Abdisatar Mo'allim Hassan (Dr Suubiye) (@drabdisatar) 's Twitter Profile
Abdisatar Mo'allim Hassan (Dr Suubiye)

@drabdisatar

Social Activists & Humanitarian worker-Horn of Africa.

ID: 1512310270965735425

calendar_today08-04-2022 06:04:23

155 Tweet

149 Takipçi

424 Takip Edilen

Abdisatar Mo'allim Hassan (Dr Suubiye) (@drabdisatar) 's Twitter Profile Photo

Hodo Mure kkkk Mahad sxbow malaha biyaha ayd ubaahneed wd kudhajisay sidaan filaayo maxaa biyo cabidiisa kudaba dhigay waa adigii qudbada farmaajo kuqushuucay sida ay xaqiiqda ugu hadleysay darteed.

<a href="/HodoMure/">Hodo Mure</a> kkkk Mahad sxbow malaha biyaha ayd ubaahneed wd kudhajisay  sidaan filaayo maxaa biyo cabidiisa kudaba dhigay waa adigii qudbada farmaajo kuqushuucay sida ay xaqiiqda ugu hadleysay darteed.
Abdisatar Mo'allim Hassan (Dr Suubiye) (@drabdisatar) 's Twitter Profile Photo

Abdi Abshir Dhore, the managing director of Somali Chamber of Commerce and Industry says that initial assessments show last night's fire in Mogadishu caused an estimated $ 30 million damage. 😱😱😱😱😱😱😱Somalia, Mogadishu Fire😭😭😭😭😭

Abdisatar Mo'allim Hassan (Dr Suubiye) (@drabdisatar) 's Twitter Profile Photo

ASC Axbaabi dhamaantiin waan idin jeclahay waxaan rabaa in Aan lagu mashquulin kuwa Aflagaada har iyo Habeen meelaha lataagan waqti badannna uusan idinka galin waxa nasugaayo shacabka Soomaaliya in Aan u hor kacno Isbedello dhab ah waxna kabarano Madaxdii Hore Dalka Hormarisay.

Abdisatar Mo'allim Hassan (Dr Suubiye) (@drabdisatar) 's Twitter Profile Photo

Musuqa iyo isdaba marinta kaliya ma ahan in lacag lasiqaldan looqaato waxaa kamid ah Shaqaalaha shaqada qabanaayo in uusan shaqadaas Ehel u aheyn oo lagu geeyo waa igu aragti waa Ila dhashay iyo waa Ila dhuuman karaa (waxbuu Ila xadi karaa)

Abdisatar Mo'allim Hassan (Dr Suubiye) (@drabdisatar) 's Twitter Profile Photo

CBB-da Hore waxay Wax kumucaaradi jireen Qaab Cilmiyeysan Xikmadeysan Kuwa maanta maxay wax kumucaaradaan 1 iyo 2 wax kadheh Hana kufogaan.

Abdisatar Mo'allim Hassan (Dr Suubiye) (@drabdisatar) 's Twitter Profile Photo

Waxaa wax laga xumaada ah in baarlamaankii Soomaaliya oo tira ahaan Gaaraya 175 Xubnood maanta ay kooramka Buuxin waayaan soona xaadirtay Xarunta Baarlamaanka 70 Xubnood. Gudoomiyaha Baarlamaanka maanta Xarunta waalagu cidleeyay.