Abdikani M Ahmed (@cigaalmaxamad1) 's Twitter Profile
Abdikani M Ahmed

@cigaalmaxamad1

I learned from it
I studied Islamic Banking at African University, now I am working as a consultant to the Ministry of Finance of Somalia.

ID: 1005358525948809216

linkhttp://qani.com calendar_today09-06-2018 07:58:46

104 Tweet

305 Takipçi

1,1K Takip Edilen

Abdikani M Ahmed (@cigaalmaxamad1) 's Twitter Profile Photo

Xukuumadda Gaza ayaa sheegtay in in ka badan 14,128 Falastiiniyiin ah la dilay tan iyo 7-dii Oktoobar, oo ay ku jiraan ugu yaraan 5,600 oo carruur ah.

Puntland in ay ku dhawaaqdo in ay ka baxday DFS waa go'aan kharaar oo dhimasho u ah Dowladnimada soo kabanaysay ee Somaliya. Balse doorasho maleh oo waa lagu khasbay. 14-ka Bisha haduu taabto Dastuurka,waxay PL xaq uleedahay 15-ka in ay ku dhawaaqdo ka bixida DFS. JQ.

Puntland in ay ku dhawaaqdo in ay ka baxday DFS waa go'aan kharaar oo dhimasho u ah Dowladnimada soo kabanaysay ee Somaliya.

Balse doorasho maleh oo waa lagu khasbay.

14-ka Bisha haduu taabto Dastuurka,waxay PL xaq uleedahay 15-ka in ay ku dhawaaqdo ka bixida DFS.

JQ.
Abdikani M Ahmed (@cigaalmaxamad1) 's Twitter Profile Photo

Sign up for a Bybit account and claim exclusive rewards from the Bybit referral program! Plus, claim up to 6,045 USDT bonus at bybit.com/invite?ref=L6B….

Abdikani M Ahmed (@cigaalmaxamad1) 's Twitter Profile Photo

Halyeygii mujaahid ee Yahya Sinwar “Abuu lbrahim” waxa uu u shahiiday difaacida dhulkiisa, dadkiisa, diintiisa, sharaftiisa iyo goobaha barakaysan.

"Waxaan kaliya u ducayn karaa geeri geesinimo leh sida Yahya Sinwar. Geesi leh, ka soo horjeeda xumaanta oo u go'ay ujeedadiisa noloshiisa. Wuxuu mudan yahay nasasho weligeed ah. wuu helay." Andrew Tate .Ayaa Yiri

"Waxaan kaliya u ducayn karaa geeri geesinimo leh sida Yahya Sinwar. Geesi leh, ka soo horjeeda xumaanta oo u go'ay ujeedadiisa noloshiisa. Wuxuu mudan yahay nasasho weligeed ah. wuu helay."

Andrew Tate .Ayaa Yiri
Abdikani M Ahmed (@cigaalmaxamad1) 's Twitter Profile Photo

"Rag Rag dhalay" Raysal Wasaare Xamse “21 sano ciidankii daba joogay Axmed Madoobe wali waa dable, qaarkood 100 AS ah ayey dileen, in la dalacsiiyo Axmed ayaa diiday, in ciidanka Qaranka ee XDS iyo NISA kamid noqdaan waa diiday, Afduub ayuu ku heestaa askarta”

"Rag Rag dhalay"
Raysal Wasaare Xamse “21 sano ciidankii daba joogay Axmed Madoobe wali waa dable, qaarkood 100 AS ah ayey dileen, in la dalacsiiyo Axmed ayaa diiday, in ciidanka Qaranka ee XDS iyo NISA kamid noqdaan waa diiday, Afduub ayuu ku heestaa askarta”
Abdikani M Ahmed (@cigaalmaxamad1) 's Twitter Profile Photo

DHAMAAN UMADA MUSLIMIINTA MEELKAS AY JOOGAAN, WAA IN LAGA DHIDHIYAA WÀXA AY SAMEYEEN MADAXYA WEYNTA SAUDI ARABIA, IYO SHEYDAANKA YAR DHAXAL SUGAHA

Abdikani M Ahmed (@cigaalmaxamad1) 's Twitter Profile Photo

Wiilashu cadow iskuma ahan ee yan laga dhigin in ay cadow iskuyihiin ,axmed iyo xasan.wiil kama dhimanayo .kii dhinta guri hoyadii layaa laga tabi dhalinyaroy rag bari hashiin doonta ,ha ku naar mudanina .aaqiro xasan ayaan difaacayay iyo axmed ayaan difacayay ,lagaama yeelayo