
Hussein Colaad Durow
@colaaddurow
ID: 1545476719682928646
08-07-2022 18:37:07
43 Tweet
167 Followers
482 Following


Daroodkii kale waa hayaa Ficil Dagalkii,Gacalkii Garaad Farax bu'daadad kasoo galee, Darxumooni nimankii Fadheyay digi nogaaleed,Hobka iyo Magliga waa sitaan la isku duxaayi, Ma dad yare Eeba u xugmeyay inay duloowaani,Haday fara wax dawayna duud dhan baa hareyi, Abdirizak Terra


Madaxwayne Xabiibul Mallaayiin Mudane Mohamed Farmaajo ayaa qoraal soo saaray uu Muruga kula qayb sanayo Shacabka lagu Xasuuqay Gobalka Sool gaar ahaan Laasa-Canod.



Sidaan ayan ku saadaaliyay Derbiga weyn ee maanta. Waana sida ay ila tahay. Manchester United vs Manchester City














