Abdiweli Mohamed Mohamud (@weliyow) 's Twitter Profile
Abdiweli Mohamed Mohamud

@weliyow

Human rights, peace,child Edu. and environmental activist owner and Co-Founder at somali voiceless rights and welfare organizatotion twitter.com/SOVORWA

ID: 360469739

linkhttp://baidoamedia.wordpress.com calendar_today23-08-2011 07:55:30

1,1K Tweet

7,7K Takipçi

6,6K Takip Edilen

UN Climate Change (@unfccc) 's Twitter Profile Photo

What are the most important climate policy documents of this century? Watch to find out! 👇 #climateaction #NDCs #ParisAgreement

Abdiweli Mohamed Mohamud (@weliyow) 's Twitter Profile Photo

FAHAD YAASIIN XAAJI DAAHIR: “Inaan Sheekh noqdo ayaa la ii diyaarinayay, arday badan ayaan kiciyay oo Qur'aanka baray. Waxaan Adeege u noqday Sheekh Boqolsoon” -Qeybta koowaad ee Wareysiga oo ku saabsan Noloshiisii Xernimada iyo Buugga #SooyaalkaSuubanaha

Abdiweli Mohamed Mohamud (@weliyow) 's Twitter Profile Photo

Tagista reysulwasaare xamse ee SSC waxaa loo fasiri karaa xiligan wajiyo badan 1- in SSC oo la soo dhaweysto xiligan kala guurka ah ay yereyneyso dooda beesha uu ku matelo xafiiska 2- is muujin siyaasadeed iyo in aan laga gorgortamin bedelkiisa

Tagista reysulwasaare xamse ee SSC waxaa loo fasiri karaa xiligan wajiyo badan 
1- in SSC oo la soo dhaweysto xiligan kala guurka ah ay yereyneyso dooda beesha uu ku matelo xafiiska 
2- is muujin siyaasadeed iyo in aan laga gorgortamin bedelkiisa
Abdiweli Mohamed Mohamud (@weliyow) 's Twitter Profile Photo

UPDATE: waxaa saaka duleedka magaalada baydhabo #Bay_burjeed ka dhacay dagaal aad u culus saacad qaatey oo u dhaxeeya kooxda AS iyo ciidanka xooga iyo kuwa daraawiishta koonfur galbeed kaasoo laisu adeegsadey hub aad u culus welina faah faahin dheeri ah kama soo bixin

Abdiweli Mohamed Mohamud (@weliyow) 's Twitter Profile Photo

falcelinta dhanka sharciga soomaalida ee shidaalka waxaa iiga walwal badan sida ay soomaalida sadbursiga udiinta ah ay musiibo ugu noqoto sahansi xun igama ahee dabeecada soomaalida ayaa ah dhaqan isu tanaasulida iney xagooda katahay guuldaro kaba siidaran heshiis wadag ah majiro

Abdiweli Mohamed Mohamud (@weliyow) 's Twitter Profile Photo

Xilibaan saadaam daraadaa alaabta riiqdey 😂 magaca xilibaanada intuu sheegey keebaa kuugu darnaa gudoomiyaha wallee maanta qosol iguma harin yaa ii harey kulaha 😂

Ministry of Environment & Climate Change 🇸🇴 (@moecc_somalia) 's Twitter Profile Photo

Today, the Ministry of Environment and Climate Change H.E. Lt. Gen. Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama, joined representatives from the Federal Government of Somalia, AUSSOM, UNSOS, UNCT, and UNTMIS in commemorating World Environment Day 2025 at the Tukul in the UNSOS Compound, Mogadishu. The event was

Today, the Ministry of Environment and Climate Change H.E. Lt. Gen. <a href="/BashirMJ/">Lt. Gen. Bashir Mohamed Jama</a>, joined representatives from the Federal Government of Somalia, AUSSOM, UNSOS, UNCT, and UNTMIS in commemorating World Environment Day 2025 at the Tukul in the UNSOS Compound, Mogadishu.

The event was
Abdiweli Mohamed Mohamud (@weliyow) 's Twitter Profile Photo

waxaan maanta ku kulanney shirweynaha gargaarka soomaali (CHF) prof. Afyare A. Elmi kusoo dhowoow baydhabo aqoonyahan aad aan u xiiseeyo kafaaideysigiisa dhanka cilmi baarista

waxaan maanta ku kulanney shirweynaha gargaarka soomaali (CHF) prof. <a href="/afyare_elmi/">Afyare A. Elmi</a> kusoo dhowoow baydhabo aqoonyahan aad aan u xiiseeyo kafaaideysigiisa dhanka cilmi baarista
SODMA Somalia (@sodma_somalia) 's Twitter Profile Photo

1/6 The Country Humanitarian Forum, organized by the Somali Disaster Management Agency and the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, concluded in #Baidoa, Somalia. #CHF2025 #HumanitarianResponse #LocalizationMatters #InclusiveAid #ResilientCommunities #SWS #SoDMA

1/6 The Country Humanitarian Forum, organized by the Somali Disaster Management Agency and the South West State Ministry of Humanitarian Affairs, concluded in #Baidoa, Somalia.
#CHF2025 #HumanitarianResponse #LocalizationMatters #InclusiveAid #ResilientCommunities #SWS #SoDMA
Abdiweli Mohamed Mohamud (@weliyow) 's Twitter Profile Photo

Madaxweyne xasan towfiiqda allaha kuwaafajiyo dadkii lagaaga digi jirey oo dhan iyo lagaaga digi jirey oodhan hada ayaad aayer u garaneysaa marxalada ambiga wadanka uu kujiro waxay lamid tahay tii 2011 ambaasadoorkana allaha u fududeeyo

Abdiweli Mohamed Mohamud (@weliyow) 's Twitter Profile Photo

Masaajida waxaa lagu jiraa salaatul kusuuf wadooyinka na alle baryi caado ah oo dariiqyada laisugu soo baxo magaalada baydhabo dayax madoobaad ka alle ha inoo dembi dhaafo rabbiyow hanoo caroon

UNTMIS (@untmis_) 's Twitter Profile Photo

𝗣𝗵𝗼𝘁𝗼 𝗼𝗳 𝘁𝗵𝗲 𝗪𝗲𝗲𝗸 📸 – Nature plays a crucial role in human health and well-being, and exposure to natural environments has been linked to numerous physical and mental health benefits, including reduced stress, improved mood and lower risk of chronic diseases,

𝗣𝗵𝗼𝘁𝗼 𝗼𝗳 𝘁𝗵𝗲 𝗪𝗲𝗲𝗸 📸 – Nature plays a crucial role in human health and well-being, and exposure to natural environments has been linked to numerous physical and mental health benefits, including reduced stress, improved mood and lower risk of chronic diseases,