Dr. Abdurahman Baadiyow (@drbaadiyow) 's Twitter Profile
Dr. Abdurahman Baadiyow

@drbaadiyow

Scholar-Activist & Author | Co-Founder & Chair @MogUniver | Military Officer @SNAForce (1971-86) | MA & PhD @Mcgillu | Sr. Special Advisor, @TheVillaSomalia

ID: 256962845

linkhttps://mogadishuuniversity.academia.edu/AbdurahmanAbdullahibaadiyow calendar_today24-02-2011 12:40:02

3,3K Tweet

57,57K Followers

1,1K Following

Baari Azhari // باري الأزهري (@baari230) 's Twitter Profile Photo

المفكر الكبير Dr. Abdurahman Baadiyow يرى أن معركة التاريخ في الصومال هي معركة هوية وكرامة، هدفها تصحيح الأكاذيب الاستعمارية حول الهجرة والدولة والإسلام والقبيلة، واستعادة صوت الأجداد وتكريم المقاومة وإبراز دور النساء، لصياغة مستقبل متجذر في الحقيقة لا في التحريف. mogadishupress.so/%d9%83%d8%aa%d…

Dr. Abdurahman Baadiyow (@drbaadiyow) 's Twitter Profile Photo

Usbuuca Nabadda iyo Dhaqanka ee Koonfur Galbeed, waxaa sharf wayn ii ah inaan ka qaybgalo. Waxaan haddiyo usiiyay buugayga " Somalia: A State in Search of Exceptional Leadership". Waxaan rajeenayaa in ruux kasta aqriyo buugaas oo sal ka dhigaya in hogaan loo baahanyahay aan

Qof kasta ha dhegaysto si aan iskula fahamno fasirka dhibaatada iyo khilaafaadka soomaalida dhaxyaalla iyo sida xalka looga gaari karo. facebook.com/share/v/1BYbLY…

Dr. Abdurahman Baadiyow (@drbaadiyow) 's Twitter Profile Photo

Southwest State of Somalia’s Peace and Culture Week: Setting an Inspiring Model for Other States - hiiraan.com/op4/2025/Sept/…

Dr. Abdurahman Baadiyow (@drbaadiyow) 's Twitter Profile Photo

Sheikh Said Al-Muqdishawi waa aqoonyaan Soomaaliyeed oo badmarayn ah oo isku maray Makka iyo Madina, India, Bangeledash iyo China qarnigii 13aad. Waa taariikh aan aad loo aqoon. Hoos ka aqriso sheekadiisa oo afka Carabiga ku qoran. Hore ayaa usoo daynay ayada oo af Ingriis ah.

Tunç Demirtaş (@tuncdemirtas) 's Twitter Profile Photo

When we met in Somalia a few months ago, Prof. Dr. Abdurahman Baadiyow mentioned this book, and I’ve been eagerly waiting to read it since then. Somalia: A State in Search of Exceptional Leadership is now part of my library. Grateful for his signed gift, and it was a real pleasure to meet

When we met in Somalia a few months ago, Prof. <a href="/DrBaadiyow/">Dr. Abdurahman Baadiyow</a> mentioned this book, and I’ve been eagerly waiting to read it since then. Somalia: A State in Search of Exceptional Leadership is now part of my library.
Grateful for his signed gift, and it was a real pleasure to meet
Dr. Abdurahman Baadiyow (@drbaadiyow) 's Twitter Profile Photo

Usbuuci Nabadda iyo Dhqanka ee lagu qabtay Baidoa oo aan qoraal afka Carabiga ah ka sameeyay. Aqris wacan. Qoraalkaan oo Afka Ingiriiska ah hore ayaan usoo qoray. somaliatoday.net/%d8%a3%d8%b3%d…

Dr. Abdurahman Baadiyow (@drbaadiyow) 's Twitter Profile Photo

The vocabulary of peace, reconciliation, and institution-building has defined Somali state-building efforts since the Arta Conference of 2000. Over the past 25 years of trials, setbacks, and progress, Somalia has succeeded in establishing its federal member states. However, both

Dr. Abdurahman Baadiyow (@drbaadiyow) 's Twitter Profile Photo

Ruuxii muxtarim ah wuxuu mar kasta rabaa in la qadariyo oo la ixtiraamo. Ruuxii muxtarim ah, wuxuu ixtiraamaa dadka oo dhan, kuwa ka wayn, kuwa ka yar iyo kuwa ixtiraamka mudan sida culumada, madaxda, hooyooyinka, nabadoonnada, iyo dadka baahida gaarka ah leh. Ixtiraamka dadka

Dr. Abdurahman Baadiyow (@drbaadiyow) 's Twitter Profile Photo

Aww. Bandhiga buugga "Somalia: a State in Search of Exceptional Leadership", wuxuu ka dhacayaa Oslo, Norway, 21 October,2025. Kasoo qaybgal wacan. Waxaa kale oo aan ugu bishaaraynayaa dadka sugaayay buuga inuu yimid Mogadishu, nuskhooyinka Carabiga iyo Ingiriiska. Welli wuxuu ku

Inna Li Allah, wa inna Ilayhi Raajicuun. Ilaahey ha unaxariisto Ali Farah agaasimihii PDRC oo ku geeriyooday Garowe. Waxaan tacsi udirayaa dhamman ehelka, saaxibada iyo qoyska PDRC. Ilaahey Jannada ha ka waraabiyo. dawan.africa/news/puntland-…

Dr. Abdurahman Baadiyow (@drbaadiyow) 's Twitter Profile Photo

I am honored to have met Norway’s Special Envoy to Somalia, Einar Rystad, and Narve Nub Kveseth, Somalia focal point at the Norwegian Ministry of Foreign Affairs, together with Said Maad of NOREAF, at the Ministry in Oslo. I had the opportunity to present to them my new book,