Ali Dhaanto
@alidhaanto
facebook.com/alibeshiralidh…
youtube.com/channel/UCCwy3…
ID: 3308591398
http://www.Alidhaanto.com 04-06-2015 18:28:41
1,1K Tweet
400 Takipçi
308 Takip Edilen
marwalba waxaa wax badala waa wakhtiga kol dhow insha allaah waxaa iman doonta in ay ku dhiiradaan bulshada somaliyeed in ay argagixisada toos ula dagalaan oo ay si gabasha la aan ah ay u nacaan . mahadsanid mudane madaxwayne Hassan Sheikh Mohamud iyo @RWHamse
Ninka idaha sii dhawrayoow dhaqasho waa geel ayuu yidhi #abwankii #somaliyeed @Mustafe M. Omer Hamza Abdi Barre
Mahaalada #Qabridahare oo aad uquruxbadan ayaan galabta ka shaahinay ilaahayoow usiuaadi nabada ragaa hal magacyadooda yaad ka taqaana?@AbdinurMAhmed Abdi Dhaanto Mubashir D Raage