Ministry of Livestock and Fisheries Development SL (@of_livestock) 's Twitter Profile
Ministry of Livestock and Fisheries Development SL

@of_livestock

An efficient, commercially oriented, modernized and advanced livestock and fisheries production industry.

ID: 1303215994702303239

calendar_today08-09-2020 06:24:12

2 Tweet

29 Takipçi

4 Takip Edilen

Ministry of Livestock and Fisheries Development SL (@of_livestock) 's Twitter Profile Photo

Ministry of Livestock and Fisheries Development SL Waaxda cafimaadka xoolaha ee WXX&HK kulan hawleed dardar galin qaybaha ay ka kobantay ah oo ka dhacay xarunta wasaaradda taaso u hogaaminaayey Agaasimaha guud ee WXX&HK ay ka qayb galeen madaxda qaybaha waaxda cafimaadka xoolahu.

<a href="/of_livestock/">Ministry of Livestock and Fisheries Development SL</a>  Waaxda cafimaadka xoolaha ee WXX&amp;HK kulan hawleed dardar galin qaybaha ay ka kobantay ah oo ka dhacay xarunta wasaaradda taaso u hogaaminaayey Agaasimaha guud ee WXX&amp;HK ay ka qayb galeen madaxda qaybaha waaxda cafimaadka xoolahu.
Ministry of Livestock and Fisheries Development SL (@of_livestock) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka WXX&HK JSl ayaa maanta kala wareegay haayada #SaveTheChildren Saddex Gaadhi oo ka hawl gali doona Degmooyinka War-idaad, Ceel-afweyn iyo Caynabo. Waxaa halkaas uga mahadnaqay Wasiirka WXXHK Mud. Siciid Sulub. Gaadiidkaas cusub oo ka hawl gali doona degmooyinkaas.

Wasiirka WXX&amp;HK JSl ayaa maanta kala wareegay haayada #SaveTheChildren Saddex Gaadhi oo ka hawl gali doona Degmooyinka War-idaad, Ceel-afweyn iyo Caynabo. 

Waxaa halkaas uga mahadnaqay Wasiirka WXXHK Mud.  Siciid Sulub.

Gaadiidkaas cusub oo ka hawl gali doona degmooyinkaas.