Mahad Caruush (@caruushmahad) 's Twitter Profile
Mahad Caruush

@caruushmahad

I am a justice person

ID: 1568023579731628033

calendar_today08-09-2022 23:49:52

6 Tweet

27 Followers

151 Following

Mahad Caruush (@caruushmahad) 's Twitter Profile Photo

Inkastood is leedahay aduun edegta soo buuxi Aadamuhu tubtuu rabo marnaba tiigsan kari waaye Tan alleey ahaataa taladu waana tan u roone Taarig iyo alloow ha iga dhigin taada kii gaba by abwaan qaran

Mahad Caruush (@caruushmahad) 's Twitter Profile Photo

Ma cid baa dood kaqabta wixii qabyaalad ahayd iyo waxay nagu dhigtay ( cakuye waxaa kasiidaran ciilka ay wali nooqabto ) Qowmiyadaha aduunkoo qabyaalada ladirirow qaabdarada ladabar gooyn quursiga halagu daro.