Abdirahman lahele🇸🇴🔥🏅🕒🪄 (@abdirahmanali05) 's Twitter Profile
Abdirahman lahele🇸🇴🔥🏅🕒🪄

@abdirahmanali05

★彡🪡🤲𝐚𝐥𝐥𝐨𝐰 𝐠𝐚𝐟𝐤𝐞𝐧𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐠𝐞𝐫𝐢𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐡𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐢𝐧🤲彡★ facebook facebook.com/abdirahmaan29 💫🏅🩸Soo dhawawaw🩸🏅🔥

ID: 1187991902106378241

calendar_today26-10-2019 07:21:53

2,2K Tweet

3,3K Followers

1,1K Following

Sharif Sheikh Ahmed (@hesharifshahmed) 's Twitter Profile Photo

Waxaan dowlad goboleedka Galmudug iyo bulshada ka soo jeeda ugu hambalyeynayaa maalinta 14-ka Agoosto oo ku asteesan asaaskii Galmudug. Waxaa bogaadin mudan horumarka iyo dib u kabashada ka jirta degaanada Galmudug

Waxaan dowlad goboleedka Galmudug iyo bulshada ka soo jeeda ugu hambalyeynayaa maalinta 14-ka Agoosto oo ku asteesan asaaskii Galmudug. 

Waxaa bogaadin mudan horumarka iyo dib u kabashada ka jirta degaanada Galmudug
Abdirahman lahele🇸🇴🔥🏅🕒🪄 (@abdirahmanali05) 's Twitter Profile Photo

Soomaaliya ayaa ka baxday liiska safka hore wadamada ugu halista badan dunida oo ay ka dhacaan weerarada argagixisada oo ay markii hore kaga jirtay kaalinta 1-aad. Hadda, waxay ka gashay kaalinta 7-aad

Soomaaliya ayaa ka baxday liiska safka hore wadamada ugu halista badan dunida oo ay ka dhacaan weerarada argagixisada oo ay markii hore kaga jirtay kaalinta 1-aad. 

Hadda, waxay ka gashay kaalinta 7-aad
Abdirahman lahele🇸🇴🔥🏅🕒🪄 (@abdirahmanali05) 's Twitter Profile Photo

“Miskiinaa miska la fuulo leh” jubaland canshuurta bixin meyno namana quseyso kuwa kalana wadada kuso jiraan Hadaba maxaa u xal ah shacabka gobolka banaadir!

“Miskiinaa miska la fuulo leh” jubaland canshuurta bixin meyno namana quseyso  kuwa kalana wadada kuso jiraan 

Hadaba maxaa u xal ah shacabka gobolka banaadir!

DEGDEG:: Xukunkii caalamka ka Yaabiyay ayaa galabta La riday, Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ayaa amray in la daldalo 30 sarkaal kadib markii ay ka gaabiyeen ka hortagga fatahaadihii sababay dhimashada 4,000 oo qof. Sidee u aragtaa?

DEGDEG:: Xukunkii caalamka ka Yaabiyay ayaa galabta La riday, Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ayaa amray in la daldalo 30 sarkaal kadib markii ay ka gaabiyeen ka hortagga fatahaadihii sababay dhimashada 4,000 oo qof.

Sidee u aragtaa?
Sharif Sheikh Ahmed (@hesharifshahmed) 's Twitter Profile Photo

Waxaan dhammaan umadda soomaaliyeed iyo guud ahaan muslimiinta adduunka ugu hambalyeynayaa Dhalashada Nabigeena Suuban ee Muxamed NNKH. Dhalashadda Nabi Muxamed (NNKH) adduunkan wuxuu u ahaa waa cusub oo u baryay, Suubanaha waxa uu na dhaxalsiyay Wanaag fara badan iyo

Waxaan dhammaan umadda soomaaliyeed iyo guud ahaan muslimiinta adduunka ugu hambalyeynayaa Dhalashada Nabigeena Suuban ee Muxamed NNKH. 

Dhalashadda Nabi Muxamed (NNKH) adduunkan wuxuu u ahaa waa cusub oo u baryay, Suubanaha waxa uu na dhaxalsiyay Wanaag fara badan iyo
Abdirahman lahele🇸🇴🔥🏅🕒🪄 (@abdirahmanali05) 's Twitter Profile Photo

Sawirada Aabe Abdirisaq ayaa noqday aabihii ugu horeeyay ee xaaskiisa xilliga ay Dhaleyso ama ay u muleyso uu wehel u noqday xaaskiisa, isla markaana uu la joogo inta ay ka dhalleyso. Dhacdadaan ayaa ka dhacday isbitaalka Banaadir

Sawirada Aabe Abdirisaq ayaa noqday aabihii ugu horeeyay ee xaaskiisa xilliga ay Dhaleyso ama ay u muleyso  uu wehel u noqday xaaskiisa, isla markaana uu la joogo inta ay ka dhalleyso.

Dhacdadaan ayaa ka dhacday isbitaalka Banaadir