Somaliland Ministry of Transport (@somalilandmotrd) 's Twitter Profile
Somaliland Ministry of Transport

@somalilandmotrd

Somaliland Ministry of Transport and Road Development is a government institution that exists to formulate policies and develop Somaliland's roads N transport.

ID: 978890399258415105

linkhttp://slmotransport.com calendar_today28-03-2018 07:03:52

212 Tweet

5,5K Followers

290 Following

Somaliland Ministry of Transport (@somalilandmotrd) 's Twitter Profile Photo

The Minister of Transport and Roads of Somaliland Hon. Abdirasak Atash accompanied by the Director General of the Ministry Mr. Ahmed Abokor and the General Manager of Roads Development Agency Mr. Mowlid Nuh had a meeting with WFP officials in Somaliland.

Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland oo kaashanaysa Wasarradda Horumarinta Maaliyadda JSL, ayaa shaacisay in Wasaaradda Gaadiidku bilaabayso Adeeg bixinta, liisamada iyo Buugaagta gaadiidka, dadweynaha labada gallinba ay heli karaan shacbigu.

"Waxaa jira dad galinka hore shaqeeya oon haleelayn, waxaa muhiima in labada galinba helaan adeega Wasaaradda gaadiidku bulshada u hayso". Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka JSL Md. Axmed Abokor Maxamed.

Somaliland Ministry of Transport (@somalilandmotrd) 's Twitter Profile Photo

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda JSL Md. Maxamed Cabdi Gurxan, ayaa ka waramaya in Wasaaradda Maaliyada qaybta cashuuraha galinka dambe shaqayn doonta.

Somaliland Ministry of Transport (@somalilandmotrd) 's Twitter Profile Photo

Bulshada reer Somaliland waxaanu Ogaysiinayaa in adeega bixinta Liisamada iyo Buuga Gaadhiga aad labada galinba ka helaysaan Caasimada Hargeysa iyo dhammaan xafiisyada gobollada ee Wasaaradda.

Somaliland Ministry of Transport (@somalilandmotrd) 's Twitter Profile Photo

Madaxwaynaha JSL mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa si rasmiya xadhiga uga jaray Biriijka Dacarbudhuq kaasi oo ay maal galisay Dawladda Emaraatku.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Mud Axmed Abokor Maxamed iyo Agaasimaha Waaxda Gaaddiidka iyo Farsamada Muuse Yuusuf Ibraahim (Hazhim) ayaa saaka kulan la qaatay Guddiyada kala duwan ee Gaadiidlayda u kala baxa gobollada dalka.

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Mudane Cabdirisaaq Ibraahin Maxamed Ataash ayaa Kulan kula qaatay xafiiskiisa Madax ka tirsan Hayadda EUCAP.

*DIYAARINTA SIYAASADA GAADIIDKA QARANKA* Waxa saaka Hoolka shirarka ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Ka qabsoomay kulan lagu diyaarinayay Qabyo Qoraalka Siyaadda Qaran ee Gaadiidka.

*DIYAARINTA SIYAASADA GAADIIDKA QARANKA* 

Waxa saaka Hoolka shirarka ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Ka qabsoomay kulan lagu diyaarinayay Qabyo Qoraalka Siyaadda Qaran ee Gaadiidka.
Somaliland Ministry of Transport (@somalilandmotrd) 's Twitter Profile Photo

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Md. Ahmed Abokor Mohamed oo ay wehelinayaan Agaasimayaasha Waaxaha Gaadiidka iyo Qorshaynta Muuse Yuusuf Ibraahim iyo Cabdilaahi Samadoon ayaa maanta oo Isniin kulan la qaatay ururka Gaadiidlayda dalka.

Xafladda Xil-wareejinta Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka JSL oo si habsami ah uga qabsoontay saaka Hotel Baraar ee magaalada Hargaysa.

"Dalkeena Waxaa Maalin Kasta Safra Ugu Yaraan 30,000 Oo Qof" Kalmaddii Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka JSL Mudane Axmed Abokor Maxamed ee Xafladda Xil-wareejinta Wasiirka.

Somaliland Ministry of Transport (@somalilandmotrd) 's Twitter Profile Photo

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka JSL Mudane Cabdirisaaq Ibraahin Maxamed Faarax ayaa xadhiga ka jaray qalab cusub oo casri ah kaasi oo lagu baran doono wadista Gaadiidka.

Somaliland Ministry of Transport (@somalilandmotrd) 's Twitter Profile Photo

Madadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud Muuse Biixi Cabdi oo dhagax Dhigay Mashruuca dib-u-dhiska Jidka isku xidhaya Burco iyo Berbera, kaas oo laga maalgelinayo sanduuqa horumarinta Somaliland

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jsl Mud C.risaaq Ibraahim Maxamed ayaa saaka qabtay Shirwaynaha Daladda Horseed,iyada oo halkaasi lagu doortay Hogaanka Daladdaasi ee 2da Sano ee soo socda InshaAllaah.

This morning at 5:30 a.m. on the second day, terrorist groups attacked the Somaliland national army station in Lasanod (Burta Sayidka). The Ministry of Interior declared that the terrorist organizations are supported by Puntland administration troops. #Somaliland

Somaliland Ministry of Transport (@somalilandmotrd) 's Twitter Profile Photo

The Ministry of Transport and Road Development has successfully completed the translation of the Driving Manual into the Somali language, and today it has been officially released in two versions: Arabic and English. #Somaliland #Transportation"