Ahmed Mohamed (@ahmedmo93316065) 's Twitter Profile
Ahmed Mohamed

@ahmedmo93316065

Ahmed

ID: 1550199629458939904

calendar_today21-07-2022 19:23:20

17 Tweet

335 Followers

1,1K Following

Ahmed Mohamed (@ahmedmo93316065) 's Twitter Profile Photo

waxaan garan waayay waxa Markasta oo Madaxweyaha Somalia Safar Debeda ugu boxo waxa Bahdilka iyo Liidnimada ugu wacan waxaan arkayay isaga oo bahdilan oo baahan oo Eegaya Gabadha Madaxweynaha Tansania

Ahmed Mohamed (@ahmedmo93316065) 's Twitter Profile Photo

Mr Hassan Sheekh waa madaxweyne aan waxba diidin mar waxaa soo dhaweeyey Wasiirka beeraha mar waxaa soo dhaweeyay wasiir Baabuurta mar waxaa soo dhaweeyey wasiiru Dowle horta Qofku miyuusan Madaxweyne ahayn sidee wax yihiin

Ahmed Mohamed (@ahmedmo93316065) 's Twitter Profile Photo

Raisal wasaare Hamza wuxuu u muuqda nin meesha looga tegay ee maaha Raisal wasaare Go,aamo qaadan kara waa maxay Madaxweyne Hassan Sheekh maalinkasta waa safar isna waa iska jooga Xil magacaabi maayo cid xil ka qaadi maayo cid soo dhawayn maayo sidee wa u jir

Ahmed Mohamed (@ahmedmo93316065) 's Twitter Profile Photo

Maamulka Somaliland Ee Muuse Handaraab waxaan ugu baaqaya In Uu Maleeshiyadiisa kala soo boxo Gobolka Sool hadii uu Nabad doonayo hadii kale Dhulka Ninkw Leh baa u hadhi doona Muuse Shaanina isaga oo Dulaysan buu tegi doona

Ahmed Mohamed (@ahmedmo93316065) 's Twitter Profile Photo

Dowlada Somalia Malaha miyaa Code of Conduct# Ninka Raisal wasaare Xigeenka sheeganaya maxaa wax looga qaban waayay ninka la taagan qabyaalada iyo qudhunka

Ahmed Mohamed (@ahmedmo93316065) 's Twitter Profile Photo

Madaxwayne Hassan Sheekh 1.La taliye malaha miyaa?? 2.Protocol Malaha miyaa ? 3.cid wax u sheegta ma jirto miyaa? Maxaa Masaajidka looga qaban waayay Maxaa qaab Madaxweyne loogu yeeli waayay Maxaa Diifta iyo Darxumada ka muqta logu daawana

Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) 's Twitter Profile Photo

"Heshiiska SL iyo Itoobiya,wuxuu ka khatar badan yahay Alshabaab"Ayuu yiri Wasiir Balcad. Waa wax laga xumaado xaqiiqdii in halkaa la gaarsiiyo arinka SL oo sidaa loo fogeeyo Ummaddaas. JQ.

Ahmed Mohamed (@ahmedmo93316065) 's Twitter Profile Photo

Faysal Roble oo BBC La hadlayay wuxuu Yidhi Somaliland waa sidii Gabadh weyn oo 30 Sano guur raadinaysay oo maalintii dambe la kufsaday oo isla soo taagtay nin baan helayay hada waxay lee yihiin waana la soo hadal qaaday

Ahmed Mohamed (@ahmedmo93316065) 's Twitter Profile Photo

Mr Deni (Mulaaxo) waxaa u banaan maanta in uu iska dhiibo Hargeisa oo Cirro Magangelyo waydiisto Shirka Laascanod iyo Iscasilaada Abdirashiid wuxuu calaamad u yahay fashilka iyo la’aanta wixii Puntland la odhanjiray maanta waxaa laga cararyaa xilkii Puntland