Gaas J Keey (@yonisyasin1) 's Twitter Profile
Gaas J Keey

@yonisyasin1

I am the chairman of the Home Africa Organization in Sweden and I am an former advisor to the Swedish Ministry of Foreign Affairs in the Horn of Africa

ID: 1216796260570673155

linkhttps://www.facebook.com/GaasJKeey calendar_today13-01-2020 18:57:01

11,11K Tweet

7,7K Takipçi

3,3K Takip Edilen

Gaas J Keey (@yonisyasin1) 's Twitter Profile Photo

#BREAKING_NEWS VILLA SSC-Khatumo Madaxweynaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Awcali Firdhiye Ayaa Beri Oo Bishu Tahay 14-09-2024 Oo Sabti Ah Dalbay Kulan Aan Caadi ahayn in uu la yeesho Barlamaanka Maamulka SSC-Khaatumo.

#BREAKING_NEWS VILLA SSC-Khatumo 

Madaxweynaha Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Awcali Firdhiye Ayaa Beri Oo Bishu Tahay 14-09-2024 Oo Sabti Ah Dalbay Kulan Aan Caadi ahayn in uu la yeesho Barlamaanka Maamulka SSC-Khaatumo.
Gaas J Keey (@yonisyasin1) 's Twitter Profile Photo

Goordhow warbaahinta waxa lahadlaya Wasiirka Warfaafinta, isgaadhsiinta iyo tiknoolajiyadda Dowladda SSC khaatumo Najiib Barkhadle oo ka warbixinaya soo-saarista shidaalka Hol-hol ee Gobolka Sool.

Allaah Mahad Leh Xilka Markaad Qabataa Laguu Wada Maqsuuday Meelkastaba Laaga Wada Farxay Duniduna Katahay Marag Halyeey Qaran Wasiir Ahmed moalim Fiqi Geesiga Geeska africa 🇸🇴✅👇✍️🫵

Gaas J Keey (@yonisyasin1) 's Twitter Profile Photo

Cadowga Soomaaliyeed Waa Kuwan Meel kale ha ka radin kuwan waxay mudan yihin Dhamantood in jahanaba Loo Diro 👇 Awaay Dadkii Damirka laha ee reer Muqdisho Maxay wax uga Qaban wayeen Yuhudan 👇

Todobo Boos loo doonayo Kastamada Laascaanood (5) iyo Tukaraq (2). Waasarada Ganacsiga , Warshadaha iyo Maalgashiga SSC-Khaatimo.

Todobo Boos loo doonayo Kastamada Laascaanood (5) iyo Tukaraq (2).

Waasarada Ganacsiga , Warshadaha iyo Maalgashiga SSC-Khaatimo.
Gaas J Keey (@yonisyasin1) 's Twitter Profile Photo

Qac Madaxweynaha maamulka SSC-Khaatumo Ayaa Qac kayersiyaay argaagixisada CBBDA Darood Khasatan Kuwa Dhulbahante iyo fiqishini Wuxuna Barayaa Casharada Dowladnimada Iyo Kala Danbeenta Dowladnimo Adkaatay

Gaas J Keey (@yonisyasin1) 's Twitter Profile Photo

Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo waa Muwaadin Soomaalinimo ku weyn tahay sida hadalkiisa ka muuqata oo weliba bisil Siyaasadeed leh. In siyaasi Soomaaliyeed oo maanta jooga way Adag tahay in Hogaamiye State sidaas u hadlo isaga wax badan xaquuq ah Deegaankiisa kaga maqan tahay

Hogaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo  waa Muwaadin Soomaalinimo ku weyn tahay sida hadalkiisa ka muuqata oo weliba bisil Siyaasadeed leh.

In siyaasi Soomaaliyeed oo maanta jooga way Adag tahay in Hogaamiye State sidaas u hadlo isaga wax badan xaquuq ah Deegaankiisa kaga maqan tahay
Gaas J Keey (@yonisyasin1) 's Twitter Profile Photo

Nolosha aan jeclahay mararka qaar in laso tijaabiya waa tan, Muuqaal ka yimid Deeganada hoos tago Buuloburte Gobolka Hiiraan ee Soomaaliya.

Gaas J Keey (@yonisyasin1) 's Twitter Profile Photo

Waxan Ugadigaya Shacabka Soomaaliyeed Ineysan Dhageysan Raga Caynaya Qaba.ilka Soomaaliyeed Kuwooda ugu Sharafta Badan waxan leyahay Umadda Soomaaliyeed Ee isticmasha X twitterka Ineysan ku kadsomin Nimanka Caynaya haweynka Soomaaliyeed ee Sharafta leh Yaan lala doodin Oo laga

#Tarikhda_Soomaalida Beel Weynta Sharafta leh Ee Hawiye Waa Beesha Ugu Sharafta Badan Marka loo Eego Beelaha Soomaaliyeed Waxay beeshan Uga Duwantahay Beelaha Soomaaliyeed Waa waligood Uma Sooracin Shacabka Soomaaliyeed Cadowgoda Amxarada iyo argagixisada Beeshan waa Beesha

#Tarikhda_Soomaalida 

Beel Weynta Sharafta leh Ee Hawiye Waa Beesha Ugu Sharafta Badan Marka loo Eego Beelaha Soomaaliyeed Waxay beeshan Uga Duwantahay Beelaha Soomaaliyeed Waa waligood Uma Sooracin Shacabka Soomaaliyeed Cadowgoda Amxarada iyo argagixisada Beeshan waa Beesha
Gaas J Keey (@yonisyasin1) 's Twitter Profile Photo

Qaar ka mid ah Issimada Dhaqanka SSC-Khaatumo oo uu hogaaminayo Garaad Jaamac Garaad Cali, ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Garowe ee xarunta Gobolka Nugaal Ee Majeerteeniya Issimada ayaa u amba baxay Wejiga 2-aad ee safarka Mahadcelinta, Walaalaha Harti ee dega Deegaanada

Qaar ka mid ah Issimada Dhaqanka SSC-Khaatumo oo uu hogaaminayo Garaad Jaamac Garaad Cali, ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Garowe ee xarunta Gobolka Nugaal Ee Majeerteeniya 

Issimada ayaa u amba baxay Wejiga 2-aad ee safarka Mahadcelinta, Walaalaha Harti ee dega Deegaanada
Gaas J Keey (@yonisyasin1) 's Twitter Profile Photo

Hoggaamiye kuxigeenka Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil Shiine ayaa kulan la qaatay xubno wasiiro ah oo kala ah Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Mudane Cabdiqani Hiirad, Wasiirka Wasaaradda Caafimaad Dr Yuusuf Saleebaan Sancad, Wasiirka Xaannanada Xoolaha Dr

Waxaan Hambalyo iyo boogadin udirayaa Hayada dulista hawada Jamhuriyada fadaralka Soomaaliyeed Talabada Aay manta ku Hakisay Diyaradaha Ka Dagijiray BOOSAASO iyadoo Ilaalinaysa Badqabka Muwaadininta Soomaaliyeed Ee ku safraya Diyaradahaas Magalada BOOSAASO Ayaa waxaa kasocda Qax

Dowladdnimada Ha ina deeqdo Walalayal Soomaalaaay Walahay ineynan Arkeen Dowladda ka danbeysa Xasan iyo Hamsihii lamahadshay Muwaadin Ku tageer Dowladdada Difaca Dalka iyo Dadka Xukumada Dan Qaran Ku tageer Wada jirka umadda Soomaaliyeed dacadnimo Iyo Wax Qabad Ituus Oo