Mowlid Tarays (@mowlidabdirahm3) 's Twitter Profile
Mowlid Tarays

@mowlidabdirahm3

Somali mathemetician.
Former Lucturer At Alpha University and Former Math Teacher Noradin Secondary School and Egal Secondary school.

ID: 1127185677936922625

calendar_today11-05-2019 12:16:22

152 Tweet

528 Followers

897 Following

Mowlid Tarays (@mowlidabdirahm3) 's Twitter Profile Photo

Munaasibada ciidal odxada awgeed waxaan halkan ka hambalyeynayaa dhamaan umada islamka ah meelkasta oo ay joogaan, gaar ahaan qoyskaygab iyo qaraabada meelkasta oo ay ku sugan yihii.

Mowlid Tarays (@mowlidabdirahm3) 's Twitter Profile Photo

wiil iyo Aabihis maxaa kala qabsadey wakhtiga dugsiga talow. DAD : Aabo farxad badan muuji dugsiyadii waala furayaaye. SON: Haa Abo waayo ardaydii aanu kala raagney baa is arki doonaa, waanan baqayaa aabo. DAD: Maxaad ka baqaysaa Aabo. SON: Miyaanad ogayn in aan xasaasiyad

Mowlid Tarays (@mowlidabdirahm3) 's Twitter Profile Photo

Haji Mahad Ibrahim Mohamed. Waa shaqsiyaadka dunidan guudkeeda ku nool ee taageerada u ahey Shaqsiga ugu Muhiimsan. Shaqsi dedaaley rabina la garab qabtey Guushiisa. #Mahad

Mowlid Tarays (@mowlidabdirahm3) 's Twitter Profile Photo

Abo : Is ilaali talaabada aad qaadayso waa wakhti xun baa lagu jiraaye. Wiilka: Aabo adigu iska jir talaabada aad qaadayso waayo anigu adaan ku daba socdaaye.

Abo : Is ilaali talaabada aad qaadayso waa wakhti xun baa lagu jiraaye.
Wiilka: Aabo adigu iska jir talaabada aad qaadayso waayo anigu adaan ku daba socdaaye.
Mowlid Tarays (@mowlidabdirahm3) 's Twitter Profile Photo

Markii la dhahey Facebook, Instagram and WhatsApp shaqadii caawa way joojeen, ee aan lakin ogaadey in Telegram and Twitter aaney Facebook lahayn. Hhhhh

#Ethiopia: News Alert: Former President of Amhara regional State, Agegnehu Teshager has been sworn in as the speaker of the House of Federations.