Ali Dhaanto (@alidhaanto) 's Twitter Profile
Ali Dhaanto

@alidhaanto

facebook.com/alibeshiralidh…
youtube.com/channel/UCCwy3…

ID: 3308591398

linkhttp://www.Alidhaanto.com calendar_today04-06-2015 18:28:41

1,1K Tweet

400 Followers

308 Following

Ali Dhaanto (@alidhaanto) 's Twitter Profile Photo

📷 Maalin Walba Waxbaa Kugu So Kor dhaaya Ee ma la socotaa ?? instagram.com/p/CPIzKjgHNe5/… tmblr.co/ZeMFChaBgIPl8q…

Ali Dhaanto (@alidhaanto) 's Twitter Profile Photo

Maalin Wanaagsan #Ciid Wanaagsan Baana Idiin Soo Hor marin Hayaa #Kolkana Waxan Jirnaa #10 Sano Aniga iyo Xajiyadaydu Mashaa Allaah instagram.com/p/CRdqBPzH2vt/…

Ali Dhaanto (@alidhaanto) 's Twitter Profile Photo

Waxaan ka tacsiyeynayaa geerida ku timid Allah u Naxariistee Xaawo Cabdi Samatar, marwadii koowaad ee dalka iyo xaaska Madaxweynihii hore ee Somaliya, #Madaxwayne #Cabdulaahi #Yuusuf geerida ku timid marwadIi koowaad ee dalka. Waxaana u rajeynaya In ilaahay Janada Ka Waraabiiyo

Waxaan ka tacsiyeynayaa geerida ku timid Allah u Naxariistee Xaawo Cabdi Samatar, marwadii koowaad ee dalka iyo xaaska Madaxweynihii hore ee Somaliya, #Madaxwayne #Cabdulaahi #Yuusuf  geerida ku timid marwadIi koowaad ee dalka. 
Waxaana u rajeynaya In ilaahay Janada Ka Waraabiiyo
Ali Dhaanto (@alidhaanto) 's Twitter Profile Photo

Nin ilaah banwayn siiyay iyo wali butaacaaya Balse beerashada diidan oo Baahan baan ahaye Sideen baadiyaha uga dhigaaa balad hilaacaaya? Sideen buundo wayne uga dhisaa laago buda wayleh ? Bal waa su aale jawabteeda keena.

Nin ilaah banwayn siiyay iyo 
wali butaacaaya 
Balse beerashada diidan oo 
Baahan baan ahaye  
Sideen baadiyaha uga dhigaaa balad hilaacaaya?
Sideen buundo wayne uga dhisaa laago buda wayleh ?
Bal waa su aale jawabteeda keena.
Ali Dhaanto (@alidhaanto) 's Twitter Profile Photo

Madaxwayne Waad kumahadsan tahay dadaalka aad wado ee ka dhanka ah argagixisada la hadhay dakkii iyo dadkii iyo diintiiba kol walbana garabkagaan taaganahay

marwalba waxaa wax badala waa wakhtiga kol dhow insha allaah waxaa iman doonta in ay ku dhiiradaan bulshada somaliyeed in ay argagixisada toos ula dagalaan oo ay si gabasha la aan ah ay u nacaan . mahadsanid mudane madaxwayne Hassan Sheikh Mohamud iyo @RWHamse

marwalba waxaa wax badala waa wakhtiga  kol dhow insha allaah waxaa iman doonta in ay ku dhiiradaan bulshada somaliyeed in ay argagixisada toos ula dagalaan oo ay si gabasha la aan ah ay u nacaan .
mahadsanid mudane madaxwayne 
<a href="/HassanSMohamud/">Hassan Sheikh Mohamud</a> iyo @RWHamse
Ali Dhaanto (@alidhaanto) 's Twitter Profile Photo

Mahaalada #Qabridahare oo aad uquruxbadan ayaan galabta ka shaahinay ilaahayoow usiuaadi nabada ragaa hal magacyadooda yaad ka taqaana?@AbdinurMAhmed Abdi Dhaanto Mubashir D Raage

Mahaalada #Qabridahare oo aad uquruxbadan ayaan galabta ka shaahinay ilaahayoow usiuaadi nabada ragaa hal magacyadooda yaad ka taqaana?@AbdinurMAhmed <a href="/Abdidhanto/">Abdi Dhaanto</a> <a href="/raage_d/">Mubashir D Raage</a>
Ali Dhaanto (@alidhaanto) 's Twitter Profile Photo

Halkani waa xafiskayaga magaalada jigjiga kol kol ayan sida dhaqanku ahaa shaaha golaha ku cabnaa waxna iska waydiinaa shaqadaan hayno #Buurgaabo #Abwanshilke #Sadaam #AbwanLiilamaash

Halkani waa xafiskayaga magaalada jigjiga kol kol ayan sida dhaqanku ahaa shaaha golaha ku cabnaa waxna iska waydiinaa shaqadaan hayno #Buurgaabo #Abwanshilke #Sadaam #AbwanLiilamaash