Ahmed Said (@ahsnur77) 's Twitter Profile
Ahmed Said

@ahsnur77

Facilitator for Development and Peace building programs, advocator for peace and education for All. Views are my own. My RTWs do not always mean endorsement.

ID: 4576647919

calendar_today16-12-2015 16:27:23

153 Tweet

188 Followers

1,1K Following

Mohamed Abdinoor (@mabdinoorcop) 's Twitter Profile Photo

#Somalia Companies have now cleaning and dehulling capacities of 99.8% purity level to meet int market requirement. Previously somali sesame was taken to Dubai for Ee-branding and export but now they can do it direct to markets like 🇹🇷 🇨🇳 🇯🇵 and soon to 🇺🇸 and Europe market

Ahmed Said (@ahsnur77) 's Twitter Profile Photo

“Caqabadaha soo wajahay barnaamijka qof iyo cod Puntland“ with Ahmed Said. Tomorrow at 9:00 pm on Clubhouse! clubhouse.com/event/xn5JDjDz

Ahmed Said (@ahsnur77) 's Twitter Profile Photo

Ciid Mubaarak dhammaan Ehelka , Asxaabta , umadda Soomaaliyeed iyo dhammaan Muslimiinta Meel kasta oo aad joogtaan #Somalia #Muslims

Ahmed Said (@ahsnur77) 's Twitter Profile Photo

You had never showed any sign and interest to be an accountable leader during your tenture of puntland president over the last 3 yrs nor expecting you to be as an accountable leader even if you are elected president of somalia #SomaliaElections2022 #Somalia #Deni4Somalia

Ahmed Said (@ahsnur77) 's Twitter Profile Photo

Maanta xildhibaano badan ma imaan baa la yiri teendhada doorashada si ay u dhegaYstaan Khudbada Musharaxiinta Madaxweynaha #Somalia. Taasu waxay cadayn u tahay inaan qofna lagu dooranayn barnaamijkiisa waxqabad ee wax kale la Xeerinayo.

Ahmed Said (@ahsnur77) 's Twitter Profile Photo

Somalia Guul iyo Horumar baan u rajaynayaa . #HassanSheikhMohamud waaya aragnimadii uu ka Dhaxlay Muddo xileedkiisii hore madaxwynaha #Somalia waxaan aaminsanahy inuu uga faaiidayn doono dadka iyo dalka Soomaaliyeed. Somalia Guul.

Thanks #Farmaajo .You owe him. #HassanSheikhMohamud did the same in 2017. #Somalia needs a peacefull transfer of power.

Hassan Sheikh Mohamud (@hassansmohamud) 's Twitter Profile Photo

Waxaan u mahadcelinayaa madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo igu qaabilay xarunta madaxtooyada dalka, sidoo kale waxaan u mahadcelinayaa dalalka aan walaalaha iyo saaxiibada nahay ee dalkeena u soo diray dhambaallada hambalyada ah

Waxaan u mahadcelinayaa madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo igu qaabilay xarunta madaxtooyada dalka, sidoo kale waxaan u mahadcelinayaa dalalka aan walaalaha iyo saaxiibada nahay ee dalkeena u soo diray dhambaallada hambalyada ah
Ahmed Said (@ahsnur77) 's Twitter Profile Photo

#Somalia Peaceful transfer of power was progressive since 2000. It is a good sign of state building and development. Somali leaders should find solutions for long outstanding/ pending issues including completing draft constitution etc.

Waxaan rajaynayaa in khilaafka siyaasadeed oo doorashada #Puntland ku salaysan laga wada hadlo isla markaasna heshiis laga gaaro. Xalku wada hadal buu ki jiraa doorasho wadar ogol ah oo si nabad ah ku qabsoonta.khilaaf siyaasadeed xal siyaasadeed buu u baahan yahay.

Ahmed Said (@ahsnur77) 's Twitter Profile Photo

Puntland dastuurkeeda waqtiga lagu soo beegay wax ka bedelkiisa ayaa qaldanaa oo ahaa waqti xasaasi ah oo doorasho waxayna ahayd arrin siyaasiyan u qaldan laakiin sida wax looga bedeli karo dastuurka ayey ku qeexan tahay.