Ali.A.Diini (@a_diini) 's Twitter Profile
Ali.A.Diini

@a_diini

πŸ‡ΈπŸ‡΄SOOMAALI IMO πŸ‡ΈπŸ‡΄ @Economist
Social Activist and political analyst

ID: 832766876778369025

calendar_today18-02-2017 01:41:10

3,3K Tweet

200 Followers

427 Following

Abdullahi M Hassan (Abdullahi Yabarow) (@siigaale1) 's Twitter Profile Photo

Shekh Cali Wajiis”Yaab Madaxweyneyaashii hore Sheikh Shariif Sharif Sheikh Ahmed midna wuxuu Baarlamaanka ka hor sheegay amniga ayaa faraha ka baxay midna (Farmaajo) Mohamed Farmaajo wuxuu yiri hadaan la joojinin dastuurka laga hadlaayo Nin waliba Tuuladiisa ayuu ku laabanaa” labaduba

G.MulMuli (@ramadan70530344) 's Twitter Profile Photo

Sheikh Shariif Hadii Aad Xamar Sumcad iyo Taageero Kaweesay Garoowe Goof Makuugu Yaal Aragaaga Argagixsada alshabab kusoo Xasuusanaa Boqorka Gambiska Sooy Sooy sxb

Saida Wehelie (@wehelieali) 's Twitter Profile Photo

Hashi, MD Hassan Sheikh Mohamud Obsessed with Prez. Dr Hassan and Hawiye in general LOL ! FYI Salaam Bank is a private Bank owns by his Family and its head quarter is in Mogadishu so, what to do with him and what reason to hide from him ? Your input must be worthy reading, Take it back it's useless LOL!

Villa Somalia (@thevillasomalia) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Nuqulka Rasmiga ah ee Wax-ka beddelka cutubyada 1aad, 2aad, 3aad iyo 4aad ee Dastuurka JFS, oo ay shalay cod Aqlabiyad leh ku ansixiyeen Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka FS.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  saxiixay Nuqulka Rasmiga ah ee Wax-ka beddelka cutubyada 1aad, 2aad, 3aad iyo 4aad ee Dastuurka JFS,  oo ay shalay  cod Aqlabiyad leh ku ansixiyeen Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka FS.
Saida Wehelie (@wehelieali) 's Twitter Profile Photo

Dr. Ali Faqi Somalia belongs to Somalis Ya maskiin. Decision is ours and no one can change anything, passed ,that's it . merry-go- round behind foreign backs can't help LoL !

Naaji (@engnaaji) 's Twitter Profile Photo

From 2011 to 2024 intaaa oo sano bey Habarta Ha Ley Fura Laheyd Lakin Marna Isma Laheyn Oramaan Habarta Guursan Doonto ! Lakin Yeelkadeda Hilibka Ceyriinka Ma Barteen ??

From 2011 to 2024 intaaa oo sano bey Habarta Ha Ley Fura Laheyd Lakin Marna Isma Laheyn Oramaan Habarta Guursan Doonto !

Lakin Yeelkadeda Hilibka Ceyriinka Ma Barteen ??
HOBYO KINGπŸ‘‘πŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡ΉπŸ‡ΏπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΏπŸ‡¦πŸ‡¨πŸ‡© U.S.C πŸ‡ΈπŸ‡΄ (@mudug_usc) 's Twitter Profile Photo

Reer Tuulo luqadda Englishka may aqoon modaan Faysal Ali Warabe Hon. Ahmed FIQI wasiirka arrimaha dibadda soo dhawoow waxaan hubaa inaad tahay aqoonyahan waaya arag ah oo wax ka badali kara siyaasadda arrimaha dibadda ee SomaliaπŸ‡ΈπŸ‡΄ Waxaan kuu rajaynayaa nasiib wanaagsan In shaa ALLAH

Reer Tuulo luqadda Englishka may aqoon modaan <a href="/FaisalAliWarabe/">Faysal Ali Warabe</a>

<a href="/AhmedMoFiqi/">Hon. Ahmed FIQI</a> wasiirka arrimaha dibadda soo dhawoow waxaan hubaa inaad tahay aqoonyahan waaya arag ah oo wax ka badali kara siyaasadda arrimaha dibadda ee SomaliaπŸ‡ΈπŸ‡΄ Waxaan kuu rajaynayaa nasiib wanaagsan In shaa ALLAH
Omar Abraar (@oabraar) 's Twitter Profile Photo

CIIDA & LIIDO:-Muqdisho oo si weyn looga Ciidayo Maalinta labaad ee Ciidul-Fidriga,Haddaba waa sidee Jawiga Ciida ee Magaalada Muqdisho? P1 Wariye Bushra Bashiir Cabdi ayaa kawarameysa. Somali Cable News

Too $hort (@sonofsomali) 's Twitter Profile Photo

MJ’s been playing that victim card for 20+ years. They learned from idoors who’s the ultimate victim in Somalia 🀣🀣🀣

Saida Wehelie (@wehelieali) 's Twitter Profile Photo

General Aidid prevented Ethiopia’s Zenawi from invading Somalia twice, 1993 and 1996. Zenawi pleaded, in person & on phone, for Aidid’s cooperation. β€œNo Sir. No,” firmly replied Aidid. Zenawi invaded Somalia on 6 Aug 96, 5 days after the General’s death. History is instructive.

Abdirahman y al-adala (@abdirahmanyala3) 's Twitter Profile Photo

Kuwa ka hadlaya Siyaasadda Dalkeenna waxaa ka mid ah kuwa ku eedaysan Danbiyo ay ku jiraan Dil,Weeraro Sharci darro ah iyo isku day afganbi oo isku dayaya in ay isku ekaysiiyaan Muwaadiniinta kale, laakiin Ha xusuusnaadaan in la ogyahay!

Saida Wehelie (@wehelieali) 's Twitter Profile Photo

Farqi u dhexeya labada Xukumaad #DanQaran and Nabar & Nuqsaan aka #NN aya Maanta fagaraaha lagu Kala baxey . Rag kale dheere Guul & Gobonimo #DanQaran πŸ’―πŸ™

Farqi u dhexeya labada Xukumaad #DanQaran and  Nabar &amp; Nuqsaan aka #NN aya Maanta fagaraaha lagu Kala baxey . Rag kale dheere 
Guul &amp; Gobonimo #DanQaran πŸ’―πŸ™
Saida Wehelie (@wehelieali) 's Twitter Profile Photo

Gudoomiye Said Dani Xujeyda fasax .destuurka ka careysna la iskama yeeli doono. Xajka inyow ka daa waan kula talin boowe LOL !