MULAAXO (@dunia_work) 's Twitter Profile
MULAAXO

@dunia_work

Register nurse /clinical counselor vocational education &training institute my home 🏠 punt land .

ID: 1523288224151519232

calendar_today08-05-2022 13:06:55

46,46K Tweet

5,5K Takipçi

1,1K Takip Edilen

Mohamed Salh (@mohamedselh) 's Twitter Profile Photo

Dowladda Federaalka #Somalia: “Xisbiyada #Puntland iyo kuwa kaleba (Muqdisho) waa laysku darayaa oo kulli xisbiyo Qaran ayey kulli wada noqonayaan; dib u noqosho ma jirto, doorasho dadbanna waa xaaraan.”

Ali Samatar (@alisamattar) 's Twitter Profile Photo

#Daawo Baarlamaanka puntland oo sheegay inay 20 Kiilo oo Qaad ah cunaan maalintii🤣🌱🌱 Mukhtar Alaska Wuxuu yidhi hadda ka hor Xafiisyada Puntland Waa lagu qayilaa Dubnadana waa lagu ciyaaraa been baaan moodaayay.‼️

MULAAXO (@dunia_work) 's Twitter Profile Photo

Kkkk war ileyn belaayo waa tanoo kale wiil kabo silig ah oo indho guduudan oo garacaan hindiga ah meel saara ma la wayey?

Kkkk war ileyn belaayo waa tanoo kale wiil kabo silig ah oo indho guduudan oo garacaan hindiga ah meel saara ma la wayey?
Dr Mohamed (@moabdiyare) 's Twitter Profile Photo

Puntland madax iyo majo ayuu iskaga xiray Macangaga! Deni waa nin aan lahayn; 1. Faham siyaasadeed 2. Curin siyaasadeed 3. Iyo dul qaad iyo xamilid siyaasadeed. Deni waxaa liijaanka u haayo; 1. Caro xad dhaaf ah 2. Dhaqaale raadis xoogan. Faham la'aanta Siyaasadeed

Puntland madax iyo majo ayuu iskaga xiray Macangaga!

Deni waa nin aan lahayn; 

1. Faham siyaasadeed

2. Curin siyaasadeed 

3. Iyo dul qaad iyo xamilid siyaasadeed. 

Deni waxaa liijaanka u haayo; 

1. Caro xad dhaaf ah

2. Dhaqaale raadis xoogan. 

Faham la'aanta Siyaasadeed
Omar Salah (@omar_sollas) 's Twitter Profile Photo

Suldaankii waa ruqaansaday liidka kudhex jira B.DaadoodD5 waa kuwan dareenkooda laga Ganacsado iyo dhowr kale😂✍🏿 FG-odaygaa mohamed jama Ee isqariya Beesha uu sheegto Ee Ogaadeen looma qaban karo💯

MULAAXO (@dunia_work) 's Twitter Profile Photo

Wali puntuland waxa jooga dad damiirkoodu nool yahay guuleysta wana naga saari kartaan cabaadta ay ku jiraan dad reer PL .

MULAAXO (@dunia_work) 's Twitter Profile Photo

Waa iclaamin dagaal uu dani kula jiro shacabka PL !!! Taas hadaan maanta wax laga qaban waa arin halis teeda leh yaan lagu aminin xukuumada ragga haysta .

Waa iclaamin dagaal uu dani  kula jiro shacabka PL !!! Taas hadaan maanta  wax laga qaban waa arin halis teeda leh  yaan lagu aminin xukuumada ragga haysta .
Faatima Indhuhulle (@fatima_indhuhul) 's Twitter Profile Photo

Siyaasi Guuleed Saalax: “Aamuska Hoggaanka Puntland ee ku aaddan imtixaanka Somaliland ee Sanaag iyo falcelin la'aantu; waxay xoojinaysaa tuhunka xoogaysanaya ee xiriirka ku salaysan danaha & damaca shakhsiyadeed ee Madaxweyne Deni uu la furtay Hoggaanka Somaliland.”

Mulkilaha waqooyi Siyaasi Guuleed Saalax: “Aamuska Hoggaanka Puntland ee ku aaddan imtixaanka Somaliland ee Sanaag iyo falcelin la'aantu; waxay xoojinaysaa tuhunka xoogaysanaya ee xiriirka ku salaysan danaha & damaca shakhsiyadeed ee Madaxweyne Deni uu la furtay Hoggaanka Somaliland.”

<a href="/Inagaraad994/">Mulkilaha waqooyi</a> Siyaasi Guuleed Saalax: “Aamuska Hoggaanka Puntland ee ku aaddan imtixaanka Somaliland ee Sanaag iyo falcelin la'aantu; waxay xoojinaysaa tuhunka xoogaysanaya ee xiriirka ku salaysan danaha &amp; damaca shakhsiyadeed ee Madaxweyne Deni uu la furtay Hoggaanka Somaliland.”