Afyare A. Elmi (@afyare_elmi) 's Twitter Profile
Afyare A. Elmi

@afyare_elmi

Research Professor @ City University of Mogadishu. Researcher & Educator. Tweets represent my views. Re-tweets are not approval.

ID: 45521539

linkhttp://www.heritageinstitute.org calendar_today08-06-2009 07:42:10

4,4K Tweet

63,63K Followers

2,2K Following

Afyare A. Elmi (@afyare_elmi) 's Twitter Profile Photo

Waxaa ka socda Aqalka Ummadda ee Djibouti kulan weyn oo lagu xusayo, looguna duceynayo qoraaga caanka ah ee Soomaaliyeed ee Dr. Maxamed Daahir Afrax oo dhawaan ku geeriyooday London. Waxaa isku yimid, hal-abuur, farshaxan iyo qoraa badan. Allaha u naxariisto Dr. Afrax. Aamiin.