Dr Ali Sheikh Ahmed (@dralisheikh) 's Twitter Profile
Dr Ali Sheikh Ahmed

@dralisheikh

Former President of Mogadishu University

ID: 168263714

linkhttp://www.mu.edu.so/ calendar_today18-07-2010 21:43:03

792 Tweet

3,3K Followers

134 Following

Dr Ali Sheikh Ahmed (@dralisheikh) 's Twitter Profile Photo

الانتقال إلى حالة أفضل من الحالية التي نحن فيها لأمر ممكن إذا كان الحب هو العمود الفقري للتغيير. "In loo guuro xaalad ka fiican midda hadda aan ku suganahay waa suurtagal haddii jacaylku uyahay laf-dhabarta isbeddelka."

Dr Ali Sheikh Ahmed (@dralisheikh) 's Twitter Profile Photo

Dhammaanteen dan gaaraan Dadaalkeenna galinnaa Innagoon danaynayn Ama aan daryeelayn Duruufaha dhexdeenniyo Baahida dadwaynaha. Ma ogtahay dantaadiyo Intakale dantooduba Dariiq qudha in loo maro Isku daabantahay abid Hadday kala durkaan saban Way wada dumaayaan

Dr Ali Sheikh Ahmed (@dralisheikh) 's Twitter Profile Photo

Xafiiska ALUMNI ee Mogadishu university oo shir u qabtay Enjaneeradii ka qalinbadashay MU 26 September. Waxay ii ahayd farxad aan la koobi karin inaan Ay jiraan Boqolaal Enjaneer oo ku hawshoon dib u dhiska dalkooda oo wax kabartay MU.

Xafiiska ALUMNI ee Mogadishu university oo shir u qabtay 
Enjaneeradii ka qalinbadashay
 MU  26 September. 
Waxay ii ahayd farxad aan la koobi karin inaan Ay jiraan Boqolaal Enjaneer oo ku hawshoon dib u dhiska dalkooda oo wax kabartay MU.
Dr Ali Sheikh Ahmed (@dralisheikh) 's Twitter Profile Photo

Waxaan u hanbalyaynaya bahda Jaamacadda moqdisho. Ardayda qalinbadalatay, waalidkood,maamulka, macallimiinta . Intaas oo u soo dhabar adaygtay fili ta hawshan. Ilaahay ha siiyo TOWFIIQ

Waxaan u hanbalyaynaya bahda Jaamacadda moqdisho. Ardayda qalinbadalatay, waalidkood,maamulka,
macallimiinta . Intaas oo u soo dhabar adaygtay fili ta hawshan. 
Ilaahay ha siiyo TOWFIIQ
Dr Ali Sheikh Ahmed (@dralisheikh) 's Twitter Profile Photo

Matxafkii Taariikheed. Waa ( CARTA) meeshii dib loogu soo unkay Dowladeenna. Waxaa mudan Mahad iyo abaal celin Shacabka Djibouti iyo Dowladiisa uu hogaaminaayo Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Waa Matxaf laga dhisay khaymadii lagu qaatay go’aankii taariikhda ahaa

Matxafkii Taariikheed. 

Waa ( CARTA) meeshii dib loogu soo unkay Dowladeenna. 
Waxaa mudan Mahad iyo abaal celin Shacabka Djibouti iyo Dowladiisa uu hogaaminaayo Mudane Ismaaciil Cumar Geelle. 
Waa Matxaf laga dhisay  khaymadii lagu qaatay go’aankii taariikhda ahaa
Dr Ali Sheikh Ahmed (@dralisheikh) 's Twitter Profile Photo

Himmo sare qof aan qabin Hadaf uu rumeeyiyo Maab haga dantiisiyo Hawl saxa ku dhisin talo Guul sooma hooyoo Ma hodmaayo abidkiis Ee hube waxaad qaban Iyo hawsha kuu taal Adigoon halmaamayn Cilmi inuu halbeeg yahay Habka nolasha kula sixi Hadaad raacdo hilinkiis

Dr Ali Sheikh Ahmed (@dralisheikh) 's Twitter Profile Photo

الصدمة الأولى للإنسان هي اخطر تحدّ له، لانها تشكل مفترق الطرق في حياتنا نجاحا اوفشلا

Dr Ali Sheikh Ahmed (@dralisheikh) 's Twitter Profile Photo

Dhib kastoo culays badan Dhakhso waxaa badali faraj Siduu khaaliqeen dhahay Habeenkaba dharaarbaa Dhaxashoo iftiin dhalin Wanaaga dhammaan jira Dhinac baa xumaan ka ah Dhanka kale Shar oo Khayr baa dhexdiisa ah Quus yaysan kugu dhicin Sabir dheer ku noolow

Dr Ali Sheikh Ahmed (@dralisheikh) 's Twitter Profile Photo

Waa xilwareejin prof Abdullahi Sheikh Hassan oo muddo dheer soo hogaamiya Jamacadda Badda Cas. Waxay loo dooratay Gudoomiyaha Jaamacadda Badda Cad Prof Mohamed Osman ( ASAD) Ilaahay ha u kaalmeeyo Hawshaas culayska badan

Waa xilwareejin prof Abdullahi Sheikh Hassan oo muddo dheer soo hogaamiya Jamacadda Badda Cas. 
Waxay loo dooratay Gudoomiyaha Jaamacadda Badda Cad Prof Mohamed Osman ( ASAD)
Ilaahay ha u kaalmeeyo Hawshaas culayska badan
Dr Ali Sheikh Ahmed (@dralisheikh) 's Twitter Profile Photo

Dufcadii 13 ee Jaamacadda Badda Cas. Waxay ahayd maalin taariikhi ah oo mudan xusuus Daa’im ah markii go’aan ku qaatay Maamulka Jaamacadda Moqdisho in uu furo faraca Bontilan 2008. Hambalyo ardaydeenna ku guulaysatay marxaladan.

Dufcadii 13 ee Jaamacadda Badda Cas. 
Waxay ahayd maalin taariikhi ah oo mudan xusuus Daa’im ah markii go’aan ku qaatay Maamulka Jaamacadda Moqdisho in uu furo faraca Bontilan 2008. 
Hambalyo ardaydeenna ku guulaysatay marxaladan.
Dr Ali Sheikh Ahmed (@dralisheikh) 's Twitter Profile Photo

Waa munaasabad isku wadka: AI iyo Asaaska cilmi baarista ee soo jiray. Waxaa lagu soo bandhigay kitaab ka soo baxay shirkii ay qabatay DAD Sanadii 2023. Waxaa kale oo la sheegay shirka ay DAD qabanayso bisha July 2025 woo ah (civic Engagement and public services

Waa duuliye Mudan billadda ugu saraysa Dalka Duuliye Axmed Xasan wuxuu ka mid ahaa Ciidanka Cirka. Markii maamulkii anbaday 1988 amar ku bixiyay gumaadka shacbiga. Gaare ahaan goballada waqooyi duullie Axmed Amarkaas waa diiday. Diyaaradii Miiga ayuu xeebta Jabuuti Ku dajiyay

Waa duuliye Mudan billadda ugu saraysa Dalka Duuliye Axmed Xasan wuxuu ka mid ahaa Ciidanka Cirka. Markii 
maamulkii anbaday 1988 amar ku bixiyay  gumaadka shacbiga. Gaare ahaan goballada waqooyi duullie Axmed Amarkaas waa diiday. Diyaaradii  Miiga ayuu xeebta Jabuuti Ku dajiyay
Dr Ali Sheikh Ahmed (@dralisheikh) 's Twitter Profile Photo

Haddii Aragtidaada Buuxshaan Hawlaha Yaryari, Waxay Kaa Dabooli Hawlaha Waawayn. Fartaada Isha Saar Bal Inaad Aragto Buuraha Iyo Xidigaha

Dr Ali Sheikh Ahmed (@dralisheikh) 's Twitter Profile Photo

Ninka qaylinaayee Qowlkiisu uu yahay Quruumaha adduunkoow Gacan qabad ayaan sugi Anigoon far qaadayn Cid wax qabanna aan rabin? Qiyaastiisu waxay tahay Ninkii qaylshay oo yidhi Waan is qaawinaayaa Dharka qaadanmaayee Cowradayda yaa qarin Oo qaydka igu xidhi

Dr Ali Sheikh Ahmed (@dralisheikh) 's Twitter Profile Photo

Garaad baa i waanshoo Waano gaaban igu yiri Dad waa hore wuxuu falay Ha ku faanin waligaa Qofwaliba wuxuu galo Waa hawl wuxuu gudan Xoogiisa wada galin Waligiis ka daalayn