Carafaad Suleimani عرفات الزليماني (@c_carafad) 's Twitter Profile
Carafaad Suleimani عرفات الزليماني

@c_carafad

إن الحكم إلآ لله

ID: 1655855997380853763

calendar_today09-05-2023 08:44:16

378 Tweet

375 Takipçi

911 Takip Edilen

Carafaad Suleimani عرفات الزليماني (@c_carafad) 's Twitter Profile Photo

Sunnada muslimiinta kama mid aha inay guulaystaan Ciidan u dagaalamaya wadaniyad wax la dhaho ama qowmiyadd Ama xuduud gaal dhigay Wadan hebel wax la dhaho Hubaal waxaa ah inay dagaal kasta oo ay galaan ku Jabi doonaan. Wariye:Carafaad

Sunnada muslimiinta kama mid aha inay guulaystaan Ciidan u dagaalamaya wadaniyad wax la dhaho ama qowmiyadd Ama xuduud gaal dhigay  
Wadan hebel wax la dhaho  
Hubaal waxaa ah inay dagaal kasta oo ay galaan ku Jabi doonaan.

Wariye:Carafaad
Carafaad Suleimani عرفات الزليماني (@c_carafad) 's Twitter Profile Photo

Warbixin Cusub : Lacagta Elon Musk oo la filayo inay gaarto Tiriliyan. Wuxuu ka gubdi doonaa heerka Bilyaneer marka la gaaro sanadka 2027 Wuxuu noqon doonaa shaqsigii ugu horeeyay ee taariikhda dunida Ee noqda Trillionnaire

Warbixin Cusub : Lacagta Elon Musk oo la filayo inay gaarto Tiriliyan. Wuxuu ka gubdi doonaa heerka Bilyaneer marka la gaaro sanadka 2027

Wuxuu noqon doonaa shaqsigii ugu horeeyay ee taariikhda dunida Ee noqda Trillionnaire
Carafaad Suleimani عرفات الزليماني (@c_carafad) 's Twitter Profile Photo

Dalka maraykanka ayaa 1 hal sano oo dheeri ah kusii Kordhiyay Cunaqabataynta saaran Ethiopia. Madaxwaynaha Maraykanka Joe Biden ayaa hal sano oo dheeri ah ku kordhiyay Cunaqabataytii uu dalkiisu saaray Ethiopia Taas oo Qorshaheedu ahaa in Bishan laga qaado markii hore.

Dalka maraykanka ayaa  1 hal sano oo dheeri ah kusii Kordhiyay Cunaqabataynta saaran Ethiopia.

Madaxwaynaha Maraykanka Joe Biden ayaa hal sano oo dheeri ah ku kordhiyay Cunaqabataytii uu dalkiisu saaray Ethiopia Taas oo Qorshaheedu ahaa in Bishan laga qaado markii hore.
Carafaad Suleimani عرفات الزليماني (@c_carafad) 's Twitter Profile Photo

Doodii Cawa Waxaa Uu Yidhi Trump “dadkan soo galootiga ah Eeyaheenii & Bisadaheenii ayay naga cuneen “ Hadalkan Ayaa Doodii Cawa Noqoday Midka ugu Sameeynta Badnaa ..

Doodii Cawa Waxaa Uu Yidhi Trump “dadkan soo galootiga ah Eeyaheenii & Bisadaheenii ayay naga cuneen “ 

Hadalkan Ayaa Doodii Cawa Noqoday Midka ugu Sameeynta Badnaa ..
Carafaad Suleimani عرفات الزليماني (@c_carafad) 's Twitter Profile Photo

Breaking 🚨: Ogaden National Liberation Front (ONLF) release statement condemning General Birhanu Jula recent statements of accusing ONLF being created by Egypt 🇪🇬 to attack Ethiopia 🇪🇹

Ama libin ku geeraro Qoraxey Gardaad saday weey weeye ama Dumarka guursadayo gaalku/girme seedi ii noqoyay,Heesti cagamaal manta ayey taagan tahay gibirka baada ah ayeynu Axmaaro Dalkeni kudhex siina. Wadka lama huraye fulaynimo yeyna qaayibin. Dharaaro xusuustood,,😭

Carafaad Suleimani عرفات الزليماني (@c_carafad) 's Twitter Profile Photo

Karoorka iyo kiishashka aad arkaysaan ma ahan gallay iyo yar-yare balse waa bariiskii Deegaanka Soomaali galbeed laga beeray oo loo goosanaayo sidii beerihii gallayda. Wax soosaarka guduhu waa isku filnaansho iyo ka kaaftoomidda wax dibadda laga keenay.

Karoorka iyo kiishashka aad arkaysaan ma ahan gallay iyo yar-yare balse waa bariiskii Deegaanka Soomaali galbeed laga beeray oo loo goosanaayo sidii beerihii gallayda.

Wax soosaarka guduhu waa isku filnaansho iyo ka kaaftoomidda wax dibadda laga keenay.
Carafaad Suleimani عرفات الزليماني (@c_carafad) 's Twitter Profile Photo

Jecliyaa dalkayga hooyo, hadana necbiyaa nuuca dowladnimo ee ay galbeedku ka dhoodhoobayaan Soomaaliya ee aan marnaba la aqbali karin ee aan marnaba Suurtagalka ahyn inay dalka ka hirgasho Oo necbiyaa adeegayaasha afka Soomaaliga ku hadla ee dalka cadowga u qacan qabtay.

Jecliyaa dalkayga hooyo, hadana necbiyaa nuuca dowladnimo ee ay galbeedku ka dhoodhoobayaan Soomaaliya ee aan marnaba la aqbali  karin ee aan marnaba Suurtagalka ahyn inay dalka  ka hirgasho 
Oo necbiyaa adeegayaasha  afka Soomaaliga ku hadla ee dalka cadowga u qacan qabtay.
Carafaad Suleimani عرفات الزليماني (@c_carafad) 's Twitter Profile Photo

ETHIOPIA OO DHISANAYSA DIB U HABAY KU SAMASANAYSA GAROONKA BAARDHEERE EE GOBOLKA GEDDO CIIDAMADA ETHIOPIA AYAA GABI AHAANBA LA WAREEGAY GAROOMADA DIYAARADAHA EE GOBALKA GADO BISHAN GUDAHEEDA HALKAAS OO AY SHEEGTAY IN AY BAFAR SON KA DHIGATAY.

Netanyaha iyo Gallant godad ayay kujiraan wali, Nidaamkii casriga ahaa ee Iron Dome waa faashil, US waxay leedahay Askartii loo diray gurmadka dhulkay ku hoos jiraan😁. Tehranta , ugu yaraan caawa wax aysan sameyn karin Carabta Suniga ah ayay sameysay, Cidii doonta hala ogaatee.

Netanyaha iyo Gallant godad ayay kujiraan wali, Nidaamkii casriga ahaa ee Iron Dome waa faashil, US waxay leedahay Askartii loo diray gurmadka dhulkay ku hoos jiraan😁.

Tehranta , ugu yaraan caawa wax aysan sameyn karin Carabta Suniga ah ayay sameysay, Cidii doonta hala ogaatee.
Carafaad Suleimani عرفات الزليماني (@c_carafad) 's Twitter Profile Photo

Ciidanka maraykanka ayaa faarujiyay saldhiggiisi aadka u weynaa ee Caynu Asad ee Al Anbaar galbeedka ciraaq , taasoo ah in maraykanku ka baxaayo gabi ahaanba Ciraaq Masiirka shisheeyaha = Bixitaan 20 sano , 30 , 50 , sano ugu dambayn waa bixitaan .

Ciidanka maraykanka ayaa faarujiyay saldhiggiisi aadka u weynaa ee Caynu Asad ee  Al Anbaar galbeedka ciraaq ,   taasoo ah in maraykanku ka baxaayo gabi ahaanba Ciraaq 
Masiirka shisheeyaha = Bixitaan 
20 sano , 30 , 50 , sano ugu dambayn waa bixitaan .