Cigaal Caymo (@cigaalcaymo) 's Twitter Profile
Cigaal Caymo

@cigaalcaymo

Social Activities and youth Peace Ambassadors all Somalia Special Gaalkacyo. All tweets are my own.

ID: 3354051995

calendar_today01-07-2015 22:56:09

5,5K Tweet

11,11K Followers

112 Following

Cigaal Caymo (@cigaalcaymo) 's Twitter Profile Photo

Todobaatan jirkii iyo aqoon yahan kii PhD da watay. Macallinkii sodonka sano Xamar joogay. Awoowihii labada mar madaxweynaha noqday. Waayeelkii u olaoleyn jiray codka xorta ah, Caawa ma wuxuu seexanaya iyadoo gabadhaas yar ee aan waxba geysan xabsiga ku hoyaneyso.

Madaxweyne Xasanow, adduun waa harka labadiisa galine Alle ka baq ooxorriyaddooda sii dhallinyarada canshuur bixiyeyaasha ah,cabashadoodana dulqaad u yeelo haddiiba aadan waxba ka qaban-karin. Hassan Sheikh Mohamud Human Rights IGAD Peace and Security Division United Nations U.S. Embassy Mogadishu, Somalia

Sheekada maanta ee Cabdicasiis Laftagareen iyo Xasan Sheekh waa wankii Ciidda Udxiyada la qali rabay, balse gartay shirqoolka oo baxsaday Ciidul-Fidrigii intaan la gaarin. 4sano waxkasta oo doorasho la xiriiray ee uu Madaxweynahu ka shaqeynayay waa hal bacaad lagu lisay.

Sheekada maanta ee Cabdicasiis Laftagareen iyo Xasan Sheekh waa wankii Ciidda Udxiyada la qali rabay, balse gartay shirqoolka oo baxsaday Ciidul-Fidrigii intaan la gaarin.

4sano waxkasta oo doorasho la xiriiray ee uu Madaxweynahu ka shaqeynayay waa hal bacaad lagu lisay.
Cigaal Caymo (@cigaalcaymo) 's Twitter Profile Photo

Caawa waa habeen barakeesan Acmaasha Allaha naga Aqbalo, Abaarta iyo Colaada Allaha naga saaro, Hada markaan Masjidka ka soo baxnay Shuux baa inoo da’ayo, Eebbow noo 𝗮𝗯𝗱𝗶 o na barwaaqee #Galkacyo.

Cigaal Caymo (@cigaalcaymo) 's Twitter Profile Photo

Abdiasiis Lafta gareen wuxuu ka loox jiitey hogaamiyihii mayalka adkaa ee RRA, Col Hassan M Nuur (Shaati guduud) oo adeerkiisna ahaa, Sidoo kalena siyaadasada wuxuu kusoo jirey tan iyo imbagaati, Xil aanu kasoo qaban DFS ma jirto. Marka ninka noocaasoo kale ah in lagu deg dega

Abdiasiis Lafta gareen wuxuu ka loox jiitey hogaamiyihii mayalka adkaa ee RRA, Col Hassan M Nuur (Shaati guduud) oo adeerkiisna ahaa,

Sidoo kalena siyaadasada wuxuu kusoo jirey tan iyo imbagaati, Xil aanu kasoo qaban DFS ma jirto.

Marka ninka noocaasoo kale ah in lagu deg dega
Cigaal Caymo (@cigaalcaymo) 's Twitter Profile Photo

HSM ma tagi karo karo Garoowe, hargaysa, kismaayo, baydhabo, beledwayne iyo xitaa dhulka jifadiisa hoose ee masaajid Cali gaduud, masagawaay, aadan yabaal, alkawthar, ceelbuur iyo xamar gudaheeda qayb kamid ah. Su'aashu waxa weeye ma madaxwayne soomaaliyedba mise waa duqa xamar?

Cigaal Caymo (@cigaalcaymo) 's Twitter Profile Photo

#Roobabka ; Xalay ilaaa saka magalooyinka roobku helay ee aanu xaqiijinay lana xiriirnay oo iskukujira kuwo roob badana helay baragihina aybuuxsamen iyo kuwo biyo dhiga fican ah Miirkhaliifo Xirsimacaf Cali bare Daratoole Neefkuceliye Biladaye Nagaardaale Hararaf Qorile

#Roobabka ; Xalay ilaaa saka magalooyinka roobku helay ee aanu xaqiijinay lana xiriirnay  oo iskukujira kuwo roob badana helay baragihina aybuuxsamen iyo kuwo biyo dhiga fican ah

Miirkhaliifo
Xirsimacaf
Cali bare
Daratoole
Neefkuceliye
Biladaye
Nagaardaale
Hararaf
Qorile
Cigaal Caymo (@cigaalcaymo) 's Twitter Profile Photo

Wiilasha Xamar joogoow gabadha sunada ah ayaa fiican ee ogaada. 😂 2026 dunida waxeey isku heystaa awood iyo istaraatiijiyad anagana sug iyo liis ayaan wali ka hadleynaa kkkk

Cigaal Caymo (@cigaalcaymo) 's Twitter Profile Photo

Lafta-gareen inuu siyaasad ahaan ka adkaado kooxda Muufo Waan jeclaa, Laakiin ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed in Baydhabo looga adkaado waxay igu noqon lahayd xanuun mahadho ah.

Cigaal Caymo (@cigaalcaymo) 's Twitter Profile Photo

Hadii aad tashan weydo sida Daarood iyo Hawiye waa laguu talinayaa, Waa Culusoow oo si rasmi ah ula wareegay maamul goboleedkii la oran jiray Koonfur Galbeed.

Rag aan qado maalin ah Qaddiyaddooda siisan iyo MW Deni. ~“Ku xisaabtan Taariikhdu waa Xaashidaas Qorane." Geesiyaasheena ka taxadara in dhagarata cadawka ku dhacdaan Madaxweeyne Daacad idiin ah baad heesataan. HE Said Deni

Rag aan qado maalin ah Qaddiyaddooda siisan iyo MW Deni.

~“Ku xisaabtan Taariikhdu waa Xaashidaas Qorane."

Geesiyaasheena ka taxadara in dhagarata cadawka ku dhacdaan Madaxweeyne Daacad idiin ah baad heesataan. HE Said Deni
Cigaal Caymo (@cigaalcaymo) 's Twitter Profile Photo

Galkacyo anagaa u dhalanay o joogna wax kasta oo rabitaanka dowlada Puntland waa ka suurta galayaan yaan masaakiinta la marin habaabin, Gaawidoow Xasan Been waad u sheegi kartaa Lakiin Reer Galkacyo sharafkooda ma gadan kartid, Fulay baad tahay ina gumeed ah.

Galkacyo anagaa u dhalanay o joogna wax kasta oo rabitaanka dowlada Puntland waa ka suurta galayaan yaan masaakiinta la marin habaabin, Gaawidoow Xasan Been waad u sheegi kartaa Lakiin Reer Galkacyo sharafkooda ma gadan kartid,
Fulay baad tahay ina gumeed ah.