiitama | "Hadraawi" #Somalia

Abdirahman Rage (@cmanrage) 's Twitter Profile Photo

Gurmashada dagaalkiyo Gulufkiyo colaadaha, Goobaha nafwaagiyo Halka laysku gawraco, Marka gorodda lays daro, Haddaan dumarku goonyaha Guubaabo kicinayn, Sida galowga dhiilloon Illeen geesi qeyrkii, Birta kuma gumaadeen? Awaan Hadraawi โ€œHABLAHA GEESKA AFRIKAโ€ | 1978.

๐—ช๐—”๐—Ÿ๐—œ (@lfcwali) 's Twitter Profile Photo

Jackson Hinkle ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ Ben Shapiro Every child deserves a safe and peaceful childhood. My thoughts are with them, and I hope for a future where conflicts can be resolved without such devastating consequences. ๐Ÿ’”๐Ÿ•Š๏ธ #PeaceForGaza

<a href="/jacksonhinklle/">Jackson Hinkle ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ธ</a> <a href="/benshapiro/">Ben Shapiro</a> Every child deserves a safe and peaceful childhood. My thoughts are with them, and I hope for a future where conflicts can be resolved without such devastating consequences. ๐Ÿ’”๐Ÿ•Š๏ธ #PeaceForGaza
Dr. Maryan Qasim (@drmaryanqasim) 's Twitter Profile Photo

Walaalaha aan Allah dartiisa u jeclahay waxaan naftayda iyo tiinaba u dardaarmayaa inaan Allah ka dhowrsanno oo aan is xisaabinno inta aan la gaarin maalintaas. Wixii aan hormarsannay uun baa nalagu abaalmarini, Allah ma dulmiyo addoomada.

Walaalaha aan Allah dartiisa u jeclahay waxaan naftayda iyo tiinaba u dardaarmayaa inaan Allah ka dhowrsanno oo aan is xisaabinno inta aan la gaarin maalintaas. Wixii aan hormarsannay uun baa nalagu abaalmarini, Allah ma dulmiyo addoomada.
Somali Mission to UN-NY (@somaliaatun) 's Twitter Profile Photo

With 94% of health facilities damaged/destroyed in Gaza & severe humanitarian blockade ongoing, civilian protection remains non-negotiable. Calling for an immediate and unconditional ceasefire & reaffirm support for a free, sovereign Palestine with Jerusalem as its capital. #Gaza

With 94% of health facilities damaged/destroyed in Gaza &amp; severe humanitarian blockade ongoing, civilian protection remains non-negotiable. Calling for an immediate and unconditional ceasefire &amp; reaffirm support for a free, sovereign Palestine with Jerusalem as its capital. #Gaza
Tunรง DemirtaลŸ (@tuncdemirtas) 's Twitter Profile Photo

If, as claimed, there were a terrorist organization just 6 kilometers away, would such an atmosphere be possible in the city? In the heart of #Mogadishu, on Maka Al-Mukarama Road, there is peace and security. People are thankfully able to break their fast safely. Alhamdulillah.

Abdirahman Abdishakur (@aabdishakur) 's Twitter Profile Photo

Qabiilku waa abtirsiga reerka aad u dhalatay, qabyaaladduse waa in aad aaminto in tolkaa inta kale ka fiican yahay, nacaybna u qaaddo qabiillada kale, laguuguna cabsiiyo in ay col kuu yihiin, ama ay cadkaada cunayaan. Qabyaaladdu waa cudur caqli, diin iyo akhlaaqba ka maran,