Abdikarim Hussein Guled (@ahguled) 's Twitter Profile
Abdikarim Hussein Guled

@ahguled

Special Presidential Envoy for Somaliland, former president of Galmudug State of Somalia, former minister of Interior and National Security.

ID: 3208314838

linkhttps://www.facebook.com/AHGuled calendar_today26-04-2015 15:33:09

1,1K Tweet

35,35K Takipçi

76 Takip Edilen

Abdikarim Hussein Guled (@ahguled) 's Twitter Profile Photo

Alaha u naxariisto marxuum Suldaan Abdiqadir S Maxamed (Lugadheere) oo caawa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Marxuum Suldaan Lugadheere oo mudo dheer ahaa madaxweyne ku xigeenka dowlad gobaleedka Jubaland, waxuu ahaa oday Soomaaliyeed iyo siyaasi ruugcadaa ah.

Hambalyo dhamaan umadda Soomaaliyeed munaabadda 65 guurada maalin xoriyadda iyo midnimadaa ee 1da Luulyo. 65 sano ka dib in Qarankeenu uu yaalo heerka maanta uu jooggo, Midnimadii maalimtaa la yagleelayna ay maanta qilqiil ku jirto runtii waa ayaandaro iyo wax nagu ceeb ah.

Hambalyo dhamaan umadda Soomaaliyeed munaabadda 65 guurada maalin xoriyadda iyo midnimadaa ee 1da Luulyo.
65 sano ka dib in Qarankeenu uu yaalo heerka maanta uu jooggo,

Midnimadii maalimtaa la yagleelayna ay maanta qilqiil ku jirto runtii waa ayaandaro iyo wax nagu ceeb ah.
Abdikarim Hussein Guled (@ahguled) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo halgame Abdulahi Ise oo xoriyadda aan maanta harsaneyno hogaan u ahaa. Asaga iyo halgamayaashii kale ee SYL waxay dadaalba ku bixiyeen sidii madaxbanaani loo gaari lahaa, dalka loo mideyn lahaa iyo sidii dowlad casri ah oo dimuquraadi ay dhidibada ugu aasi lahaayren.

Hambalyo halgame Abdulahi Ise oo xoriyadda aan maanta harsaneyno hogaan u ahaa.

Asaga iyo halgamayaashii kale ee SYL waxay dadaalba ku bixiyeen sidii madaxbanaani loo gaari lahaa, dalka loo mideyn lahaa iyo sidii dowlad casri ah oo dimuquraadi ay dhidibada ugu aasi lahaayren.
Abdikarim Hussein Guled (@ahguled) 's Twitter Profile Photo

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa wiilkeyga Hussein Abdikarim Hussein iyo gabadheyda Alia Abdikarim Hussein oo shahaadada darajada 1aad ka kala qaatay TED University iyo Ankara yıldırım Beyazit University ee dalka Turkiga. Waxaan u rajeynayaa guul iyo mustaqbal wacan.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa wiilkeyga Hussein Abdikarim Hussein iyo gabadheyda Alia Abdikarim Hussein oo shahaadada darajada 1aad ka kala qaatay TED University iyo Ankara yıldırım Beyazit University ee dalka Turkiga. 

Waxaan u rajeynayaa guul iyo mustaqbal wacan.
Abdikarim Hussein Guled (@ahguled) 's Twitter Profile Photo

Waxaan xanuunka la wadaagayaa dadkii hantidooda ku waayey dabkii xalay ka dhacay Suuq Bacaad Waa wax laga xumaadoah una baahan in xal waaro loo helo, aafada dab ee ku soo noqnoqday Suuqyada Soomaaliyeed, kuwaas oo khasaar weyn u geysta dhaqaalaha dalka ee awalba iska liicayey.

Waxaan xanuunka la wadaagayaa dadkii hantidooda ku waayey dabkii xalay ka dhacay Suuq Bacaad

Waa wax laga xumaadoah  una baahan in xal waaro loo helo, aafada dab ee ku soo noqnoqday Suuqyada Soomaaliyeed, kuwaas oo khasaar weyn u geysta dhaqaalaha dalka ee awalba iska liicayey.
Abdikarim Hussein Guled (@ahguled) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo maalinta dhalinyarada Aduunka oo ku beegan maanta. Umad kasta dhalinyaradeeda ayaa u kacda oo isbadal keenta, dhalinteena waxaa laga doonayaa in ay dalkooda u kacaan oo isbadal ka sameeyaan xaaladda fadhiidnimada ah ee ragaadiyey dowlad dhiskeena mudadii 25 sano aheyd

Hambalyo maalinta dhalinyarada Aduunka oo ku beegan maanta.

Umad kasta dhalinyaradeeda ayaa u kacda oo isbadal keenta, dhalinteena waxaa laga doonayaa in ay dalkooda u kacaan oo isbadal ka sameeyaan xaaladda fadhiidnimada ah ee ragaadiyey dowlad dhiskeena mudadii 25 sano aheyd
Abdikarim Hussein Guled (@ahguled) 's Twitter Profile Photo

Hambalyo munaasabada 14 guurada aasaaskii dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Galmudug oo maanta ku beegan. Waxaan Maalmulka iyo Shacabka reer Galmudug meel kasta oo ay joogaanba la qeybsanayaa farxadda iyo reyraynta munaasabaddaan qaaliga ee ku aadan curashada maamulkeena.

Waa wax aad looga xumaado weerarada soo noqnoqday ee ay dowladdu kula kaceyso dadweynaha barakacayaalka ah ee dagay xarumaha dowladda. Dowlad ku takrifasha awoodda waa midda ina dhaxalsiiyay burburka, barakaca iyo colaadda aan damin ee maanta dalkeena iyo dadkeena mudo 35 sano

Abdikarim Hussein Guled (@ahguled) 's Twitter Profile Photo

Today's declaration repeals controversial constitutional changes, restoring the government system. A comprehensive political agreement is still needed for elections, involving all stakeholders, including Puntland, Jubaland and other politician.

Today's declaration repeals controversial constitutional changes, restoring the government system.

A comprehensive political agreement is still needed for elections, involving all stakeholders, including Puntland, Jubaland and other politician.
Abdikarim Hussein Guled (@ahguled) 's Twitter Profile Photo

ندين ونشجب بشدة الهجوم الاسرائيلي علي دولة قطر الشقيق، ونحن اذ نشحب وهذا الهجوم نعتبره بانه خرقا للقانون الدولي وعلي سيادة الدولة قطر واستقلالها، كما انه يشكل تهديدا خطيرا علي الأمن والسلم الدوليين.

Waa cambaareynayaa tacadiyada iyo gadoobfaladda had iyo jeer ay ciidamada dowladda ku sameynayaan dadka soomaaliyeed ee diidan in laga barakiciyo lagana boobo deegaanadooda. Kani waa oday Soomaaliyeed oo 90 jir ah oo si foolxun loo garaacayo, waana arin aan la aqbali karin.

Abdikarim Hussein Guled (@ahguled) 's Twitter Profile Photo

Waxaan cambaareynaa xariga sharci darida ah ee ay caawa ciidamada dowladdu u geysteen masuuliinta iyo odayaalka kala ah: 1. Ex wasiir Cumar Cali Rooble 2. Xaaji Cali xaaji Iimaan 3. Ganacsade Buraale Falkaas waa fal ka fog dowladnimada, xoriyadda iyo xuquuqda muwaadinka.

Waxaan cambaareynaa xariga sharci darida ah ee ay caawa ciidamada dowladdu u geysteen masuuliinta iyo odayaalka kala ah:
  1. Ex wasiir Cumar Cali Rooble
  2. Xaaji Cali xaaji Iimaan
  3. Ganacsade Buraale
Falkaas waa fal ka fog dowladnimada, xoriyadda iyo xuquuqda muwaadinka.
Abdikarim Hussein Guled (@ahguled) 's Twitter Profile Photo

I strongly condemn the terrorist attack on the Jilacow Prison in Mogadishu. This act aims to disrupt the peace & stability we've worked so hard for. We must stand together against terror. We call the government & security forces to remain vigilant against enemy's cells among us.

Abdikarim Hussein Guled (@ahguled) 's Twitter Profile Photo

Africa mourns the loss of a great elder, Raila Odinga. A true veteran and pillar of Kenyan politics, his unwavering belief in democracy & unity leaves an indelible mark. His brave voice will be missed across the continent. Our thoughts are with Kenyan People.

Waxaa wax aad looga xumaado ah dagaalada iyo falalka foolxumida leh ee ku soo noqnoqday degmada iyo deegaanada Wanlaweyn. Waa wax Islaanimada, Aadaminimada iyo Soomaalinimada intaba ka fog in qof nool la gubo oo dab lagu daaro. Waxaana ku baaqayaa in deg deg loo joojiyo.

Abdikarim Hussein Guled (@ahguled) 's Twitter Profile Photo

Waxaa noo soo idlaaday wadatashiyo iyo kulamo siyaasaddeed oo muddo usoo socday madaxda ururro, xisbiyo iyo madallo siyaasaddeed oo dalka iyo dadka Soomaaliyeed xilliyo iyo xilal kala duwan ugu soo shaqeeyay. Waxayna isla garteen in ay dhistaan hal xisbi siyaasadeed oo weyn.

Waxaan xalay magaalada Nairobi kaga qeybgalay munaasabadda Baalfurka buugga " Baadigoobkii Nabadda Geeska". Kaas oo uu qoray Amb Mohamed Abdi Afey. Amb. Afey waa masuul qeyb weyn ka soo qaatay dib u heshiisiinta iyo dowlad dhiska Soomaliya muddadii 25ka aheyd,

Waxaan xalay magaalada Nairobi kaga qeybgalay munaasabadda Baalfurka buugga " Baadigoobkii Nabadda Geeska". Kaas oo uu qoray Amb Mohamed Abdi Afey.  

Amb. Afey waa masuul qeyb weyn ka soo qaatay dib u heshiisiinta iyo dowlad dhiska Soomaliya muddadii 25ka aheyd,
Abdikarim Hussein Guled (@ahguled) 's Twitter Profile Photo

Midnimada iyo madaxbanaanida dhuleed iyo dadeed ee Soomaaliya waa arin aan laga gorgortami karin, waana in dhamaanteen muxaafid iyo mucaarad aan meel iga soo wada jeesana difaaca Qarinimada.

Midnimada iyo madaxbanaanida dhuleed iyo dadeed ee Soomaaliya waa arin aan laga gorgortami karin, waana in dhamaanteen muxaafid iyo mucaarad aan meel iga soo wada jeesana difaaca Qarinimada.