HUD-HUD (@cabdixakin78680) 's Twitter Profile
HUD-HUD

@cabdixakin78680

hud hud kaan cunay buu wadnuhu how ileeyahay, πŸ¦…

ID: 1783526196757569536

calendar_today25-04-2024 15:59:31

3,3K Tweet

266 Followers

217 Following

HUD-HUD (@cabdixakin78680) 's Twitter Profile Photo

Cali daacuun iyo cali calool xanuun Ali Samatar bal maxaa maxaabiis iyo dhulbahante ka galay? Ma lexjeclo yey ka tahay mise views kii baa nasoo galay.πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Cali daacuun iyo cali calool xanuun <a href="/AliSamattar/">Ali Samatar</a>  bal maxaa maxaabiis iyo dhulbahante ka galay? Ma lexjeclo yey ka tahay mise views kii baa nasoo galay.πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚
Sheiknor Abucar Qassim (@sheiknorqassim) 's Twitter Profile Photo

KU: ISIMADA PUNTLAND: Asalaamu calaykum Reer Puntland waxay waligood u taagnaayeen dhoowrista midnimadda iyo ilaalinta sumacadda guud ee umadda Soomaaliyeed. Walaalyaal: War-fidiyeenadda caalamka ee wax baara ( investigator reports ) waxay jaraa’idyadda caalamka ku qorayaan

KU: ISIMADA PUNTLAND:

Asalaamu calaykum

Reer Puntland waxay waligood u taagnaayeen dhoowrista midnimadda iyo ilaalinta sumacadda guud ee umadda Soomaaliyeed. 

Walaalyaal: 

War-fidiyeenadda caalamka ee wax baara ( investigator reports ) waxay jaraa’idyadda caalamka ku qorayaan
HUD-HUD (@cabdixakin78680) 's Twitter Profile Photo

Buduu badaa πŸ˜‚πŸ˜‚ bal wakaase fly Dubai hakaa yeesho.been iyo quraafaad ka dadkiina kadaayo ha lugoyninee.πŸ˜‚πŸ˜‚

HUD-HUD (@cabdixakin78680) 's Twitter Profile Photo

Muuse Cabdilahi oo ahaa ragii 2023 dagaalkii Sool isu soo dhiibay ciidamada SSCKH ,ninkaasoo markii dambe ahaa ragii aan udirnay inay galaan buurta gacan libaax yaa caawo xireen GWG . Odeygii ciro ragii uu udagaalamay oodhan banaanka yuu dhigay.πŸ˜‚

Muuse Cabdilahi oo ahaa ragii 2023 dagaalkii Sool isu soo dhiibay ciidamada SSCKH ,ninkaasoo markii dambe ahaa ragii aan udirnay inay galaan buurta gacan libaax yaa caawo xireen GWG .

Odeygii ciro ragii uu udagaalamay oodhan banaanka yuu dhigay.πŸ˜‚
HUD-HUD (@cabdixakin78680) 's Twitter Profile Photo

Inankan haduu dhulbahante ahaan lahaa,majeerteen ka waxay taageeri lahaayeen FREY πŸ˜‚πŸ˜‚ waxayna dhihi lahaayeen meeshu waa America oo qabiil la iskuguma codeeyee xisbi iyo ideology yaa la isku doortaa Boowe.πŸ˜‚πŸ˜‚ Dr Mohamed HALGAMAA POST IkraamDr

Inankan haduu dhulbahante ahaan lahaa,majeerteen ka waxay taageeri lahaayeen FREY πŸ˜‚πŸ˜‚ waxayna dhihi lahaayeen meeshu waa America oo qabiil la iskuguma codeeyee xisbi iyo ideology yaa la isku doortaa Boowe.πŸ˜‚πŸ˜‚ 

<a href="/MoAbdiyare/">Dr Mohamed</a> <a href="/Halgamaassc99/">HALGAMAA POST</a> <a href="/IkraamDr/">IkraamDr</a>
HUD-HUD (@cabdixakin78680) 's Twitter Profile Photo

Iidoorku ragooda waaweyn maxay sidii dumarkii oogu ooyaan horta,πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ war wuxu jilicsanaa badan ninkaan wayn wuxuu la ooyayaa saaka masoo quraacan.