Abdinur Geeseey (@abdinurgee21826) 's Twitter Profile
Abdinur Geeseey

@abdinurgee21826

ID: 1654490219293421572

calendar_today05-05-2023 14:17:13

69 Tweet

185 Takipçi

997 Takip Edilen

Abdinur Geeseey (@abdinurgee21826) 's Twitter Profile Photo

ALAAH WAXAN WEYDIISANAYA ACMASHA MALMAHA KHAYRKA BADAN EE,ANKUJIRNO FADLIGOODA ILAAHAY INO NOHAGAJIYO DADKAYAGA SOMALIYEED QULOOBTOODANA RABIYOW MIDEE YARABI AMIIN

Abdinur Geeseey (@abdinurgee21826) 's Twitter Profile Photo

Waxa sharaf ii.ahayd in.an mantay qayb ka.ahaado martial qado ah oo.unosameyey ugaas maxamed ugas xaashi ugaas xirsi waxan isla soqadanay inlahormariyo diganada dadkaygu.kunoolyahay si.iskutashi ah kulankuna wuxu.noguso dhamaday sinabad ah iyo is afgarad

Abdinur Geeseey (@abdinurgee21826) 's Twitter Profile Photo

Asc umatul islaam uduceeya falastiin cidiiwaxtarikartana hatarto aduunyadu,wa.imtixaan Ilahay nagumarido imtixanka aduunka,ogowna qofka.kushaca imtixaanka aduunka ,kan akharana wukudhacayaye akharana wamid,ubaahan sahay ilaahow Nagayeel kuwiilibana aakharo&aduunba aamiin yarabi

Abdinur Geeseey (@abdinurgee21826) 's Twitter Profile Photo

Wadada mantay aynu marayna mahan mid Quruxban sidaas darted waxa,lobahanyahay aqonyanka somaaliyed inay mideyan aqontoda iyo malkoda iyo miskaxdoda si.ay,ubadbadiyan dadkoda biyuhu qaaten iyo dalkoda cidwaliba uhanqal tagayso oobaylahda

Abdinur Geeseey (@abdinurgee21826) 's Twitter Profile Photo

Asc somaliyey midniman macna kulahayn kuna,lahan donaye aynu kashaqayo,midnimadeenii san kuhanan lahayn mida keli.Ah Ee,an meelku garikarna wataas,hala,ogaado taas