Ogaansho (@ogaa_nsho) 's Twitter Profile
Ogaansho

@ogaa_nsho

Omar Inshar / ku soo dhawaada Ogaansho
صانع محتوى على يوتيوب باللغة الصومالية

ID: 858405288491315203

linkhttp://www.youtube.com/ogaansho calendar_today29-04-2017 19:39:03

8,8K Tweet

103,103K Takipçi

267 Takip Edilen

Ogaansho (@ogaa_nsho) 's Twitter Profile Photo

Mudane : kuwaas gumaadka gaysanaayo ee kumanaanka caruurta baahan qaza ku gumaadaayo waa isla kuwa ay kugu qancinaayaan in ay dowladnimo iyo nabad kuu wadaan .

Ogaansho (@ogaa_nsho) 's Twitter Profile Photo

" Maraykanka in uu lug ku yeesho dagaalka iiraan waxay ka dhigantahay dhab ahaantii israacinta imbiraadhooriyada maraykanka kadib ka badan 20 sano oo dagaallo aanan dhamaad lahayn ee maraykanak naafeeyay " Tucker Carlson : saxafi waliba kamid ah taageerayaasha Trump .

" Maraykanka in uu lug ku yeesho dagaalka iiraan waxay ka dhigantahay dhab ahaantii israacinta imbiraadhooriyada maraykanka kadib ka badan 20 sano oo dagaallo aanan dhamaad lahayn ee maraykanak naafeeyay "
Tucker Carlson : saxafi waliba kamid ah taageerayaasha Trump .
Ogaansho (@ogaa_nsho) 's Twitter Profile Photo

waxaa muuqato in uu fahamay khatarta dhabta ah " Waxaan qorshaynaynaa hor marinta gantaaladeedna kuwo dhexe iyo kuwa meelaha fog fog gaaro , mar aanan fogayn waxaan gaari doonnaa marxalad difaac ahaan ayna jirin cid nagu dhiirran karto " Madaxweynaha Turkiga .

Ogaansho (@ogaa_nsho) 's Twitter Profile Photo

Caqliyadooda waa mid muujinayso bahalnimada xadaarada ay matalaayaan , markii laga soo tago neefkaan ciyaayo xataa siyaasiyiinta galbeedka dhinaca caqli xumada iyo qaabka ay banii aadamka kale u fiirinaayaan waa mid aad is leedahay " dhab ahaantii banii aadam miyaa mise waa xoolo

Ogaansho (@ogaa_nsho) 's Twitter Profile Photo

" Iiraan hadayna is dhiibin , jadwalka ii qorshaysan waxaa kamid ah in aan dagaalka ku soo biirno waxayna wajihi doontaa bur bur" lataliyaha jarmalka wax yar ka hor

" Iiraan hadayna is dhiibin , jadwalka ii qorshaysan waxaa kamid ah in aan dagaalka ku soo biirno waxayna wajihi doontaa bur bur"
lataliyaha jarmalka wax yar ka hor
Ogaansho (@ogaa_nsho) 's Twitter Profile Photo

Trump " isdhiib shuruud la'aan " | تكرار نفس عقلية الأرعن بوش ... هرب من الحوثيين قبل كم إسبوع

Trump " isdhiib shuruud la'aan " | تكرار نفس عقلية الأرعن بوش ... هرب من الحوثيين قبل كم إسبوع
Ogaansho (@ogaa_nsho) 's Twitter Profile Photo

والله لو سقطت إيران بغض النظر عن حقيقة إيران فالخطوة التالية إستعباد سكان المنطقة.

أحمد فال الدين (@ahmeddine) 's Twitter Profile Photo

ترمب ينشر رسالة موجهة له من سفيره في إسرائيل مايك هاكابي. في الرسالة يتحدث السفير ( القسيس أيضا) بلغة دينية قدرية، تحاول إقناع ترمب بأنه مختار إلهيا للقيام بأمر خطير عظيم. وينصحه بالإنصات لما يمليه عليه الله ( جل وعلا) وعدم الإنصات لأي صوت آخر.

ترمب ينشر رسالة موجهة له من سفيره في إسرائيل مايك هاكابي. في الرسالة يتحدث السفير ( القسيس أيضا) بلغة دينية قدرية، تحاول إقناع ترمب بأنه مختار إلهيا للقيام بأمر خطير عظيم. وينصحه بالإنصات لما يمليه عليه الله ( جل وعلا) وعدم الإنصات لأي صوت آخر.
Ogaansho (@ogaa_nsho) 's Twitter Profile Photo

وَلَا يَزَالُ الَّذِينَ كَفَرُوا تُصِيبُهُم بِمَا صَنَعُوا قَارِعَةٌ أَوْ تَحُلُّ قَرِيبًا مِّن دَارِهِمْ حَتَّىٰ يَأْتِيَ وَعْدُ اللَّهِ ۚ إِنَّ اللَّهَ لَا يُخْلِفُ الْمِيعَادَ

2 saac ayaa ka soo wareegatay walina wuu socdaa kulanka Trump iyo golihiisa amniga ... waxaa la qiyaasayaa wax yar kadib in uu ku dhawaaqo dagaal .( howl gal kooban oo ka dhan ah iiraan)

Ogaansho (@ogaa_nsho) 's Twitter Profile Photo

▪️Xaqiiqada uuna galbeedku fahmi karin wax walba oo dhaco waa " umada muslimka si walba oo loo qabsado isma dhiibto " ▪️Faransiiska 130 sano ayuu joogay dalka jazaair intaas waala iska celinaayay , 130 sano oo iska caabin ah !! ▪️20 sano ayuu shacabka afghaanistaan iska

Ogaansho (@ogaa_nsho) 's Twitter Profile Photo

waa isla mushkilada ay umada soomaaliyeed wajahaday 2006 ilaa hadana wajahayso markuu buush ciidanka itoobiya u soo diray soomaaliya ma uuna aqoonin loolanka taariikhiga ah iyo cadaawada u dhaxayso 2da dal Qofkaas aaminsan ciidanka itoobiya ee haysto inta badan koonfurta

Ogaansho (@ogaa_nsho) 's Twitter Profile Photo

Sawirkaan waa marinka qaza : sawirku wuxuu gaaka filanyahay kun kalmadood .#GazaGenocide #غزه_تقاوم_وستنتصر_بأذن_الله

Sawirkaan waa marinka qaza : sawirku wuxuu gaaka filanyahay kun kalmadood .#GazaGenocide #غزه_تقاوم_وستنتصر_بأذن_الله
Ogaansho (@ogaa_nsho) 's Twitter Profile Photo

Erdoğan :🟥🟥 " Musiibada ku habsatay dowladaha gobolka waa sirdoonka shisheeyaha in uu meel walba gacanta galiyay dhaqaale amni siyaasad , inta uuna halaagga guud dhicin waa in aan xididida u jarnaa sirdoonka cadowga "

Erdoğan :🟥🟥
" Musiibada ku habsatay dowladaha gobolka waa sirdoonka shisheeyaha in uu meel walba gacanta galiyay dhaqaale amni siyaasad , inta uuna halaagga guud dhicin waa in aan xididida u jarnaa sirdoonka cadowga "
Ogaansho (@ogaa_nsho) 's Twitter Profile Photo

Ted Cruz waa xubin Congress lagu yaqaano in uu yahay saliibi xagjir ah . " waxaan rumaysanahay diin ahaan qofkii israaiil barakeeyo in uu ilaahay barakaynaayo , qofkii lacnadaana uu ilaahay lacnadaayo " Midaas waa caqiidada uu qowmku ku dagaalamaayo