Senator Abdisamad Abwaan (@abdisamedabwan) 's Twitter Profile
Senator Abdisamad Abwaan

@abdisamedabwan

Official Twitter account of Senator Abdisamed Yusuf Mohamed @AqalkaSare | Frm Governor of Bari region | Frm Minister of Commerce and Industry of Puntland.

ID: 1066255770

linkhttp://Www.bosasopress.com calendar_today06-01-2013 17:41:37

22 Tweet

309 Followers

575 Following

Farhan Jimale (@farhanjimale) 's Twitter Profile Photo

BREAKING: Amnesty International says #Somalia's government social media shut down over exam leakages is unjustified. Meanwhile secondary school students have been demonstrating against the decision of the Education Minister who cancelled the national examinations following the exam leakages.

BREAKING: <a href="/amnesty/">Amnesty International</a> says #Somalia's government social media shut down over exam leakages is unjustified. Meanwhile secondary school students have been demonstrating against the decision of the Education Minister who cancelled the national examinations following the exam leakages.
Senator Abdisamad Abwaan (@abdisamedabwan) 's Twitter Profile Photo

Ciid wanaagsan dhamaan muslimiinta gaar ahaan umada soomaaliyeed gaar ahaan reer puntland iyo bulshada gobolka bari waxaan idin leeyahay ku gaara ciidaan ciideeda nabad qab caafmaad iyo baraare, Wishing all Muslims across the world a HAPPY EID MUBARAK. #EidMubarak #EidUlFitr

Ciid wanaagsan dhamaan muslimiinta gaar ahaan umada soomaaliyeed gaar ahaan reer puntland iyo bulshada gobolka bari waxaan idin leeyahay ku gaara ciidaan ciideeda nabad qab caafmaad iyo baraare,

Wishing all Muslims across the world a HAPPY EID MUBARAK. #EidMubarak #EidUlFitr
Senator Abdisamad Abwaan (@abdisamedabwan) 's Twitter Profile Photo

Waxaa ka harsan doorashada madaxweynaha dalka mudo sadex casho ah. Waxaan illaahay weydiisanaynaa inuu na waafajiyo midka dalka iyo dadka khayr u ah, Aamiin

Senator Abdisamad Abwaan (@abdisamedabwan) 's Twitter Profile Photo

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun. Illaahay haw naxariisto marxuumad xaawo cabdi samantar, oo ahayd marwadii kowaad ee dalka, xaaskii madaxweynihii hore ee soomaaliya, madaxweyne cabdullahi yusuf axmed, illaahay haw naxariisto,qoyskeediina samir iyo iimaan allah haka siiyo.

Senator Abdisamad Abwaan (@abdisamedabwan) 's Twitter Profile Photo

Magaalada Dubai caawa waxaa ka dhacay xaflad weyn oo lagu taageeraryey Beeldaajaha cusub ee Beelaha Cali Saleebaan Beeldaaje Maxmaed Ismail.

Senator Abdisamad Abwaan (@abdisamedabwan) 's Twitter Profile Photo

Kulan lagu taageerayo Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Cabdullaahi oo Dubai ka dhacay (Warbixin). horseedmedia.net/2013/01/18/bee…

Senator Abdisamad Abwaan (@abdisamedabwan) 's Twitter Profile Photo

I'm using CallApp - Social Dialer & Caller-ID that identifies a billion unknown callers world-wide. Try it for free! play.google.com/store/apps/det…