@Ali Ahmed (@aliahme98506205) 's Twitter Profile
@Ali Ahmed

@aliahme98506205

Reader | Social worker|rad technologist|
health worker|
BSc of Medical Radiologic Technologist.
B.A. of EDPM
MSc PH.
#Somalia🇸🇴🇸🇴

ID: 1106536625293664256

calendar_today15-03-2019 12:44:24

564 Tweet

394 Takipçi

590 Takip Edilen

@Ali Ahmed (@aliahme98506205) 's Twitter Profile Photo

Jaamacadda Ummaada Soomaaliyeed faraceeda PL ee magaalada Badhan, Sanaag 🩶 Dhismayaal qurxoon iyo degaan aad u degan kuna habboon dhigista iyo waxdhigashada bay isku darsatay. 📸Bulshaawi

Jaamacadda Ummaada Soomaaliyeed faraceeda PL ee magaalada Badhan, Sanaag 🩶
Dhismayaal qurxoon iyo degaan aad u degan kuna habboon dhigista iyo waxdhigashada bay isku darsatay.
📸Bulshaawi
Tusmo Somali (@tusmo_somali) 's Twitter Profile Photo

Maternity ward in Las'anod General hospital were #Somaliland forces bombed. I can only imagine the fear and sadness they felt in those final moments, knowing that their lives were coming to an end. #Lasanod

Maternity ward in Las'anod General hospital were #Somaliland forces bombed. 
I can only imagine the fear and sadness they felt in those final moments, knowing that their lives were coming to an end. #Lasanod
@Ali Ahmed (@aliahme98506205) 's Twitter Profile Photo

This a Borama, Awdal, Somalia🇸🇴 30 sannadood baa la cabudhinayay maanta waxa la jooga wakhtigii ay is xorayn lahaayeen. Guul baan u rajayn reer Awdal.

@Ali Ahmed (@aliahme98506205) 's Twitter Profile Photo

Somaliland police have shot this young man today in Borama,Awdal. They also injured and tortured more and more. #AwdalRevolution

Somaliland police have shot this young man today in Borama,Awdal. They also injured and tortured more and more.
#AwdalRevolution
@Ali Ahmed (@aliahme98506205) 's Twitter Profile Photo

Waa markii iigu horreysay ee aan Beledweyne joogo iyada oo ay magaalada dhan biyo hafiyeen(Biya-baxo), maanta waxay ahayd maalintii labaad ee #webi shabeelle soo fataho. Waxaa guryahoodii ka baxay kumanyaal qoys, waxaan arkay guryo dumay. Ilaaah ha badbaadiyo reer Beledweyne

@Ali Ahmed (@aliahme98506205) 's Twitter Profile Photo

Historic pictures. Madaxweyne Deni waa horseedka dimuqraadiyadda Soomaaliya. Wax badan oo lagu diiddan yahay waa jiraan laakiin arrinta doorashada 1q1c lama xaqiri karo.

Historic pictures.
Madaxweyne Deni waa horseedka dimuqraadiyadda Soomaaliya. Wax badan oo lagu diiddan yahay waa jiraan laakiin arrinta doorashada 1q1c lama xaqiri karo.