Alteza (@alteza93) 's Twitter Profile
Alteza

@alteza93

Crypto Enthusiast.|Adeege Bulsho Social Worker, Advocator.|πŸ”₯

ID: 1725006122006814720

calendar_today16-11-2023 04:22:37

331 Tweet

535 Followers

162 Following

Alteza (@alteza93) 's Twitter Profile Photo

Fikirkaan waa ka soo horjeeda, kwrn iyadoo 2dii sanno dhamaan haddii saca dhinto bil gudaheed. πŸ’― Abaar ayaa imaan karta, saca wuu xanuunsan karaa. 😏 iPhone-ka haddii uu iga halaabo waa sameysan karaa. βœ… Guys.

Fikirkaan waa ka soo horjeeda, kwrn iyadoo 2dii sanno dhamaan haddii saca dhinto bil gudaheed. πŸ’―

Abaar ayaa imaan karta, saca wuu xanuunsan karaa. 😏

iPhone-ka haddii uu iga halaabo waa sameysan karaa. βœ…

Guys.
Alteza (@alteza93) 's Twitter Profile Photo

Dadka intooda badan waxay ku ordaan signals, laakiin waxbarashada & mentorships-ka waa ay iska indho-tiraan. Taasi oo ah sababta dadka badankood u fashilmaan. Su'aal: Haddii aad Forex, crypto ama stock ku jirto, maxaa door muhiim ah ku leh guushaada suuqyadan digital-ka?

Alteza (@alteza93) 's Twitter Profile Photo

$SUI long position hit target. πŸ˜πŸ€‘ My body wants more sleep, but my pockets wants more money.βœ…πŸ₯ΆπŸ€‘ Trading no degree is required just pure skills.πŸ‘‰πŸ’―βœ… Join #SFC si aad nala qadeyso.

$SUI long position hit target. πŸ˜πŸ€‘

My body wants more sleep, but my pockets wants more money.βœ…πŸ₯ΆπŸ€‘

Trading no degree is required just pure skills.πŸ‘‰πŸ’―βœ…

Join #SFC si aad nala qadeyso.
Alteza (@alteza93) 's Twitter Profile Photo

Trader walba wuxuu leeyahay safar u gaar ah .πŸš€Qaar degdeg ayay u bartaan, qaarna sannado ayay ku qaadataa. SU’AAL: Immisa ayeey qofka ku qaadan kartaa inuu noqdo profitable trader sax ah?πŸ€”πŸ‘‡β€