Mohammed Hussein (@mohamed_husein4) 's Twitter Profile
Mohammed Hussein

@mohamed_husein4

Han iyo HimiLo SareH

ID: 1154288959599579136

calendar_today25-07-2019 07:15:08

62 Tweet

459 Takipçi

639 Takip Edilen

Mohammed Hussein (@mohamed_husein4) 's Twitter Profile Photo

“ Hargeysa waa magaalo Tuulo ah …” Sidaas waxaa yidhi Raysal Wasaaraha Somaliya . Hargeysa oo caasimada Somaliland ah waxaa ku nool dad lagu qiyaasay 2 Milyan. Doorashadii ugu danbeysay-na waxaa ka codeeyey dad ku dhaw 1 Milyan oo qof .

“ Hargeysa waa magaalo Tuulo ah …” Sidaas waxaa yidhi Raysal Wasaaraha Somaliya .

Hargeysa oo caasimada Somaliland ah waxaa ku nool dad lagu qiyaasay 2 Milyan. Doorashadii ugu danbeysay-na waxaa ka codeeyey dad ku dhaw 1 Milyan oo qof .
Madaxtooyada JSL (@madaxtooyadajsl) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo dhaqangaliyey xeerar muhiim u ah Dalka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 09/03/2024 uu soo saaray wareegtooyin Madaxweyne oo uu ku dhaqan-gelinaayo laba xeer oo kala

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo dhaqangaliyey xeerar  muhiim u ah Dalka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 09/03/2024 uu soo saaray wareegtooyin Madaxweyne oo uu ku dhaqan-gelinaayo laba xeer oo kala
Faysal Ali Warabe (@faisalaliwarabe) 's Twitter Profile Photo

Alxamdulilah u Gu dambayn Ila meerayso so Afjarntay. Hadda Ku rabay Rugmashada SL. SL way jiiraysa Insha Allah, kii rabay doorasho diyaargarow. Ilaahay ha Xafid Qaranka SL. Iyo shacbigisaba.

Alxamdulilah u Gu dambayn Ila meerayso so Afjarntay. Hadda Ku rabay  Rugmashada SL. SL way jiiraysa Insha Allah, kii rabay doorasho diyaargarow. 
Ilaahay ha Xafid Qaranka SL. Iyo shacbigisaba.
Villa Somalia (@thevillasomalia) 's Twitter Profile Photo

Madaxweynaha JFS mudane Hassan Sheikh Mohamud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta qabyo-tirka cutubyada 4-ta ah ee Dastuurka Federaalka Soomaaliya oo ay ka soo shaqeeyeen Labada Guddi ee dib u eegsita Dastuurka.

Madaxweynaha JFS mudane  <a href="/HassanSMohamud/">Hassan Sheikh Mohamud</a> ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta qabyo-tirka cutubyada 4-ta ah ee Dastuurka Federaalka Soomaaliya oo ay ka soo shaqeeyeen Labada Guddi ee dib u eegsita Dastuurka.
Somaliland National Electoral Commission (SLNEC) (@slnechq) 's Twitter Profile Photo

Somaliland NEC 🗳️ announces schedule for Combined Presidential and Political Parties Elections on November 13, 2024. A crucial step towards democracy and transparency. #Somaliland #Elections2024.

Somaliland NEC 🗳️ announces schedule for Combined Presidential and Political Parties Elections on November 13, 2024. A crucial step towards democracy and transparency. #Somaliland #Elections2024.
Muse Bihi Abdi (@musebiihi) 's Twitter Profile Photo

Waxa aan maanta Kulan muhiim ah la qaatay qaarka mid ah Odayaasha, Waxgaradka, Aqoonyahanka iyo Masuuliyiinta gobollada Awdal iyo Salaal. Waxa aannu isla meeldhignay in laga wada shaqeeyo danta guud iyo difaaca Qarankeenna Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxa aan maanta Kulan muhiim ah la qaatay qaarka mid ah Odayaasha, Waxgaradka, Aqoonyahanka iyo Masuuliyiinta gobollada Awdal iyo Salaal.

Waxa aannu isla meeldhignay in laga wada shaqeeyo danta guud iyo difaaca Qarankeenna Jamhuuriyadda Somaliland.
Mohammed Hussein (@mohamed_husein4) 's Twitter Profile Photo

Meet Barbaar TV at Toronto's Somali Book fair, resources for Somali culture and language for young families include the first Somali app with original cartoons of old and new Somali nursery songs, folk tales and more. Check us out at Hiddo Centre's Toronto Somali Weektirin

Meet Barbaar TV at Toronto's Somali Book fair, resources for Somali culture and language for young families include the first Somali app with original cartoons of old and new Somali nursery songs, folk tales and more.

Check us out at Hiddo Centre's Toronto Somali Weektirin
Hassan Ali Khaire (@hassanakhaire) 's Twitter Profile Photo

Waxaan qoyskiisa, qaraabadiisa, iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh ee haleeshay Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Madaxweyne Siilaanyo waxa uu kaalin ka qaatay

Waxaan qoyskiisa, qaraabadiisa, iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa geerida naxdinta leh ee haleeshay Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Madaxweyne Siilaanyo waxa uu kaalin ka qaatay
Türkiye in Somalia (@tc_mogadisube) 's Twitter Profile Photo

Waxaan hambalyo diirran u diraynaa Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro guushiisa doorashada ee Somaliland. Hab-maamuuska nabdoon ee doorashadu ku qabsoontay wuxuu muujinayaa sida shacabka Soomaaliyeed uga go'an tahay dhaqan-gelinta mabaadi'da dimuqraadiyadda. Waxaan

Ministry of Labour, Social Affairs & Family (@slmolsaf) 's Twitter Profile Photo

Youth in Somaliland are engaged in a dynamic advocacy workshop, critically discussed strategies for effective climate change adaptation. Their active participation underscores the vital role young people play in shaping a sustainable future for all.

Youth in Somaliland are engaged in a dynamic advocacy workshop, critically discussed strategies for effective climate change adaptation. Their active participation underscores the vital role young people play in shaping a sustainable future for all.
Daily Euro Times (@dailyeurotimes) 's Twitter Profile Photo

The President of the Republic of Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro Outlines UAE-Backed Vision At the 2025 World Governments Summit, President Abdirahman Mohamed Abdullahi unveiled plans to boost Somaliland’s economic ties with the UAE. Follow the details in the thread.

The President of the Republic of Somaliland, <a href="/Abdirahmanirro/">Cabdiraxmaan Cirro</a> Outlines UAE-Backed Vision

At the 2025 <a href="/WorldGovSummit/">World Governments Summit</a>, President Abdirahman Mohamed Abdullahi unveiled plans to boost Somaliland’s economic ties with the UAE. Follow the details in the thread.