Dr. Ali Yassin Sheikh Ali
@aliyassinsheikh
Official Twitter Account of the Deputy Governor of the Central Bank of #Somalia -@CentralBankSo. Retweets do not imply endorsement.
ID: 807145068008046592
09-12-2016 08:49:15
48 Tweet
2,2K Followers
10 Following
After months of arduous work, we successfully inaugurated Central Bank of Somalia first state branch in #Galmudug. This significant achievement will further contribute to fiscal federalism at large and the bank services at the regional level.
Waxaan kalmad ku saabsan wada shaqaynta huffan iyo iskaashiga ka dhaxeeya Central Bank of Somalia iyo bunuugta gaarka Loo leeyahay ka jeediyay habeenka is-dhexgalka uuna soo agaasimay Ururka Bankiyadda Soomaaliyeed (SBA) ayna isugu yimaadeen dhamaan bahda maaliyadda ee wadanka. Bankiga
1/3 The President of Hirshabelle State of Somalia, H.E. Ali Abdullahi Hussein (Ali Guudlaawe) Ali Gudlawe Hussein, and the Deputy Governor of the Central Bank of Somalia, Dr. Ali Yassin Sheikh Ali @AliYassinSheik, jointly inaugurated the CBS branch in Jowhar.
Caawa waxaa guul taarikhi ah usoo hoyatay Soomaaliya kadib markii dowladda ay si buuxda ugu guleysatay dhamaystirka barnaamijka deyn-cafinta. Bankiga Dhexe ee Soomaaliya (Central Bank of Somalia) ayaa ka mid ah hay’adaha sida dhow uga shaqeeyay in si dhaba looga mira-dhaliya
Halkaan ka akhriso maqaal faahfaahsan oo aan ka qoray deyn-cafinta Soomaaliya iyo waxay ay waddanka uga dhigantahay. Jowhar.com jowhar.com/deyn-cafinta-s…