DANAB  Special Forces Commando (@danabforces) 's Twitter Profile
DANAB Special Forces Commando

@danabforces

The Official Twitter Account of the Somali Danab Commandos

ID: 946601222882168833

calendar_today29-12-2017 04:38:13

9 Tweet

342 Takipçi

232 Takip Edilen

DANAB  Special Forces Commando (@danabforces) 's Twitter Profile Photo

Ciidamada Danab waxey mudan yaheen in lagu deydo dhaman ciidamada Qalabka sida markasto Danab u diyaarsan yihiin inay la dagalamaan kooxda al shabaab

DANAB  Special Forces Commando (@danabforces) 's Twitter Profile Photo

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ayaa Howlgal qorsheysan ku dilay Horjogihii Al-shabaab ee dhanka Maaliyada. Howlgalka ayaa ka dhacay degmada wala’weyn ee gobolka shabellada hoose kaas oo lagu magacabo Macalin jeele

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ayaa Howlgal qorsheysan ku dilay Horjogihii Al-shabaab ee dhanka Maaliyada.
Howlgalka ayaa ka dhacay degmada wala’weyn ee gobolka shabellada hoose kaas oo lagu magacabo Macalin jeele
DANAB  Special Forces Commando (@danabforces) 's Twitter Profile Photo

Salaan kadib, waxaan ahay Gen Cabdiqaadir Cali Diini. Waxaan jeclahay in aan la wadaago Muuqaal kooban Muwaadiniinta Soomaaliyeed. Kaas oo aan ugu magac daray, Waa kuma "Daljir"?

Waxaan berito ku wareejin doonaa dowlada caruurtii aan ka soo furanay kooxda nabad diidka ah ee al shabaab oo xoog ugu soo qafashay walidiintooda insha allaah waxaana rajeyn doonaa in ay caruurtooda lawadagi doonaa farxada marka ay arkaan caruur tooda oo xor ah

Labatankii bishan waxaan qadanay holgal culus oo ku soo bur burinay saldhigii ugu weynaa ee ku yiilay gobolka jubada hoose qasatan deganka jamaame waxaana halkaasi ku dilanay 32 maleyshada al shabaab iyo amiirkooda

DANAB  Special Forces Commando (@danabforces) 's Twitter Profile Photo

Labatankii bishan waxaan bur burinay Saldhigii ugu waynaa ee gobolka jubada hoose ku yiilay qasatan deganka jamaame waxaan halakasi ku dilnayy amiirkii heystay iyo ciidamadiisa kuwaaso tiraahan garayi ilaa 32 maleyshada al shabaab

DANAB  Special Forces Commando (@danabforces) 's Twitter Profile Photo

BREAKING: Somali special forces seize Mubarak and Awdhegle towns from Al-Shabab following an early morning attack; operation still ongoing; Al-Shabab fighters have retreated towards Toratorow. Reports say troops are accompanied by U.S. military advisers: security sources