Mr Hassan Sheekh waa madaxweyne aan waxba diidin mar waxaa soo dhaweeyey Wasiirka beeraha mar waxaa soo dhaweeyay wasiir Baabuurta mar waxaa soo dhaweeyey wasiiru Dowle horta Qofku miyuusan Madaxweyne ahayn sidee wax yihiin
Raisal wasaare Hamza wuxuu u muuqda nin meesha looga tegay ee maaha Raisal wasaare Go,aamo qaadan kara waa maxay Madaxweyne Hassan Sheekh maalinkasta waa safar isna waa iska jooga Xil magacaabi maayo cid xil ka qaadi maayo cid soo dhawayn maayo sidee wa u jir
"Heshiiska SL iyo Itoobiya,wuxuu ka khatar badan yahay Alshabaab"Ayuu yiri Wasiir Balcad.
Waa wax laga xumaado xaqiiqdii in halkaa la gaarsiiyo arinka SL oo sidaa loo fogeeyo Ummaddaas.
JQ.
Faysal Roble oo BBC La hadlayay wuxuu Yidhi Somaliland waa sidii Gabadh weyn oo 30 Sano guur raadinaysay oo maalintii dambe la kufsaday oo isla soo taagtay nin baan helayay
hada waxay lee yihiin waana la soo hadal qaaday