Cali Yare Cali (@aliyareali) 's Twitter Profile
Cali Yare Cali

@aliyareali

FRM Deputy Mayor of Mogadishu and Cheif of Security and Political affairs | Fmr. Advisor to the Presidency & office SomaliaPM

ID: 3460910247

calendar_today27-08-2015 19:55:29

258 Tweet

34,34K Takipçi

25 Takip Edilen

Cali Yare Cali (@aliyareali) 's Twitter Profile Photo

Tan waa dowlad bulshadii ka yaabisay!! Kaaga darane wuuba soo qortay — oo toloow hadaanu soo qoranna qayaas muxuu noo sheegi lahaa?

Cali Yare Cali (@aliyareali) 's Twitter Profile Photo

BOMBSHELL!! Goorma ayaa madaxda dalka iyo garsoorka qaranku ku dhiirran doonaan billaabidda iyo maxkamadeeynta gacan-ku-dhiiglayaashii qashay sarkaalad Ikran Tahliil? Iyada oo la tixraacayo saddexda jiho oo sida saxda ah looga billaabi karo baaritaanka kuwaas oo kala ah: [1]

BOMBSHELL!!

Goorma ayaa madaxda dalka iyo garsoorka qaranku ku dhiirran doonaan billaabidda iyo maxkamadeeynta gacan-ku-dhiiglayaashii  qashay sarkaalad Ikran Tahliil?

Iyada oo la tixraacayo saddexda jiho oo sida saxda ah looga billaabi karo baaritaanka kuwaas oo kala ah:

[1]
Cali Yare Cali (@aliyareali) 's Twitter Profile Photo

Walaalaheen reer Waqooyi waa in ay doodda xamilaan runtana ku qancaan. [1] Waa marqaati-madoonto in walaalaheen Reer Waqooyi ay si walaalnimo iyo sharaf leh ay calanka iyo midnimadaba u keenaan Koonfur. [2] Waa xaqiiqo in laga abaal dhacay oo si gunnimo leh loola dhaqmay halkii

Cali Yare Cali (@aliyareali) 's Twitter Profile Photo

Aniga oo aan DIFAACEEYN gefka uu wasiirka Garoowe ka hadlay galay, su'aalahaan jawaabo ma loo heli karaa? [1] Madaxweynaha Somalia ayaa meel fagaare ah ka yiri "Farmaajo waxba kama duwana nin ilmo ka dhalaya xaas ay kala tageen (Yaa arkay meel madaxweynuhu gefkaas foosha xun

Aniga oo aan DIFAACEEYN gefka uu wasiirka Garoowe ka hadlay galay, su'aalahaan jawaabo ma loo heli karaa?

[1] Madaxweynaha Somalia ayaa meel fagaare ah ka yiri "Farmaajo waxba kama duwana nin ilmo ka dhalaya xaas ay kala tageen (Yaa arkay meel madaxweynuhu gefkaas foosha xun
Cali Yare Cali (@aliyareali) 's Twitter Profile Photo

Haddii ay sidaas tahay Mudane Madaxweyne waxaad noo sameeysaa qodobadaan hoos ku qoran: [1] Caddaalad noo sameey (Waxaan kala jeedaa Cali Gaafka kugu hareereeysan, Ciise Muusaha Berbera dega, Ciise Maxamuud-ka aan ariga Garoowe agtiisa laga marin, Macalin Dhiblaawaha ay

Cali Yare Cali (@aliyareali) 's Twitter Profile Photo

Basaas Beesheeyda [Habargidir] ah iyo mid beesha Raxanweyn ah ayaa balaayadaan isku dhigay xalay. - Kan Raxanweyn Erdogan ayuu u warramaa! - Kan reerkeeyguna Said Danni oo Imaaraatka u warrama ayuu u sii warramaa —Kiro guri, kullannada uu qabto oo laga bixiyo iyo kis yaroo

Basaas Beesheeyda [Habargidir] ah iyo mid beesha Raxanweyn ah ayaa balaayadaan isku dhigay xalay. 

- Kan Raxanweyn Erdogan ayuu u warramaa!
- Kan reerkeeyguna Said Danni oo Imaaraatka u warrama ayuu u sii warramaa —Kiro guri, kullannada uu qabto oo laga bixiyo iyo kis yaroo
Cali Yare Cali (@aliyareali) 's Twitter Profile Photo

SADDEX SANO IYO LABO BILOOD KADIB MAXAAN NATIIJO-DAGAAL AH OO AAN CAAWA HEYNAA? • 3,700 oo ciidanka qalabka ah ayaa naga shaiiday. • 2054 Macawisleey ah iyaguna waa shahiideen • Gaadiid dagaal oo 171 ah waa la qabsaday • 92 gaadiid dagaal ah waa la gubay. • 32 aag oo

SADDEX SANO IYO LABO BILOOD KADIB MAXAAN NATIIJO-DAGAAL AH OO AAN CAAWA HEYNAA?

• 3,700 oo ciidanka qalabka ah ayaa naga shaiiday.
• 2054 Macawisleey ah iyaguna waa shahiideen
•  Gaadiid dagaal oo 171 ah waa la qabsaday
• 92 gaadiid dagaal ah waa la gubay.

• 32 aag oo
Cali Yare Cali (@aliyareali) 's Twitter Profile Photo

SADDEX SANO IYO LABO BILOOD KADIB MAXAAN NATIIJO-DAGAAL AH OO AAN CAAWA HEYNAA? • 3,700 oo ciidanka qalabka ah ayaa naga shaiiday. • 2054 Macawisleey ah iyaguna waa shahiideen • 9607 Dhaawaca ciidanka iyo Macawisleey ah • Gaadiid dagaal oo 171 ah waa la qabsaday • 92

SADDEX SANO IYO LABO BILOOD KADIB MAXAAN NATIIJO-DAGAAL AH OO AAN CAAWA HEYNAA?

• 3,700 oo ciidanka qalabka ah ayaa naga shaiiday.
• 2054 Macawisleey ah iyaguna waa shahiideen
• 9607 Dhaawaca ciidanka iyo Macawisleey ah
•  Gaadiid dagaal oo 171 ah waa la qabsaday
• 92
Cali Yare Cali (@aliyareali) 's Twitter Profile Photo

Maalin Jimco ah, 3-dii Juun 2022, Madaxweynaha dowladda federaalka MD. Xasan Shiikh Maxamuud ku dhawaaqay inuu dagaal ku qaadayo eeyaha Naarta, maalinka madaxweynuhu uu dagaalka ku dhawaaqayo dagaalku dhanka Matabaan iyo Maxaas u dhexeeysa ayuu ka socdaa waxaana wada beesha

1. Ninkii ay shalay mujimka u aqoonsanaayeen miyaa maanta mu'min noqday? 2. Maadaama ay shalay danbiile u yaqaaneen maanta oo ay dalkii, amnigii iyo garsoorkii iyagu xukumaan yaa arkay meel ay uga laabteen eedeeyntoodii cusleyd ee shalay ku wajahneed Janan? 3. Ma nin danbiile

Cali Yare Cali (@aliyareali) 's Twitter Profile Photo

Magaciisu wuxuu ahaa Abuukar Muxudiin Axmed, Da’da: 31 sano jir, wuxuuna ku magacownaa Madaxa Laanta Warqabadka, Agaasinka Sirdoonka Caasimadda (NISA) • wuxuu si buuxda ugu biirin hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) sanadkii 2018. Abuukar wuxuu soo noqday

Magaciisu wuxuu ahaa Abuukar Muxudiin Axmed, Da’da: 31 sano jir, wuxuuna ku magacownaa Madaxa Laanta Warqabadka, Agaasinka Sirdoonka Caasimadda (NISA)
• wuxuu si buuxda ugu biirin hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) sanadkii 2018. 

Abuukar wuxuu soo noqday
Cali Yare Cali (@aliyareali) 's Twitter Profile Photo

QORAAL QAANGAARKA KALI AH QUSEEYA: Aniga garashadeyda wuxuu ii sheegayaa in Toban [10] nooc mucaarad ay dalkeenna ka jiraan markii gooni-u-goosadka laga reebo. 1. Mucaarad Hawiye ku badan oo aad u culus oo kursiga madaxweyne-nimo ku heysta madaxweynaha hadda talada haya oo ay

QORAAL QAANGAARKA KALI AH QUSEEYA:

Aniga garashadeyda wuxuu ii sheegayaa in Toban [10] nooc mucaarad ay dalkeenna ka jiraan markii gooni-u-goosadka laga reebo.

1. Mucaarad Hawiye ku badan oo aad u culus oo kursiga madaxweyne-nimo ku heysta madaxweynaha hadda talada haya oo ay