Ahmed (@ahmed96952343) 's Twitter Profile
Ahmed

@ahmed96952343

ID: 1567155302495141888

calendar_today06-09-2022 14:20:46

54 Tweet

150 Takipçi

1,1K Takip Edilen

Ahmed (@ahmed96952343) 's Twitter Profile Photo

Hubkaqaadista Soomaalia waa Guul,yay guul u Ahaanlayd #Farmaajo Oo jaaniskan Hela” Balse H Sh-ka Faa iidi maayo’ Maarayn malaha, C.rashiid M. xashi soo sidaas ma aha?

Ahmed (@ahmed96952343) 's Twitter Profile Photo

Waxaan Arki jiray @Ayeeyashii Hore in #tusbax Lahadli jireen Ayaga Oo Luxaaya” Saaka xaalka ka waran? Xaalka Hebalkii maqnaa ka waran? Hada dalka AMEN Haloo Ruxo”

Ahmed (@ahmed96952343) 's Twitter Profile Photo

Dowlada Uk waxay isku dirtaa kala qaysaa Soomaalida” Waa Aqabada Dowlada Soomaaliyed” Talayda Halaburiyo dowlada Uk”

Ahmed (@ahmed96952343) 's Twitter Profile Photo

Duqa war kada umada ku ma Socdo” Ee tilmaanta Xun Ee kuu muuqata iskadaa,Nasiibkii teeramka labaad ku siiyay ha ku jiranin,

Duqa war kada umada ku ma Socdo”
Ee tilmaanta Xun Ee kuu muuqata iskadaa,Nasiibkii teeramka labaad ku siiyay ha ku jiranin,
Ahmed (@ahmed96952343) 's Twitter Profile Photo

Qodobka Khayaamo Qaran” Maa Lagu Soo Oogo Muuse” Hadii Run larabo, Wadankan Garsoorkiisa waa in ladhamaystiraa’ Gudigii madaxbanaanaa Ee xuduudaha #Duqa wuu kala diray’ Hayede”

Ahmed (@ahmed96952343) 's Twitter Profile Photo

Waxaan Rabaa Hadalka #Drs Adna Aadan Hadalkeeda Aan dhagaystay war fiican ayuu Ahaa” Balse #muuse ayay wax ka khaldameen,

Ahmed (@ahmed96952343) 's Twitter Profile Photo

Cunaabataynta Hubka Ee Soomaalia Laga Qaaday, waxay Keentay in Ethiopia Khalkhasho’Arimahana Taas Ayaa ku qasbaysa”Tankale tiimka isku Raranka Sir malaha,Siyaasada dalka#wadhato ayaa laga dhigay”Hunguriga waa macruuf Raadintiisa’

Ahmed (@ahmed96952343) 's Twitter Profile Photo

Daldhan oo Lahayn wasiir Arimadibadeed, Dublamaasiyada Dalka mawaa ka shaqayn #Cali balcad Oo Aan ognahay in uu yahay Qabyaaladiiste” Hadii xshm Labadal ka hari waayo Imaadka iyo Jabuuti’ Wuu ka shalayn doonaa”

Ahmed (@ahmed96952343) 's Twitter Profile Photo

Baloogyada Hargaysa ayaad ka dhamaan waydaye #muusow Badii Barigii Ayaad isku dirtay” Walee Hunguri iyo xukun xun In ayna lahayn horumar shacab iyo mid dowladnimo” Muusow xukun dheeraysiga ceeb waxaan ahayn kama qaadin,

Ahmed (@ahmed96952343) 's Twitter Profile Photo

Madaxwaynaha Soomaalia xasan sh maxamuud”Meel Igaga Qora dowladnimo laga dhaxli maayo’ Sababtana waan soo sheegi doonaa”

Ahmed (@ahmed96952343) 's Twitter Profile Photo

Dowladnimadii waa madaxwayne SXM iyo Gabadhiisii”Jaamac iyo marwadiisii “ Waxaan maqli jirnay muqdusho unukaa leh #Dowladnimadiina unukaa leh”⁦Guul ayaan idiin rajayn iyo shaqo wacan,

Dowladnimadii waa madaxwayne SXM iyo Gabadhiisii”Jaamac iyo marwadiisii “
Waxaan maqli jirnay muqdusho unukaa leh #Dowladnimadiina unukaa leh”⁦Guul ayaan idiin rajayn iyo shaqo wacan,
Ahmed (@ahmed96952343) 's Twitter Profile Photo

Dowlada dhaxe waa in talaabada ugu horaysa ay Noqotaa maamulka Ssc khatumo in ay ciidanka xooga saldhig uga Ababushaa Gaysaana” Wali #Goojacade” #Guuto@Dhaqso

Ahmed (@ahmed96952343) 's Twitter Profile Photo

Waxaan maqlijiray hebal waa sixran yahay,#Emaaraadka_manalagu sixray Than ka Soo socota Emaaraadka ayaa ka daran Tan #Ethiopia’ hussein

Ahmed (@ahmed96952343) 's Twitter Profile Photo

Wasiirada waxaan Aaminsanay in ayna shaqo kulahayn waxaan Ee aytahay howl katimid madaxtoyada- Tiimka lacagta jecel-ee is dulsaarka: shacabka Soomaliyeedow wasiiradu waa tan marwalba Heeganka u Ahayd difaaca dalka,

Wasiirada waxaan Aaminsanay in ayna shaqo kulahayn waxaan Ee aytahay howl katimid madaxtoyada-
Tiimka lacagta jecel-ee is dulsaarka:
shacabka Soomaliyeedow wasiiradu waa tan marwalba Heeganka u Ahayd difaaca dalka,