AJCrypto (@ajcrypto15) 's Twitter Profile
AJCrypto

@ajcrypto15

AJCyrpto waxaad ka heli doontaa barashada suuqa Kiribtada. Cryptocurrency analysis for informational purpose only not financial advice- Be aware scammers.

ID: 1393006833368027138

linkhttps://www.facebook.com/ajcrypto23 calendar_today14-05-2021 00:55:17

494 Tweet

6,6K Followers

125 Following

AJCrypto (@ajcrypto15) 's Twitter Profile Photo

#RNDR Waxaan aragnaa in ay ku jirto xaalda aruurin ah, hadii ay jabsato descending Trendline waxaa arki doonaa dhaqaaq xoogan oo dhinaca sate ah, ka faa'iideyso suuqa inta uu hoosta joogo. DYOR! Mohammed.M ABtrader Shakur Abdala

#BTC Waxaa laga soo celiyey saqaf ah h MYRL, hadii ay shumaca isbuuc laha ay ku jabiso kuna xirto zone ka korkiisa waxaan arki doonaa dhaqaaq xoog leh DYOR.#investment #cryptocurrency #bitcoin #BullRun2025 Mohammed.M ABtrader Shakur Abdala

#Clore Xalay ayaan taxliilin soo dhigay aniga oo sheegay in ay sameysatay naqshad suuqa sii wada, caawana waxa dhacay indhihiina ayaad ku aragtaan 16% dhaqaaaq daqiiqado guduhooda mashallah. Aqoontu waa awood!

Mohammed.M (@moha_m101) 's Twitter Profile Photo

Waxaan ogaadey sababta hoos u dhaca weyn ee suuqa Ma jirin khiyaano ka timid Binance Trump na dambi baa laga galay 😂 mana dhici doonto mar kale Yacni hoos u dhac la mid ah ha sugin Waxaan bixin doonaa sharraxaad dheeraad berri la soco voice chat ka AJCrypto

AJCrypto (@ajcrypto15) 's Twitter Profile Photo

#Taariikh qorantay oo in badan la Xasuusan doono intii markhaatiga aheydna wey nasiib badan yihin iyaagaa ka sheekeen doono. 10.10.2025!. Taariikhda iyadaa is qorta! "Dib u milicsi wixii dhacay iyo maxaan ka baraney".

#ETH on 1H TF is forming a symmetrical triangle and the price created hidden bullish divergence which is BCP, If the price breaks and closes above the moving averages also breaks the pattern to the upside then we will see a big move to the upside. DYOR! Mohammed.M ABtrader