Abdi Dahir Osman (@honabdidahir) 's Twitter Profile
Abdi Dahir Osman

@honabdidahir

Official twitter account of the Former - Minister of Education, Culture & Higher Education.

ID: 896460125191503874

linkhttps://www.facebook.com/Hon.AbdiDahirOsman/ calendar_today12-08-2017 19:55:24

203 Tweet

5,5K Followers

40 Following

Abdurahman Ali (@abdurahmandalka) 's Twitter Profile Photo

Musharax Madaxweyne Abdinur Sheikh Mohamed wuxuu ka mid yahay shaqsiyaadka dhifka ah ee matali kara masiirka ummadda Soomaaliyeed. Waa masuul wadani, heybad leh oo u baahan hiilka xildhibaanada labada Aqal iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed. Kusoo dhawoow magaalada Muqdisho.

Musharax Madaxweyne <a href="/AbdulnuurSheikh/">Abdinur Sheikh Mohamed</a> wuxuu ka mid yahay shaqsiyaadka dhifka ah ee matali kara masiirka ummadda Soomaaliyeed. Waa masuul wadani, heybad leh oo u baahan hiilka xildhibaanada labada Aqal iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed. 

Kusoo dhawoow magaalada Muqdisho.
Abdi Dahir Osman (@honabdidahir) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo reer Buulo Burte, guusha aad ka gaarteen tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka ee bisha barakeysan ee Ramadan. Mahadsandiiin dhallinyarada iyo macallimiinta degmada oo guushaan weyn noo horseeday. Hoyga aqoonta

Hambalyo reer Buulo Burte, guusha aad ka gaarteen tartan cilmiyeedka warbaahinta Qaranka ee bisha barakeysan ee Ramadan. 

Mahadsandiiin dhallinyarada iyo macallimiinta degmada oo guushaan weyn noo horseeday.

Hoyga aqoonta
Abdi Dahir Osman (@honabdidahir) 's Twitter Profile Photo

Waxaan duco iyo hambalyo u dirayaa Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka mudane Hamse Cabdi Barre oo uu Madaxweynaha Qaranka mudane Hassan Sheikh Mohamud u magacaabay xilkaas culus, waxaan ilaahay uga rajeynaynaa inuu la garabgalo masuuliyaddaas culus ee loo igmaday.

Rabbi ha u naxariisto dhammaan shacabkii lagu xasuuqay duleedka magaalada Beledweyne. Waxaan xanuunka la qeybsanayaa ehellada iyo qoysaska shuhadadii maanta naga baxay. Shacabka Gobolka Hiiraan waxay u baahan yihiin garab istaag sidii ay u cirib tiri lahaayeen argagixisadu.

Boorsadaydii qorrofta ahayd waxaan maanta ka dhex helay baasaboorkii ugu horreeyay ee aan Soomaaliya uga soo dhoofay horraantii 1988. Qiyaas xaggeen u soo dhoofay?

For Immediate Release: Gurmad Qaran (GQ) was created in this moment of uncertainty, not as a reaction, but as a forward-look- ing movement for change determined to help chart a new course for Somalia. Read more 👇🏻

For Immediate Release:
Gurmad Qaran (GQ) was created in this moment of uncertainty, not as a reaction, but as a forward-look-
ing movement for change determined to help chart a new course for Somalia. Read more 👇🏻
Abdi Dahir Osman (@honabdidahir) 's Twitter Profile Photo

Waa dhaqdhaqaaq isbeddel doon ah oo aasaasmaya, ayna xubno ka yihiin dad Soomaaliyeed oo fikrad iyo mabda' ku midoobay, una istaagay waxqabad iyo in dalka loo jiheeyo qiblo sax ah.

Waa dhaqdhaqaaq isbeddel doon ah oo aasaasmaya, ayna xubno ka yihiin dad Soomaaliyeed oo fikrad iyo mabda' ku midoobay, una istaagay waxqabad iyo in dalka loo jiheeyo qiblo sax ah.