CSC Somaliland (@somaliland_csc) 's Twitter Profile
CSC Somaliland

@somaliland_csc

Civil Service Commission stands for creating an enabling environment for the delivery of effective & better quality civil services to the people of Somaliland

ID: 1006129048169467904

linkhttp://www.cscgovsomaliland.org calendar_today11-06-2018 11:00:32

120 Tweet

1,1K Followers

34 Following

CSC Somaliland (@somaliland_csc) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo! Guulaystayaasha imtixaanka Macalimiinta Dugsiyadda Hoose Dhexe iyo Sare ee Degmooyinka Gobolka SOOL Degmooyinkiisa CAYNABA, OOG, WARIDAAD, WAADAMAGOO, DHANAANO IYO CEELAL

Goob kasta oo shaqaale lagu abaal-marinaayo sida xeerka shaqaaluhu dhigaayo waa noo sharaf in aan goobjoog ka ahaanno. Waan hambalyeynayaa Wasaaradda Isgaadhsiinta m &Tiknoolajiyadda JSL, oo xalay qabatay Xafladda abaal-marinta Shaqaalahii ugu wanaagsanaa Sanadkii ina dhaafay

Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Ayaa Maamustay Shaqaalihii ugu Ficnaa Sanadkii 2023. Hay'adda Shaqaalaha Dawladda waxa ay hambalyo iyo bogaadin u direysaa dhammaan Shaqaalaha ku guulaystay inay kamid noqdaan shaqaalihii ugu wanaagsanaa ee sanadkii tagay

Hay'adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka Ayaa Maamustay Shaqaalihii ugu Ficnaa Sanadkii 2023.

Hay'adda Shaqaalaha Dawladda waxa ay hambalyo iyo bogaadin u direysaa dhammaan Shaqaalaha ku guulaystay inay kamid noqdaan shaqaalihii ugu wanaagsanaa ee sanadkii tagay
CSC Somaliland (@somaliland_csc) 's Twitter Profile Photo

Hadal jeedintii Guddoomiyaha Hayโ€™adda Shaqaalaha Dawladda Mudane Khalid Jama Qodax Munaasabadda Abaal-marinta Shaqaalihii ugu wanaagsanaa sanadkii 2023ka ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda JSL

CSC Somaliland (@somaliland_csc) 's Twitter Profile Photo

โ€œTirada macalimiinta Dalka oo 2017-kii ahayd 5,345 Macalin waxa la gaadhsiiyey 14,342 macalin ilaa 2023- ka waxaana ku kordhay 9,087 macalin oo u dhiganta 170%โ€ ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—๐—ฆ๐—Ÿ ๐— ๐—ฑ. ๐— ๐˜‚๐˜‚๐˜€๐—ฒ ๐—•๐—ถ๐—ถ๐˜…๐—ถ ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ.

โ€œTirada macalimiinta Dalka oo 2017-kii ahayd 5,345 Macalin waxa la gaadhsiiyey 14,342 macalin ilaa 2023- ka waxaana ku kordhay 9,087 macalin oo u dhiganta 170%โ€
๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐˜…๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—๐—ฆ๐—Ÿ ๐— ๐—ฑ. ๐— ๐˜‚๐˜‚๐˜€๐—ฒ ๐—•๐—ถ๐—ถ๐˜…๐—ถ ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ.
CSC Somaliland (@somaliland_csc) 's Twitter Profile Photo

โ€œSannadkii 2017-kii Shaqaalaha Dawladdu wuxuu ahaa 14,854, intii u dhaxaysay ilaa 2023-kana waxa la gaadhsiiyey 26,917 qofโ€ ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‰๐’๐‹ ๐Œ๐. ๐Œ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ž ๐๐ข๐ข๐ฑ๐ข ๐‚๐š๐›๐๐ข.

โ€œSannadkii 2017-kii Shaqaalaha Dawladdu wuxuu ahaa 14,854, intii u dhaxaysay ilaa 2023-kana waxa la gaadhsiiyey 26,917 qofโ€
๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‰๐’๐‹ ๐Œ๐. ๐Œ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ž ๐๐ข๐ข๐ฑ๐ข ๐‚๐š๐›๐๐ข.
CSC Somaliland (@somaliland_csc) 's Twitter Profile Photo

Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL - Civil Service Commission mudane Abdiaziz Hersi Warsame oo ka hadley kulankii madaxweynaha iyo Agaasimayaasha Guud youtu.be/fBTJtC9ZV0c?siโ€ฆ

CSC Somaliland (@somaliland_csc) 's Twitter Profile Photo

Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dowladda Cabdicasiis Xirsi Warsame iyo Agaasimaha guud Siciid Muse ayaa Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta dhaqaalaha kala qaybgalay Xafladda abaalmarinta Shaqaalaha sannadka 2024 muujiyey shaqo wanaaga.

World Governments Summit (@worldgovsummit) 's Twitter Profile Photo

A democracy in East Africa, a key player in trade, and a nation with strong global tiesโ€”Somaliland is making its case for international recognition. #WGS25 #WorldGovSummit

CSC Somaliland (@somaliland_csc) 's Twitter Profile Photo

Somaliland at new heights. Congratulations President Abdirahman Mohamed Abdilaahi for the energetic leadership and unstoppable efforts.

CSC Somaliland (@somaliland_csc) 's Twitter Profile Photo

๐ŸŒŸ Proud Moment for #SomalilandCSC! ๐ŸŒŸ Top-performing 2024 employees honored at the #CSCAwards2024 ceremony! Cash prizes, inspiring speeches, and recognition of excellence. ๐Ÿ“… 27 Feb 2025 | ๐Ÿ“ Hargeisa ๐Ÿ“ข Watch highlights: shorturl.at/MLtNu

CSC Somaliland (@somaliland_csc) 's Twitter Profile Photo

Somaliland Civil Service Commission honored 16 of its staff for the excellent work and dedication they did in the year 2024. The chairman Abdiaziz Hersi Warsame extended his heartfelt thanks and acknowledgment to CSC staff and thier collective commitment to excellence.

Eid Mubarak! Chairperson Abdiaziiz Hersi Warsame & the State Civil Service Commission extend warm Eid Al-Fitr wishes to all govt staff, families, spouses & children. May this Eid bring joy, peace, prosperity, and strengthen unity & compassion across Somaliland.

๐Ÿ“ข Somaliland Workers' Day Holiday! ๐Ÿ“ทAll civil servants are off work on Thursday, May 1st, 2025, for International Workers' Day. Hambalyo! Congratulations to all workers & families. Wishing you prosperity & peace. Work resumes Saturday, May 3rd, 2025. #Somaliland #WorkersDay